Gudoomiyaha Xaqsoor Xasan Ciise Oo Naqdiyey Kulanka Istanbuul Ku Dhexmari Doona Wefuuda Somaliland Iyo Somaliya Maalmaha Soo Socda!

0
Thursday April 11, 2013 - 07:59:34 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1332
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Xaqsoor Xasan Ciise Oo Naqdiyey Kulanka Istanbuul Ku Dhexmari Doona Wefuuda Somaliland Iyo Somaliya Maalmaha Soo Socda!

    Hargeisa-(xogreebnews)-Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka xukumada Siilanyo wadahadaladu u socdaan Xaqsoor Muj.Xasan Ciise jaamac ayaa nasiib darro ku tilmaamay in Madaxweyne Siilanyo uu ka qeyb gelo kulan uu qiray inaanu waxba ka ogeyn Ajeendahiisa oo m

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa-(xogreebnews)-Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka xukumada Siilanyo wadahadaladu u socdaan Xaqsoor Muj.Xasan Ciise jaamac ayaa nasiib darro ku tilmaamay in Madaxweyne Siilanyo uu ka qeyb gelo kulan uu qiray inaanu waxba ka ogeyn Ajeendahiisa oo madmadow kaga jiro. gudoomiyaha Xaqsoor Xasan Ciise Oo Naqdiyey Kulanka Istanbuul Ku Dhexmari Doona Wefuuda Somaliland Iyo Somaliya Maalmaha Soo Socda!

Hargeisa-(xogreebnews)-Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka xukumada Siilanyo wadahadaladu u socdaan Xaqsoor Muj.Xasan Ciise jaamac ayaa nasiib darro ku tilmaamay in Madaxweyne Siilanyo uu ka qeyb gelo kulan uu qiray inaanu waxba ka ogeyn Ajeendahiisa oo madmadow kaga jiro.
Gudoomiyaha Xaqsoor Xasan Ciise wuxuu ku celceliyey in arintaas meelka-dhac ku tahay,dhaawacaysana qaranimada Somaliland ,lana mahadin doonin natiijada ka soo baxda maadaba Madaxweyne Siilanyo sheegay inaanu Ajeendaha kulanka ay Turki kula yeelan doonaan wefti dhigooda ah oo ka imanaya Somaliya u caddeyn,wuxuuna Xasan Ciise iftiimiyey inay arintaasi tahay khalad.

Xasan Ciise wuxuu sheegay inuu doorbidaayo in haddii xaalkuba sidaas yahay inay ahayd ama haboonayd in Madaxweyne Siilanyo iyo weftigiisu iska joogaan maadabanay garanayn ama ogeyn waxa Ajeendaha shirku noqon doono oo ay ka soo bixi karaan arimo aan bulshadu jeclaysan.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured