Mucaaridadii Kululayd, Maalmihii La Soo Maray Iyo Marxalada Maanta Ma La Is Barbar Dhigi Karaa .Faallo Xasan Maal Dhidar

0
Friday February 14, 2014 - 22:04:51 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1111
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mucaaridadii Kululayd, Maalmihii La Soo Maray Iyo Marxalada Maanta Ma La Is Barbar Dhigi Karaa .Faallo Xasan Maal Dhidar

    Khudbadeeyey in Socod lagu maro laamiga isku xidha xarunta kulmiye ilaa gurigii uu markaa deganaa gudoomiyaha kulmiye oo ahaa guriga uu kuleeyahay Magaalada Hargiesa oo qiyaas ahaan u jira xarunta kulmiye ilaa rubuc kiloomitir. Waxaanay socod ka so b

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khudbadeeyey in Socod lagu maro laamiga isku xidha xarunta kulmiye ilaa gurigii uu markaa deganaa gudoomiyaha kulmiye oo ahaa guriga uu kuleeyahay Magaalada Hargiesa oo qiyaas ahaan u jira xarunta kulmiye ilaa rubuc kiloomitir. Waxaanay socod ka so bilaabeen xarunta 6/4/2009 Ayey ahayd maalin uu magaalada Hargiesa ka dhacayey xuskii sanad Guuradii 28aad ee shuhaadadii SNM. Taasoo markii uu Xuskii ka dhacay Xarunta xusbiga kulmiye uu gudomiyaha xisbiga Kulmiye ahna madaxwaynaha waqtigan mudane Axmed Siilaanyo uu ku Khudbadeeyey in Socod lagu maro laamiga isku xidha xarunta kulmiye ilaa gurigii uu markaa deganaa gudoomiyaha kulmiye oo ahaa guriga uu kuleeyahay Magaalada Hargiesa oo qiyaas ahaan u jira xarunta kulmiye ilaa rubuc kiloomitir. Waxaanay socod ka so bilaabeen xarunta dhexe ee xisbiga kulmiye halkaasi oo Sida sawirada idiinka muuqata ay madaxdii sare ee xusbigu gacmaha isa soo Qabsadeen kadibna ciidankii bilayska ee halkaa joogay ayaa rasaas ooda kaga Qaaday hasa ahaatee dhag looma dhigin markii uu socodkii ama isku soo bixii Dhamaaday ayaa waxaa warbaahinta la hadlay gudoomiyiihii waqtigaa ee kulmiye oo ah madaxwayne hada mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo waxaana hadaladiisii ka mid ahaa . Shirbaanu iskugu nimid xafiiskayaga nabadgalyo ah umadana waxaanu ugu Baaqnay nabadgalyo,Anaguna waxaanu ku dhaqmaynaa nabadgalyo shacbiga waxaanu utilmaamaynay, waxaa ay maslaxada umadu ku jirto, waxaanu utilmaamaynay inuu maanta xukunkii gacanta ku qabtay Cid aan nasteex u ahayn Cid aan Halgankoodii Qirsanayn maanta halgankii snm uu marinayo inuu nagu Qasbo inaanu xafiisyada hortooda ku qabano oo maalintii khayriyada lagu qaban jiray uu ka joojiyey oo maalinba hudheel iyo meel madow uu la tagayo halkaa banaankaasanu ku qabanoo xafiiskayaga hortiisa ah anagoo waliba ciidamada Nabadgalyada umahad celinayna waad arkayseen oo waad maqlayseen anagoo wax dhibaato ku jirto halkaa ka gaysan inaanu tilmaamno dulmiga dalka ka socda mooyaane waad arkayseen inaanu nidhi aanu ulugayno ilaa gurigaygaa anigoo usoo lugaynaya xabad iyo rasaasta nagu socotay taasina maanta waxay muujinaysaa ayaan daro ciidamada loo adeegsanayo dulmiga waxaasi waxaanu uqaadnay inuu yahay amar ka yimid madaxwaynaha, waxaanu leenahay madaxwayne wax ala waxaad la hadhaa ma jirto Cirka soo guji waan lugaynayaa waan baxayaa waan soconayaa imikaba halkaasan soo lugeeyey ciidamadaada amar sii waxaad fulinayso fuli waa dulmi waa boob waa dhac adiniga iyo umada iyo shacbigutoona kaa biqimayno waanu lugaynaynaa oo waanu soconaynaa oo mudaharaad joogta ayaanu samaynaynaa oo marwalba usoo baxaynaa oo aanu xaq uleenahay oo dastuuriyan uleenahay oo nabada jabinmayno adiguna siday kula tahay udhaqan oo uwad waxaad ka heshaad leedahay. Garoo Ninka uu Sidaa ula Hadlayey waxa uu ahaa madaxwaynihii markaa dalka Xukumayey waa Mudane Daahir Riyaale Kaahine Lasoco Qaybaha danbe



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured