Gudoomiye Cirro Oo Dharbaaxsho Kulul Ku Dhuftay Xukuumada Siilaanyo

0
Sunday February 09, 2014 - 19:32:26 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1106
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye Cirro Oo Dharbaaxsho Kulul Ku Dhuftay Xukuumada Siilaanyo

    waxa aynu og sooneen rag is mooday libaaxyo kana tirsan wasiirada siilanyo laguna tiriyo ragga dalka maamula in ay ku hanjabeen in cirro iyo kooxdiisa sanka caano ka keeni doonaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxa aynu og sooneen rag is mooday libaaxyo kana tirsan wasiirada siilanyo laguna tiriyo ragga dalka maamula in ay ku hanjabeen in cirro iyo kooxdiisa sanka caano ka keeni doonaan beryahanba waxaynu ka wada dheregrsanayn in xukuumadu sooq aadayw eerar cad
waxa aynu og sooneen rag is mooday libaaxyo kana tirsan wasiirada siilanyo laguna tiriyo ragga dalka maamula in ay ku hanjabeen in cirro iyo kooxdiisa sanka caano ka keeni doonaan
shacabka s/land waxay sugaanba arinta waxy kala cadaatay maanta kadib markii la arkaya wooda yar ee ay ku hayso xukuumadu golaha parlamanka
waxa ay xukuumadu awoodeedi xildh dhaafi waayen dhawr iyo labaatan xildh halka cirro na u haysto afartan iyo dheerad arintan oo layaab iyo cuntami wa ku ahaatay xukuumada waxay ay usoo ditay golaah ciidan si toos ah uga amar qaata

xirso si ayq alq al u galiaya laakin taasi may suuroobin oo xildhibaanada xorta ah baa difaacay arinkaas
wasiir xirsi naftu waxay ku kaliftay in uu sanka ka keeno suban riyaad labadii habrood ee uu xusayna cabaadkoodii golaha laga fadhiyi kari waayo awooda cirro na maanta cadaatay oo ahaaday nin is xoreeyay
bye fozi cilmi bulshaale bushaale308@hotmail.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured