Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

Wasiir Cukuse oo wasaaraddii ka bilaabay Aargoosi aan ujeeddadiisu caddayn

0 Visits: 1057 | Tuesday February 18, 2014 - 19:36:13
todobaadkan ayay ahayd markii wasiirka wasaarada warfaafinta mr cukuse uu xilkii ka qaaday agaasimhii wakaalada wararka ee SOLNA ,iyadoo al sheegay in wasiir cukuse meelahaasi ka yidhi ma arki karo oo xil kama qaban karaan dadka ka soo jeeda gobolka saaxil inta aan joogo

Read More »

Wasiirka arimaha dibada Mohamed Biixi oo la filayo in uu dhoqso isu casilo by Abdi Mustafe

0 Visits: 939 | Tuesday February 18, 2014 - 19:30:44
Wasiirka arimaha dibada Mohamed Biixi oo la filayo in uu dhoqso isu casilo by Abdi Mustafe

Read More »

Wasiir cukuse:suxufigii ugu xumma saxaafada somaliland +siyaasiga ugu cabuudhinta badan:

0 Visits: 1077 | Saturday February 15, 2014 - 22:00:06
Wasiirka wasaradda warfaafinta iyo dhaqanka somaliland Cabdilaahi cukuse ayaa hore uu ahaa suxufi,isaago lagu naanaysi jiray kuttida saxaafada, ayaa

Read More »

Somaliland: Siyaasad Furfuran, Koritaan Dhaqaale Iyo Isbedelka Dhinaca Wadooyinka

1 Visits: 1274 | Saturday February 15, 2014 - 20:55:29
Haddii aan soo qaado qaar ka mid ah isbedelada dalka ka hirgalay waxaa ka mid ah dhinaca dhaqaale ha ahaato ka gaar ka loo leeyahay PRIVE SECTORS, ama ka dawladu maamusho oo ah PUBLIC SECTOR.

Read More »

Mucaaridadii Kululayd, Maalmihii La Soo Maray Iyo Marxalada Maanta Ma La Is Barbar Dhigi Karaa .Faallo Xasan Maal Dhidar

0 Visits: 1108 | Friday February 14, 2014 - 22:04:51
Khudbadeeyey in Socod lagu maro laamiga isku xidha xarunta kulmiye ilaa gurigii uu markaa deganaa gudoomiyaha kulmiye oo ahaa guriga uu kuleeyahay Magaalada Hargiesa oo qiyaas ahaan u jira xarunta kulmiye ilaa rubuc kiloomitir. Waxaanay socod ka so bilaabeen xarunta

Read More »

Wasiir Xirsi Waxaan Odhan Lahaa Hanjabaadaadii Livelpool ee Golaha Wakiiladu Waxay Marag u Tahay Caruurtii Qalqaaliga ahayd ee uu Hore U sheegay Gudoomiye Cirro Ninka Waalidkii Edbin Waayana wakhtigaa Edbiya.

0 Visits: 1021 | Friday February 14, 2014 - 19:23:52
Talaabada labaad ee uu dhakhtarku qaadaa waxay tahay in uu sameeyo baadhitaan ku salaysan warbixintii uu helay ,maah maah soomalaiyeedbaa jirta oo tidhaahda marka war la helo ayaa talo la helaa dhakhtarku marka uu jawaabta baadhitaanka ah helana talaabada saddexaad ee uu qaada waxay tahay in uu qofka…

Read More »

ENG CALI XOOR XOOR MIYAANU KA IL-BAXAYN GUDOOMIYE XISBI OO UU DAD WEJI KU MACAASHA U ADEEGSADO

0 Visits: 1059 | Friday February 14, 2014 - 10:53:53
Daahir Rayaale inuu xisbiyada macaarad kaa u adeegsado Aflagaadadoda hantida qaranka oo maalinba koox caytamaysa soo fadhiisiyo Tv-yada

Read More »

Boobkii xukuumada siilaanyo oo maraya in wasiir xirsi la siiyo qayb ka mid ah barxadda dekedda oo uu macrad baabuurta ah ka samaysanayo,Qallinkii: Nasra Jaamac Maygaag

0 Visits: 1082 | Wednesday February 12, 2014 - 17:37:00
Qayb ka mida barxada hore ee Dekadda Berbera ayaa dhawaan la siiyay wasiirka Madaxtooyada S/land Xirsi Cali X.Xasan warar xogogaal ah ayaa noo xaqiijiyay in uu wasiir xirsi doonayo in uu ka samaysto dekedda dhexdeeda macrad baabuurta lagu iibiyo oo uu isagu iska leeyahay taasina

Read More »

Isbarbar dhiga labada jamacaddood ee Ociana University muqdisho iyo New Generation University Hargeysa

0 Visits: 1093 | Wednesday February 12, 2014 - 17:13:57
Aqoon yahan haddana ah jaahil, cajiib. jamacaddo fara badan inay bixiyaan shahaadooyin sharci daro una bixiyaan sifo sharci daro, dhaafsadaana waxooga maalin dagaal ah, fadlan haddaad doonayso shahaado jamacadeed booqo xafiiska jamacadda oceana university, waxay ku jac dhigtay waxaad ka halaysaa ilaa…

Read More »

Saleebaan Xuquuq Waa Nin Beri Waashey Waana Nasiib Daro In Marwada Siilaanyo ay Kusoo Abaabusho In Uu Ninkaa Waalani Dhagweyne Wax ka Sheego

0 Visits: 1107 | Tuesday February 11, 2014 - 20:28:46
Dar Allee Habaarkii Sayidkii Daraawiish Labaduu isdaba Dhigay Dadkan yidhi Idiin Tali Anigu Daaha kama Rogin Dadkuse Waa Yaqaanaa, Horta Saleebaan Xuquuq waala wada garanayaa in uu yahey Nin Bari Waashey oo aniga iyo inta garaneysaa midna ku Habsaami maayo, weynu ognahey

Read More »

WASIIRKA DUULISTA SOMALILAD OO KU FAANAY WAX-QABAD ANNU LAHAYN IYO MADAARKA BERBERA WALI QABYO AH.

0 Visits: 1244 | Monday February 10, 2014 - 21:50:57
Labada madaar ee Hargeisa iyo Barbera ayaa wakhti badan dib uu dhacay iyaado waxaa laga qabtayna ay ahaayeen,kab-kab iyo dhalaalin guud balse an haba yaaratee,laga qaban wax la taaban karo oo muuqda,taaso ay sababtay in wasiirku ku faano wax qabad an u dhoweeyn wixii laga rabay,isla

Read More »

aflada daah furka buugga la magacbaxay indha siyaasadaa igu jeeda oo dhaq dhaqaageega suuqyada hargaysa aad looga dareemaayo.

0 Visits: 1046 | Monday February 10, 2014 - 21:14:02
aflada daah furka buugga la magacbaxay indha siyaasadaa igu jeeda oo dhaq dhaqaageega suuqyada hargaysa aad looga dareemaayo.

Read More »

Gudoomiye Cirro Oo Dharbaaxsho Kulul Ku Dhuftay Xukuumada Siilaanyo

0 Visits: 1110 | Sunday February 09, 2014 - 19:32:26
waxa aynu og sooneen rag is mooday libaaxyo kana tirsan wasiirada siilanyo laguna tiriyo ragga dalka maamula in ay ku hanjabeen in cirro iyo kooxdiisa sanka caano ka keeni doonaan

Read More »

Tirsigii 64-aad Hababka cusub ee Hanaanka dawladnimada xukuumada Siilaanyo Waa " Ceeb Qaawan oo Qalaalan " qalinkii A/rahman Fidhinle

0 Visits: 1087 | Saturday February 08, 2014 - 21:11:41
Xukuumada Siilaanyo waxay ummadda u-dhiteysey hab-dhaqan qariban oo maamuus iyo milge xukuumadeed ka aradan waxaana ay baalmartey dhamaan 130 qodob ee uu ka kooban yahay Dastuurka JSL. hababka fashiliyey ee karaamadii xukuumada hoos u-dhigay waxaa ka mid ah:

Read More »

HAMBALYO Aroos Yuusuf Cabdilahi Guuleed Iyo Marwadiisa Mahda Hassan Mohamoud Farah–

0 Visits: 1041 | Friday February 07, 2014 - 19:11:48
Waxay dhamaan ilma xasan nuur iyo ilma cabdiqani nuur iyo waliba waxay sii dhaleen halkan hambalyo aan lasoo koobi Karin hawada u marinayaan Arooska Yuusuf Cabdilahi Guuleed iyo

Read More »

WAXAAN MADAXWEYNHA WEYDIIN LAHAAWaxaan dhegeystay barnaamajyo wareysi ah iyo qoraalo uu aqoonyahan Axmed Xasan Carwo lagu wareystay iyo qaar uu qorayba.

0 Visits: 1037 | Thursday February 06, 2014 - 21:26:06
Madaxweyne Axmed Carwo waa nin abaal badan xukuumadda iyo qaranka ku leh, waa aqoon yahan qayb libaax ka qaatay guusha aad ku hantiday kursiga, waa nin aftahan ah aad u yaqaan sida uu dadka wax uga dhaadhiciyo, qoraa ah Soomali iyo Ingriisiba dadku ku raaxaystaan qoraaladiisa.

Read More »

Dulqaad La,aanta Xukuumadu Ka Muujisey Waxey La Macno Tahey In Cabdilaahi Cakuse Umada Soomaalida Oo Dhan U Sheegay In Madexweyne Siilaanyo Waxaan Sakaaro Ka Biirsan ka Xanaaqey

0 Visits: 1188 | Wednesday February 05, 2014 - 22:22:38
Waxaan halkan aan cod dheer ugu cambaaraneynayaa nidaamka uu Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi-Cakuse uu qaabka anshaxa xun leh ugaga Hadley arin aan sidaa u weyneyn oo hada saqiir iyo kabiir lawada ogaadey, taas oo marka dhinac walba laga eego aan marka hore

Read More »

Hambalyo Aroos Wacan,Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax

0 Visits: 1307 | Wednesday February 05, 2014 - 22:06:10
Axmed Xirsi Kaahin,Xaaskiisa Iyo Caruurtiisa Xasan Maxamed Daahir,(xasan Proffaser)

Read More »

WAXAAN MADAXWEYNHA WEYDIIN LAHAAWaxaan dhegeystay barnaamajyo wareysi ah iyo qoraalo uu aqoonyahan Axmed Xasan Carwo lagu wareystay iyo qaar uu qorayba,

0 Visits: 1084 | Wednesday February 05, 2014 - 20:21:57
waxaanan dhegetstay qudbadiisii uu ka jeediyey Liverpool isagoo ka mid ah wafdiga Madaxweynaha. Waxaanan ka mid ahaa dhalintii uu ku soo xidhay xisbiga kulmiye. Anigoon aqoon u lahayn ayuu qoraaladi uu KULMIYE ku taageeri jiray igu qancisay inaan u codeeyo oon waliba u ololeeyo. Waxaan ku

Read More »

MUUQAALKA SOOMALIDII HORE

0 Visits: 1137 | Tuesday February 04, 2014 - 19:30:28
Qalinkii: khadar Mohamed Omer,Soomalidii hore waxay lahaayeen oo hadadan lagu arki karaa muuqaalo u gaaraha oo dadka aduun weynaha ku nool lagaga sooco, hadaba waxan in yar dul istaagi doona muuqaalkii somalidii hore .Muuqaalka jidhka

Read More »

featured