Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

Cismaan Hindiyow Muuse Biixi Si Wanaagsan ayuu uga Hadlay Arrinta Golaha W. Toosinta , Lakiin Adigu Ma Waxa Aad Doonaysay In Uu Guulwadeeyo Sidaadii, Taasi Waa Tii Aad Madaxweyne Riyaale Godka Ugu Rideen.

0 Visits: 1115 | Wednesday July 31, 2013 - 19:41:56
Waxaan Salaamayaa Dhamaan Warbaahinta Madaxabanaan iyo Shacbiweynaha Reer Somaliland, intaa ka dib waxaan jeclahay in aan u dhaadhaco maqaalkaygan:

Read More »

Fadliga 10 Banka danbe ee Bisha Ramadaan Qalinkii Mohamed Cabdilhai, Hargeisa Somaliland

0 Visits: 2077 | Wednesday July 31, 2013 - 19:34:23
Ramadaan kariim dhamaan warbaahinta Madaxbanaan iyo umada afka Somalilaga ku hadashaba

Read More »

WAX KA BARO BISHA RAMADAAN W/Q: C/RAXMAAN C/LAAHI (WIRDAANI ) QORMADII 22AAD

0 Visits: 1334 | Wednesday July 31, 2013 - 19:29:33
Rasuulku (NNKHH) wuxuu yidhi ´´ soon waxa ugu fadli badan marka laga yimaad soon bisha ramadaan 22. FADLIGA QIYAAMU LAYLKA.

Read More »

Sirta Ku Jirta Dumarka Oo Laga Qosliyo & Daraasad Lagu Sheegay Inay Dumarku Toban Laab Ka Jecel Yihiin Ninka Qaabka Soo Jiidashada Leh Ninka Ka Qosliya

0 Visits: 2881 | Wednesday July 31, 2013 - 17:32:47
(xogreebnews.com) Waxaa jira odhaaho badan oo lagu sheego in Ragga wadada ugu dhow ee qalbigooda lagu hanankaro ay tahay caloosha oo loo illaaliyo halka dumarku ay taa aad uga duwan yihiin lana sheego in hanashada qalbiga dumarku uu yahay ka farxinteeda ama ka qoslinteeda,

Read More »

Halkee ay ku danbaysay Dacwadii Mamulihii Cashuraha Bariga Berbera ee uu wasiirka maliyaddu ku balan qaaday in sida ugu dhakhsaha badan loo qaadi doono? Qaybtii Saddexaad Qormooyin Taxane ah oo ku Saabsan Xadhigii Mamulihii Cashuuraha Bariga ee Gobolk–

0 Visits: 1136 | Tuesday July 30, 2013 - 23:12:17
Malintii ay taariikhdu ahayd 24/7/2013 ayay xeer-ilalinta guud ee Somaliland ay soo saartay galdacwadeedkii Mamulihii cashuuraha bariga ee berbera mr C/qani Muhumed Guleed

Read More »

Dhedo Roob Noqon Weyday (Qormadii 3aad) - Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale.

0 Visits: 1327 | Tuesday July 30, 2013 - 20:14:12
Ma laga yaabaa in aad rumaysan weydaan, laammi ayaa hadashay. Sow ti Gaarriye Maansadiisii Tanaad ee 1972kii ku lahaa:

Read More »

Hees Cusub: Hadii uu wadaad-kani Kaadhigay wasiir culus Ma ku waaraysaa nabad?

0 Visits: 1328 | Tuesday July 30, 2013 - 19:57:37
Waxaan halkan ka salaamayaa dhamaan saxaafada madaxa banaan iyo bulsha sharafta leh ee ku hadasha afka soomaaliga.

Read More »

Xildhibaan Maxamuud Jamac Warfaa Ma matalo beesha kumana hadli Karo Afka Beesha Toljecle

0 Visits: 1597 | Monday July 29, 2013 - 21:24:31
Xildhibaan Maxamuud Jamac Warfaa Ma matalo beesha kumana hadli Karo Afka Beesha Toljecle

Read More »

Dharaaro Xusuustood — Qalinkii Maxamed Siciid Gees.

0 Visits: 1470 | Sunday July 28, 2013 - 20:07:55
Dharaaro Xusuustood — Qalinkii Maxamed Siciid Gees.

Read More »

WAX KA BARO BISHA RAMADAAN W/Q: C/RAXMAAN C/LAAHI (WIRDAANI

0 Visits: 1254 | Sunday July 28, 2013 - 20:00:42
W/Q: C/RAXMAAN C/LAAHI (WIRDAANI) QORMADII 19AAD

Read More »

XUKUUMADDA MADAXWEYNE OO SADDEX JIRSATAY, MAXAASE QABSOOMAY

0 Visits: 1340 | Saturday July 27, 2013 - 20:35:56
Hargeysa-(Xogreebnews.com--27 bishan ayaa ku beegan sanad guuradii saddexaad ee ka soo wareegtay markii talada dalka uu la wareegay madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Xaxamed

Read More »

Xirsiyow Waxba Haysku Qaadin Wadooyinka.

0 Visits: 1313 | Saturday July 27, 2013 - 20:26:38
Haa oo waa kaa cadeeyay wasiirka hawada ee Somaliya,isagaa toos u cadeeyay Federaalkaad aas-aasayseen sidii saalo sakaaro,

Read More »

Muuse Biixi iyo Maxamed Kaahin Oo is Dareemay Inuu Wasiir Xirsi December Daaqada ka Saarayo!,

0 Visits: 1226 | Saturday July 27, 2013 - 20:21:46
waxa marag madoon ah oo reer somailand oo dhami markhaati ka ahaa sidii foosha xumayd ee gudoomiye kuxigeenkii hore ee xisbiga kulmiye mudane c/raxmaan

Read More »

Masalooyinkii Madaxweyne Siilaanyo xilliyadii mucaaridka la foosha xumaa ee maanta la qurux badan Qalinkii: Maxamed Sagax

0 Visits: 1215 | Friday July 26, 2013 - 19:28:41
Arrimahaas oo ahaa ficilo uu bari ka ahaa Madaxweyne Cigaal oo aan ka soo dhawaysan jirin beesha uu ka soo jeedo beelaha kale ee reer Somaliland.

Read More »

Wasiir Cukuse Oo Ku Fashilmay Kulan Uu La Yeeshay Qaar Ka Mid ah Saxaafada Online-ka ah,iyo Codsigii In Aan La Baahin Wararka Golaha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka.

0 Visits: 1081 | Friday July 26, 2013 - 11:23:29
ugu horeyn wuxuu hadalkiisa ku bilaabay wasiirka warfaafintu damiya makarafoonada

Read More »

HambalyoMeherWacan

0 Visits: 1131 | Friday July 26, 2013 - 08:46:28
HooyoFaadumo Axmed Cumar,MaxamedFaarax Tubeec Iyo CaruurtiisaiyoXaaskiisa, CabdilahiFaarax Tubeec iyoXaaskiisa, FaaraxCabdilahifarax, Hibaaq Axmed Xuseen, KiinFaarax Tubeec

Read More »

Madax Weyne, Waad ku fashilantay xilkii.

0 Visits: 1258 | Thursday July 25, 2013 - 20:26:34
Mishkilada ugu weyn ee adiga iyo shacabka Somaliland idin dhex taalaa manta waxa weeyi ninkaa Xirsi la yiraa iyo kooxda uu wato oo kugu diray

Read More »

Waa Wax af ka Wayn Waxan Xirsi ku Hadlay, iyo Awood Ayaan u Leeyahay Inaan Dadka Iska Xidhxidho. Mr. Siiraanyo Ayaa Eedda leh, oo Turubka Raggu Ciyaarayo ku Dhex Keenay. Xisaabna

0 Visits: 1271 | Thursday July 25, 2013 - 20:16:27
Isagaa laga Sugayaaye, Hakusii Dalacsiiyo Macaankeeda Xirsi waxaan leeyahay waxba ha ismahadin, hadii Mr. Siiraanyo kuu dhigay dadka sharci darro

Read More »

Gabaxa & Niyada Jabaka Bulshadu Kala Kulantay Xukuumadii Loo han waynaa Ee uu Hogaaminaayay Mudane: Ahmed M.M Silanyo

0 Visits: 1304 | Thursday July 25, 2013 - 20:09:53
Waxaan manta qalinka u holaday inaan wax yar oo kooban ka iftiimiyo xaalada dalku ku jiro, waxaa laga jooga mudo saddex sanadood ah markii ay xukumada talada dalka haysaa ee uu

Read More »

Baaq... Mudane Madexweyne iyo Mudane Maayir Caasimada Waa in Qurux Nadaafad Lagu Iid Siiyaa Sanad kan isha allah .

0 Visits: 1281 | Wednesday July 24, 2013 - 19:41:50
waxaan tijaar teena iyo ganac satada xasuusin lahaa waa in fooqa dheer iyo guriyaheena ee aadka u quruxda badan ee aan ka soo baxno

Read More »

featured