Saleebaan Xuquuq Waa Nin Beri Waashey Waana Nasiib Daro In Marwada Siilaanyo ay Kusoo Abaabusho In Uu Ninkaa Waalani Dhagweyne Wax ka Sheego

0
Tuesday February 11, 2014 - 20:28:46 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1101
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saleebaan Xuquuq Waa Nin Beri Waashey Waana Nasiib Daro In Marwada Siilaanyo ay Kusoo Abaabusho In Uu Ninkaa Waalani Dhagweyne Wax ka Sheego

    Dar Allee Habaarkii Sayidkii Daraawiish Labaduu isdaba Dhigay Dadkan yidhi Idiin Tali Anigu Daaha kama Rogin Dadkuse Waa Yaqaanaa, Horta Saleebaan Xuquuq waala wada garanayaa in uu yahey Nin Bari Waashey oo aniga iyo inta garaneysaa midna ku Habsaam

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dar Allee Habaarkii Sayidkii Daraawiish Labaduu isdaba Dhigay Dadkan yidhi Idiin Tali Anigu Daaha kama Rogin Dadkuse Waa Yaqaanaa, Horta Saleebaan Xuquuq waala wada garanayaa in uu yahey Nin Bari Waashey oo aniga iyo inta garaneysaa midna ku Habsaami maayo, weynu ognahey Dar Allee Habaarkii Sayidkii Daraawiish Labaduu isdaba Dhigay Dadkan yidhi Idiin Tali Anigu Daaha kama Rogin Dadkuse Waa Yaqaanaa, Horta Saleebaan Xuquuq waala wada garanayaa in uu yahey Nin Bari Waashey oo aniga iyo inta garaneysaa midna ku Habsaami maayo, weynu ognahey inankaasi sida uu uga aradan yahey Noloshiisa, iyo hantidiisa haseyeeshee, waxa ay Nasiib daro weyni ka taagan tahey in Marwada Siilaanyo ay tahey Qofka Soo direy Saleebaan Xuquuq in ay tahey ta Shilimaad soo siisey ee ku odhaneysa Dhagaweyne Sidaa ku dheh, Cabdiraxmaan Cabdiqaadir, iyo Gudoomiye Ciro in ay tahey ta ay udireysaa, Islaantii Ina Jaahuur, waa wixii Reer Berbera ama dadka Reer Saaxil ay uga jawaabayeen dadkii ay Shaley Aamina Waris ka abaabushey Berbera oo maanta

dadkii nadiifta ahaa ee Bulshada matalayay, ee Reer Saaxil ay ujawaabeen.
Waxaan hadalkeyga Kusoo koobayaa, waxa socda wax lagu masaxayo Taariikhda iyo Halaganka adag ee dalkan loo soo galey, waxaanu hadalka ninkaa Waalan ee Saleebaan Xuquuq Tusaale fiican unoqonayaa inaan Axmed Siilaanyo oo ahaa ninkii aynu ku naqaaney Taariikhda Halganka Snm ee lagu doortey aanu wadanka ka talin oo marba Irbad dibada lagaga soo mudayo, waa nasiib daro in Xirsigii alshabaabta ahaa uu Maalin walba nin Mujaahid ah sida Ibraahim Dhagaweyne ku Sheego Alsahabaab Taariikhdaa is qoreysee wey cadaan cida aheyd cida ah iyo cida hamiga ku haysa ee inqilaabka kuwada Siilaanyo, waxaan aaminsanahay in Siilaanyo raga maanta la jooga ee Xirsi ugu horeeyo iyo Islaantiisuba ay dhulka jiidjiideen Taarikhdiisii Dureed, dadnimadiisii iyo Wixii ay ku abtirsaneyeen Shacbiga Reer Somaliland ee ab iyo isir ay kusoo dhamaadeen kumanaan geesiyaal oo dhiiigooda iyo naftooda usoo hurey dalkan, waa mid shaabad ku ahaan doonta Siilaanyo oo aan xataa qabriga lagaga hadhi doonin, waa mid aan Taariikhda ilmihiisa iyo Islaantiisa halka ay joogaanba ka hadhi doonin waana mid daba soconeysa waligood Axmed Siilaanyona, maanta waxa Karaamadii, sharaftii iyo Taariikhdii Shacbiga Reer Somaliland ku doorteen ee midhihii halganka ka rifey dadkiisa ha u horeyso haweeneydiisuye, Waa xaqiiq in maalin maalmaha kamid ah ay ka dhamaan doonto in uu xukunka u hayo umadan barina ha ahaatee, laakiin Taariikhda ayay u galeysaa waligiina ka hadhi maayaan ololaha ay Odeyga ku gowracayaan Xirsi iyo Aamina Waris, waana mid cad oo aan raad kale loo dooneynin in ay amababixinayaan oo aan dan iyo muraad laga laheyn Odeyga da,da iyo Xiligu haleelay sida looga ceydhiyay ragii Taariikhda Halganka lasoo galey, iyo kuwii shaley u dagaalamayay ee Xisbiga Kumiye marxalado badan lasoo marey oo dhiigooda iyo naftoodaba usoo hurey, waxa xaaraan ah in ragii nabad sugida ahaa ee kumanaan shacbi ahi ku maqan yihiin maanta isagoo Xukuumada Siilaanyo katirsan uu ku faano gudfahaan ka dagaalamayay, oo ragii badheedhay ayaa fulayaal ahaa, sababtu waa Aamina Waris iyo Xirsi oo neceb halgankii Somaliland dhaliyay ee Snm siiraanyana sidaasaanu waxba u ogeyn laakiin nabsi maalku Geediga hayinkuu ku guuraa ayaan hadalkeyga kusoo gabagabeynayaa Snm iyo halgankeeda Islaan iyo inan yar oo Surwaal gaaban, oo Kooxo islaami ah katirsani waxba kama qaadi karaan.
Axmed Taani Faarax (TEYSOOM)
Hargeysa Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured