Wadahadalada Turkiga Somaliya iyo Somaliland oo laga saaray Guddi toban xubnood ah oo labada dhinac ka kala socda

0
Thursday April 11, 2013 - 19:46:25 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1283
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wadahadalada Turkiga Somaliya iyo Somaliland oo laga saaray Guddi toban xubnood ah oo labada dhinac ka kala socda

    Istanbul(xogreebnews.)= wadahadaladii Somaliya iyo Somaliland ee Dalka Turkiga oo manta ka furmay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Istanbul(xogreebnews.)= wadahadaladii Somaliya iyo Somaliland ee Dalka Turkiga oo manta ka furmay Wadahadalada Turkiga Somaliya iyo Somaliland oo laga saaray Guddi toban xubnood ah oo labada dhinac ka kala socda

Istanbul(xogreebnews.)= wadahadaladii Somaliya iyo Somaliland ee Dalka Turkiga oo manta ka furmay magaaladda Istanbul ayaa kulankii ugu horeeyay ee u qabsoomay lagu saaray toban xubnood oo labada Dal ka kala socda si ay isula meel dhigaan Ajandayaasha ay labada Dal ka wadahadli doonaan, mudada shirkaasi socdoWararka Hordhaca ah ee Waaheen ay ka helayso shirkaasi ayaa sheegaya in min shan xubnood oo labada wefti ka kala socda loo xil saaray arrintaasi, kuwaas oo kala ah:-Dhinaca Somaliland:Wasiirka Madaxtooyadda Xirsi Cali X XasanWasiirka Arrimaha Bulshada Maxamud Axmed Barre GaraadGuddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Wakiiladda Baashe Maxamed FaaraxWasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibeda Maxamed C/laahi CumarGuddoomiyaha Xisbiga UCID Eng: Feysal Cali WaraabeDhinaca Somaliya:Wasiirka Daakhiliga C/kariin Xasan GuuleedWasiiru dawlaha Madaxtooyadda Faarax C/qaadirXildhibaan Maxamud XayirXildhibaan C/laahi Sheikh IsmaaciilXildhibaan khaalid Cumar Cali Raxan-weyn.Labadan Guddi ayaa yeelan doona ilaa beri shirar is daba jog ah oo ay ku lafa guri doonaan qoddobada la isla ogol yahay ee lagaga doodi doono kulanka guud ee ay labada dawladood Madaxweynayaashoodu ka soo qayb geli doonaan, kaasoo lagu wado inuu qabsoomi doono 13/04/2013.Wadahadalada Turkiga Somaliya iyo Somaliland oo laga saaray Guddi toban xubnood ah oo labada dhinac ka kala socda




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured