Dulqaad La,aanta Xukuumadu Ka Muujisey Waxey La Macno Tahey In Cabdilaahi Cakuse Umada Soomaalida Oo Dhan U Sheegay In Madexweyne Siilaanyo Waxaan Sakaaro Ka Biirsan ka Xanaaqey

0
Wednesday February 05, 2014 - 22:22:38 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1185
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dulqaad La,aanta Xukuumadu Ka Muujisey Waxey La Macno Tahey In Cabdilaahi Cakuse Umada Soomaalida Oo Dhan U Sheegay In Madexweyne Siilaanyo Waxaan Sakaaro Ka Biirsan ka Xanaaqey

    Waxaan halkan aan cod dheer ugu cambaaraneynayaa nidaamka uu Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi-Cakuse uu qaabka anshaxa xun leh ugaga Hadley arin aan sidaa u weyneyn oo hada saqiir iyo kabiir lawada ogaadey, taas oo marka dhinac walba laga e

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan halkan aan cod dheer ugu cambaaraneynayaa nidaamka uu Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi-Cakuse uu qaabka anshaxa xun leh ugaga Hadley arin aan sidaa u weyneyn oo hada saqiir iyo kabiir lawada ogaadey, taas oo marka dhinac walba laga eego aan marka hore Waxaan halkan aan cod dheer ugu cambaaraneynayaa nidaamka uu Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi-Cakuse uu qaabka anshaxa xun leh ugaga Hadley arin aan sidaa u weyneyn oo hada saqiir iyo kabiir lawada ogaadey, taas oo marka dhinac walba laga eego aan marka hore dadku wada ogeyn islamarkaana, aanu qiima badan laheyn Barnaamijka Maaweelada Majaajlieystayaasha Ajex ilkacase iyo qaar kale, inkastoo Cakuse hada weyneeyay faaliyaha qaranka oo lawada sugayo sabtiyada uu soo galayo waxa uu dhinaca kale Madexweynaha Dhan ee Qaranka usoo jiidey waxaanu istaahilin, kana dhigey mid daciif ah oo ka damqanaya cidi farteed taas, oo aanay ka damqan kali taliyayaashii digteetearka ahaa ee soo marey Afrika. Bal aan ku hakano Qiso aad u xiisa badan waxa layidhi Boqorkii Itoobiya haysan jirey ee Boqor Hayle salaale ayaa, waxa layidhi maalin maalmaha kamid ah waxa caayey oo tuulo Itoobiya kamid ah ka caayey shakhsi shicib ah waxaana maqlayay Laba nin oo mid kamid ahi yahey turufatoore Askartii saajinada ahaa ah markaasuu haf la yidhi ninkii meel kasta oo uu marinayo iyo sarkaal kasta oo uu la kulmaba waxa uu u sheegayay in uu ninkan uu wadaa uu caayay Boqorka oo uu damacsan yahey in uu horgeeyo dabeetana waxa kor isku dhaafiyay wax alla wixii madax ahaa markii uu Boqor Xeyle Salaase soo gaadhey, ayuu Xeyle Salaase ninkii saajinka ahaa ee turufatoore ahaa sida (Wasiir-Cakuse), weydiiyay Su,aal su,aashaas oo ah ma adigaa I caayay mise ninkan aad wado ayaa I caayey kii baa isagoo doonaya in la dalacsiiyo oo maanka ku haya in uu maanta helay fursad weyn ayaa lasoo boodey ninkanaa ku caayey boqor oo waxaa yidhi, dabeetana Xeyle Salaase waxa uu ugu jawaabey isagu imuu caayine adigaa I caayey ninkan miskiinka ahi markii uu I caayay qof kaliyaa maqlayay laakiin adigu Itoobiya oo dhan ayaad cayda la I caayey gaadhsiisey waxa uu askartiisii ku amrey in Turufatooraha la taxaabo,ninkii uu wadeyna lasii daayo sidaa daraadeed waxa Madexweyne Siilaanyo sharafkii karaamadii, iyo sumcadii uu lahaa dhulka jiid jiidey Wasiir Cakuse, oo runtii la moodayay Shirkiisii jaraa,id mid u hadlaya qaab ciyaala suuq oo ka baxsan anshaxa iyo masuuliyada maxaa yeelay, hadii qaranimada iyo qof is qabtaan iyadaa gar leh jiritaankaa gar leh maxaa waxaaba keenay laba eray oo si Cilmiyeysan uu uga hadlo ayaa ku filaa. Waxan mar labaad cambaareynayaa xayiraada lagu soo rogey Tv ga Universal . waxaan kale oo aan si adag u cambaareynayaa xadhiga iyo tacadiga loogeystey wargeyska hubaal oo ilaa hada aan lagaraneyn cida uu u xayiranyahay.. Waxaa ayaan daro iyo guul daro wayn inagu ah iyadoo somaliland ay sheeganeyso iney tahay wadan dimuqraadi ah oo leh xoriyatul Qowl madax banaan in maalinba maalinta kadambeysa waxaan sakaaro ka biiqsan ay cabaadka sida goojada Geela kaadida circa iskaga keento anigu waxaan u arkaa ninkii yidhi Saacadaasuu kakamayaa ,macno badan malaha in Xukuumada rag katirsani Madexweynaha Magac kaga doonaan xadhiga iyo cagajugleynta lagu hayo saxaafada madaxa banaan ee kajirta ama kashaqeysa somaliland Arintaas oo sawir khaldan kabixineysa wadankeena curdinka ah ,aduunyadana tuseysa dimuqraadiyada aynu sheeganeyo iyo hab dhaqanka foosha xun ee xukuumadeenu kula dhaqmeyso saxaafada madaxa banaan inaaney ahayn wax is qabanaya. Iyadoo aynu aad ugaraneyno in wadamada sheegta dimurqaadiyada ama kudhaqma meelaha ugu waa wayn ee laga qiimeeya ay tahay hadba wadankaasi siduu ula dhaqmo saxaafada.. kuna darsoo aduunkana aqoonsi baynu ka dooneynaa. Hadii an usoo dago ujeeda Qoraalkeygan ama Baaqeygan. Waxaan u arkaa talaabada lagu xayirey Tv ga Universal ee laga qaaday ruqsada iney tahay mid kasoo horjeeda xoriyatul qawlka laguna cabudhinayo saxaafada xorta ah, waxaanan hadalkeyga kusoo gunaanadayaa Cakusow hadal la jiidjiidaa macno badan malahee Siilaanyo waa nin magac ku leh Siyaasada oo 1965kii bilaabay Siyaasada haka xumeyn Taariikhda intaad is leedahay hakuu daayo Warfaafinta . Aqoonyahan Axmed-Khaliif Jaamac Saalax Actions C/raxmaan Nuux (hiiraan2007@gmail.com)Add to contacts 6:48 PM To: xmaaldhidar Picture of C/raxmaan Nuux Dulqaad La,aanta Xukuumadu Ka Muujisey Ajex Waxey La Macno Tahey In Cabdilaahi Cakuse Umada Soomaalida Oo Dhan U Sheegay In Madexweyne Siilaanyo Waxaan Sakaaro Ka Biirsan ka Xanaaqey Waxaan halkan aan cod dheer ugu cambaaraneynayaa nidaamka uu Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi-Cakuse uu qaabka anshaxa xun leh ugaga Hadley arin aan sidaa u weyneyn oo hada saqiir iyo kabiir lawada ogaadey, taas oo marka dhinac walba laga eego aan marka hore dadku wada ogeyn islamarkaana, aanu qiima badan laheyn Barnaamijka Maaweelada Majaajlieystayaasha Ajex ilkacase iyo qaar kale, inkastoo Cakuse hada weyneeyay faaliyaha qaranka oo lawada sugayo sabtiyada uu soo galayo waxa uu dhinaca kale Madexweynaha Dhan ee Qaranka usoo jiidey waxaanu istaahilin, kana dhigey mid daciif ah oo ka damqanaya cidi farteed taas, oo aanay ka damqan kali taliyayaashii digteetearka ahaa ee soo marey Afrika. Bal aan ku hakano Qiso aad u xiisa badan waxa layidhi Boqorkii Itoobiya haysan jirey ee Boqor Hayle salaale ayaa, waxa layidhi maalin maalmaha kamid ah waxa caayey oo tuulo Itoobiya kamid ah ka caayey shakhsi shicib ah waxaana maqlayay Laba nin oo mid kamid ahi yahey turufatoore Askartii saajinada ahaa ah markaasuu haf la yidhi ninkii meel kasta oo uu marinayo iyo sarkaal kasta oo uu la kulmaba waxa uu u sheegayay in uu ninkan uu wadaa uu caayay Boqorka oo uu damacsan yahey in uu horgeeyo dabeetana waxa kor isku dhaafiyay wax alla wixii madax ahaa markii uu Boqor Xeyle Salaase soo gaadhey, ayuu Xeyle Salaase ninkii saajinka ahaa ee turufatoore ahaa sida (Wasiir-Cakuse), weydiiyay Su,aal su,aashaas oo ah ma adigaa I caayay mise ninkan aad wado ayaa I caayey kii baa isagoo doonaya in la dalacsiiyo oo maanka ku haya in uu maanta helay fursad weyn ayaa lasoo boodey ninkanaa ku caayey boqor oo waxaa yidhi, dabeetana Xeyle Salaase waxa uu ugu jawaabey isagu imuu caayine adigaa I caayey ninkan miskiinka ahi markii uu I caayay qof kaliyaa maqlayay laakiin adigu Itoobiya oo dhan ayaad cayda la I caayey gaadhsiisey waxa uu askartiisii ku amrey in Turufatooraha la taxaabo,ninkii uu wadeyna lasii daayo sidaa daraadeed waxa Madexweyne Siilaanyo sharafkii karaamadii, iyo sumcadii uu lahaa dhulka jiid jiidey Wasiir Cakuse, oo runtii la moodayay Shirkiisii jaraa,id mid u hadlaya qaab ciyaala suuq oo ka baxsan anshaxa iyo masuuliyada maxaa yeelay, hadii qaranimada iyo qof is qabtaan iyadaa gar leh jiritaankaa gar leh maxaa waxaaba keenay laba eray oo si Cilmiyeysan uu uga hadlo ayaa ku filaa. Waxan mar labaad cambaareynayaa xayiraada lagu soo rogey Tv ga Universal . waxaan kale oo aan si adag u cambaareynayaa xadhiga iyo tacadiga loogeystey wargeyska hubaal oo ilaa hada aan lagaraneyn cida uu u xayiranyahay.. Waxaa ayaan daro iyo guul daro wayn inagu ah iyadoo somaliland ay sheeganeyso iney tahay wadan dimuqraadi ah oo leh xoriyatul Qowl madax banaan in maalinba maalinta kadambeysa waxaan sakaaro ka biiqsan ay cabaadka sida goojada Geela kaadida circa iskaga keento anigu waxaan u arkaa ninkii yidhi Saacadaasuu kakamayaa ,macno badan malaha in Xukuumada rag katirsani Madexweynaha Magac kaga doonaan xadhiga iyo cagajugleynta lagu hayo saxaafada madaxa banaan ee kajirta ama kashaqeysa somaliland Arintaas oo sawir khaldan kabixineysa wadankeena curdinka ah ,aduunyadana tuseysa dimuqraadiyada aynu sheeganeyo iyo hab dhaqanka foosha xun ee xukuumadeenu kula dhaqmeyso saxaafada madaxa banaan inaaney ahayn wax is qabanaya. Iyadoo aynu aad ugaraneyno in wadamada sheegta dimurqaadiyada ama kudhaqma meelaha ugu waa wayn ee laga qiimeeya ay tahay hadba wadankaasi siduu ula dhaqmo saxaafada.. kuna darsoo aduunkana aqoonsi baynu ka dooneynaa. Hadii an usoo dago ujeeda Qoraalkeygan ama Baaqeygan. Waxaan u arkaa talaabada lagu xayirey Tv ga Universal ee laga qaaday ruqsada iney tahay mid kasoo horjeeda xoriyatul qawlka laguna cabudhinayo saxaafada xorta ah, waxaanan hadalkeyga kusoo gunaanadayaa Cakusow hadal la jiidjiidaa macno badan malahee Siilaanyo waa nin magac ku leh Siyaasada oo 1965kii bilaabay Siyaasada haka xumeyn Taariikhda intaad is leedahay hakuu daayo Warfaafinta . Aqoonyahan Axmed-Khaliif Jaamac Saalax



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured