Baaq... Mudane Madexweyne iyo Mudane Maayir Caasimada Waa in Qurux Nadaafad Lagu Iid Siiyaa Sanad kan isha allah .

0
Wednesday July 24, 2013 - 19:41:50 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1284
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baaq... Mudane Madexweyne iyo Mudane Maayir Caasimada Waa in Qurux Nadaafad Lagu Iid Siiyaa Sanad kan isha allah .

    waxaan tijaar teena iyo ganac satada xasuusin lahaa waa in fooqa dheer iyo guriyaheena ee aadka u quruxda badan ee aan ka soo baxno

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxaan tijaar teena iyo ganac satada xasuusin lahaa waa in fooqa dheer iyo guriyaheena ee aadka u quruxda badan ee aan ka soo baxno asalaamu calaykum warah ma tulaahi wabara kaatuhu , ramadaam mubaarik.
waxaan hanbalyo iyo bogaadin u dirayaa shabakada hadhwanaagnews.com oo
oo runtii ah haldoorka wararka umada somaliyeed thanks for your work go far .
sida aan lawada socono caasimadu waa sumada ama karaamada dalkasta
hadaba waa in caasimadeena si hagar la aan ah loo qurxiyaaa oo nadaafada
deedana
la muujiyaa sida aan guryaheena u qurxiyo waayo waxa caasimada k
kuyaala guryo iyo fooqaq cusub oo aad uquruc badan taas waxa sii qurxinaya

magaalada oo la qurciyo dooxyada magaalada dhexmara oo nadaafadooda
shaqaale gaar ah loo diryo si loo sugo caafimaadka magalaada iyo dadka
waa in shicib iyo dowlada iyo tijaar ba magaalada indhaha lo shidaa waa in
sanadkan ama maal mahaa ciida ka hadhay caasimada la qurxiyaaa .
talo qaran iga hooyo madexdaydaay iyo dadkaygoow
mudane madexweyne .
caasimadu si fiican umay iidin mudo badan ee sanadkan waa in aad gudi heer
qaran ah aad u saartaa oo 16 cisho ee ciida ka dhiman magaalada la nuuura
waa in aad sidii aad 18 may aad u diyaariseen ooo diyaar garoobaa
waa in aad howl galin badan samaysaa oo maalintaa lagu iidaa qurux iyo
nadaafad iyo magaalo widh widhay sa shacabkuna ka duceeyee . waa in
mudane madexweyne caruuru dareentaa in magaalada iid siiyey waa
in aad miisaaniyada badan aad ku fan garaysa qurxinta caasimada .
mudane maayir
mudane maayir waxaad tahay maayir cusub oo dhawaan la soo doortay waxa

aad haystaa fursad qaali ah oo ah 16 cisho ee iida ka dhahayd taas oo aad

ku muujin kargo waxqabad taariikhi ah ama waxa aad haysataa fursad ah in

shicibkii ku soo doortay iyo dalkaada iyo caasimadada abaalkii ay kugu la

haayeen aad dib ugu soo celiso taariikhduna ay ku xasuusasato waa in aad

magaaladan may iidin mudo badan si fiican markaa waa in aad sanadkan

magaca maayir nimadaada iyo dowlad hoose ahaan aad ku iid siisaan

magaalada shacabkuna wa ducaynaya waayo waxaan xasuusta 18 may

laamidii laga sameeyey hargeisa ee madex tooyada ilaa suuqa la soo
gaar siiyey waxay ahayd laamidii ugu qiimaha iyo quruxda badnayd ee
abid in tii somaliland jirtay a sameeyo taas oo miidhan caasimada usameya
tijaartay iyo ganacsatow magaaladaada dib u eega
waxaan tijaar teena iyo ganac satada xasuusin lahaa waa in fooqa dheer iyo
guriyaheena 80by80 ee ee aadka u quruxda badan ee aan ka soo baxno ee
bilaa wadada ama laamiya xun ee goo go an ay ina dhibaan oo aan xaafad
walba sideeda u hagaajisa dariiqyada mara haday tahay nadaafad iy qurxin
waa in aynu caruur teena ku ciid siinaa magaalo qurux badan oo nadiif ah ee

maaha in inta aynu anagu si fiican usoo iido marya qaali ah baabuur qaali ah

hadana ku dhex ciidna magaalo boodh iyo ciid miidhan oo bilic daray
by ........... abdifatah hassan abokor ( kamanle ) 063 4475427 hargeisa
may allah bless my city,,,,build your city means you take up your flag





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured