Wasiir Cukuse oo wasaaraddii ka bilaabay Aargoosi aan ujeeddadiisu caddayn

0
Tuesday February 18, 2014 - 19:36:13 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1058
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Cukuse oo wasaaraddii ka bilaabay Aargoosi aan ujeeddadiisu caddayn

    todobaadkan ayay ahayd markii wasiirka wasaarada warfaafinta mr cukuse uu xilkii ka qaaday agaasimhii wakaalada wararka ee SOLNA ,iyadoo al sheegay in wasiir cukuse meelahaasi ka yidhi ma arki karo oo xil kama qaban karaan dadka ka soo jeeda gobolka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

todobaadkan ayay ahayd markii wasiirka wasaarada warfaafinta mr cukuse uu xilkii ka qaaday agaasimhii wakaalada wararka ee SOLNA ,iyadoo al sheegay in wasiir cukuse meelahaasi ka yidhi ma arki karo oo xil kama qaban karaan dadka ka soo jeeda gobolka saaxil inta aan joogo todobaadkan ayay ahayd markii wasiirka wasaarada warfaafinta mr cukuse uu xilkii ka qaaday agaasimhii wakaalada wararka ee SOLNA ,iyadoo al sheegay in wasiir cukuse meelahaasi ka yidhi ma arki karo oo xil kama qaban karaan dadka ka soo jeeda gobolka saaxil inta aan joogo wasaraada oo waxbaan ka tirsanayaa.Wasiirka warfaafinta ayaa markii uu Madaxwayne Siilayo ku soo daray golihiisa wasiira inkastoo aanu kalsooni ka haystan deegaanka uu ka soo jeedo isagoo ah shaqsiga kaliya ee aan ku iman reer maadama wakhtiyo hore lagu tiraanay inaanu ka mid ahayn deegaanka uu ku magacaabayn yahay cukuse ee Hargeisa iyo Salaxley,cukuse ayaa intii uu wasirka ahaa dhawr jeer safar ku tagay deegaanka Salaxley si uu duufaanada siyaasadeed ee aanu awooda u lahay ee uu isku furay dabagalis uga dhigto.

Cukuse ayaa siyaasada iyo Xilka Afhaaynimo ku Helay Aflagaadada uu u gaysan
jiray Masuuliyiin ka mid ahaa Xukuumadii Riyale.
Cukuse ayaa tan iyo maalintii wasarada loo magacaabay waxa uu u tafaxaydnaa
sidii uu gacanta ugu dhigi lahaa hantida tvga oo ka madaxbanaan wasarada inteda
Wasiir cukuse ayaa xaalad abuur ahaa tan iyo wakhtigii uu marxuum cigaal talada
dalka ahayay inkastoo dhawrjeer xilal loo dhiibay uu ku fashilmay cukuse
,intaasi wixii ka dambeeyayna lagu aaminikari wayay Xil loo magacaabo.
Cukuse ayaa ah wasiirka ugu safarada badan xukuumada Axmed Siilaayo Isla markaan Safarkiisa ugu badani yahay Magaalada JIjiga Inkastoo Wax uu ka soo Qabto Xukuumada Axmed Siilaayaba Si Toos ah u garanay Ayaa waxa looga shakisanyahay arimo badan ,dhawaan waxa uu safar qarsoodi ah uu ku tagay dalka Djabouti isagoo Habeen madaw ka baxay Magaalada Hargiasa ,Wakhtigaasi waxa si sharaf la’aana Loogu bahdilay xuduudka u dhexeeya Somaliland iyo Djabouti madama aan safarkiisa ujeedadiisa la garanayn.
Qore:C/xakiim Yuusuf Axmed
Email:axmed-1994@hotmail.com
Hargeysa/Somaliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured