Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

Ferguson oo seegi doona daawashada kulamada ugu horeeyay ee Man United xagagan —SABAB?

0 Visits: 1339 | Tuesday August 06, 2013 - 19:52:35
Sir Alex Ferguson ayaa seegi doona kulamada furitaanka ee xiliga cusub ee kooxda Man United iyo hogaamiyahooda cusub David Moyes sidaa waxaa sheegtay Daily Mail.

Read More »

Qoarmadii 19-aad - Qaranka Somaliland Wuxuu Ku Yimi Go´aanka Bulshada iyo Gumucii Mujaahidiinta

0 Visits: 1438 | Tuesday August 06, 2013 - 19:46:09
Waxa aynu iyana ognahay in wadanka Somaliland uu yahay qaran dimuqraadi ah oo ku dhisan nimaadka asxaabta badan

Read More »

WAX KA BARO BISHA RAMADAAN W/Q: C/RAXMAAN C/LAAHI (WIRDAANI) QORMADII 28AAD

0 Visits: 1360 | Tuesday August 06, 2013 - 19:39:14
Ramadaan waxaynu kaga jirnaa ayaamihii u danbeeyey ee ay inagu macasaalamaynaysay, ramadaan way tagaytay 28. XAALKAAGU SIDUU NOQON RAMADAAN BAXDO. Waa qormooyinkeeni taxanaha ahaa ee WAX KA BARO BISHA RAMADAAN iyo qormadeeni

Read More »

KULAN ALBAABADU U XIDHAN YIHIIN OO LA FILAAYO INUU DHEXMARO WASIIRKA DEBEDDA IYO XIRSI QALINKII Cabdi Xaji Axmed

0 Visits: 1319 | Tuesday August 06, 2013 - 19:33:50
Madaxweyne waan kuu duceeya, Alle ha ku tuso masuuliyadda dalka iyo balaayada ay alooosayaan wasiiradaadu

Read More »

Digniin Ku Socota; Siilaanyo, Dahabshiil, Xirsi iyo Samaale (Jano Kabood):

0 Visits: 1222 | Tuesday August 06, 2013 - 10:22:17
Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa "Nin Kuu Digey Kuma Dilin". Digniintani waxay ku socotaa ugu horeyn Madaxweynaha Soomaaliland oo

Read More »

Dalkeena Nimcaa Fadhfadhida ee u sheega munaafaqa magaciisa ku sheegay Baashe Muhumad

0 Visits: 1388 | Monday August 05, 2013 - 23:16:58
NASTEEXO KU SOCOTA SHACABKA SOMALILAND IYO DIGNIIN KU SOCOTA SHAR WADE BAASHE MUHUMED

Read More »

Digniin Ku Socota; Siilaanyo, Dahabshiil, Xirsi iyo Samaale (Jano Kabood):

0 Visits: 1357 | Monday August 05, 2013 - 19:38:56
Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa "Nin Kuu Digey Kuma Dilin". Digniintani waxay ku socotaa ugu horeyn Madaxweynaha Soomaaliland oo dhagaha ka fureystey talooyin badan oo si gooniya

Read More »

Haddaanu Nahay Jaaliyada Reer Somaliland Ee Norwey Ma Taageersanin Golaha Sharci Darada Ee Lagu Dhawaaqay.

0 Visits: 1163 | Monday August 05, 2013 - 19:26:16
xukuumadani waajibaadkeeda u gudan weydey maxaa yeelay iyadaa shacbigani u talo saartay Bissmillah Waxaan fialayaa baniaadamku waa kala aragti, waa kala feker waa kala aqoon badan yahay , markaa hadii qofku cabiro siyaasada wadankeena somaliland sida isaga aragtidiisa oo

Read More »

Jaaliyada CIDAGALEH ee Sacuudi Carabiya Waxay Hambalyo u Diraysaa Wasiirka DUULISTA Maxamuud Xaashi oo MADAARKII Dayac Tiray Wasaaradiina Masalaha Usoo Raray.

0 Visits: 1314 | Sunday August 04, 2013 - 19:48:51
Dhabbaha diyaaraduhu isticmaalaan ee la dhammaystiray oo cabbirka dhererkiisu dhan yahay 2KM iyo 64 Mitir

Read More »

ASTAAMAHA HOGAAMIYAHA FASHILMA!!! W/Q :AHMED MOHAMED QALINEL

0 Visits: 1324 | Sunday August 04, 2013 - 19:34:18
Astaamahanan hogaamiyaha guul daraysta waxaa iyana ka mid cadaalad daro iyo dulmi joogta ah

Read More »

Melez Zenawi Waxa Uu Cigaal Ku Yidhi Waxaannu Kuu Aqoonsanaynaa Inaad Tahay Aabbihii Geeska Afrika? Wasiir Warancadde

0 Visits: 1357 | Saturday August 03, 2013 - 19:59:57
Md Warancadde oo aannu weydiinnay xilligii ay Cigaal is-barteen, qaabkiisii hoggaamineed

Read More »

Waa Horumar La Gaadhay iyo Illahay Mahadii Mar Haddii AIRPORTIGA Hargeysa ay BOING iyo AIRBUS Fadhiisan Karaan Maantaba .

0 Visits: 1413 | Saturday August 03, 2013 - 19:53:39
Md. Maxamuud Xaashi waxa uu tafaasiil ka bixiyey shaqada laga qabtay dhabbaha madaarka Masuuliyiinta Wasaaradda Duulista Hawada & Gaadiidka Cirka iyo shirkadda Somaliland China Hono Group ayaa si rasmi ah maanta ugu dhawaaqay in la dhammaystiray dhabbaha (Run

Read More »

Hadii Aad Doonayso Inaad Barato Jacaylka Booqo Darbiga Jacaylka Ee Soo Socdaa

0 Visits: 1260 | Friday August 02, 2013 - 20:27:05
Darbiga wayn ee ku yaala Magaalada Paris ee loogu Magacdaray darbiga Jacaylka ayaa noqday mid ay dadyawga isjecel ee caalamku soo booqdaan iyagoo isku muu jinaya kalgacal badan.

Read More »

Xirsaw Garashada Naftaadu, Waa Guusha Nolashaada. Qalinkii : Abdi aziz mahamoud Yousuf (Zaciimu- Ruuxi )

0 Visits: 1395 | Friday August 02, 2013 - 20:23:25
waxaaa ay ku tiraabayeen in badan oo shacabkihi markii hore maanu fahmin waxa uu u joogay madax tooyada

Read More »

Xukuumadda Oo Saddex Sano Jirsatey Iyo Waxyaahaba Muuqda Ee Qabsoomay Qybtii 2aad

0 Visits: 1268 | Friday August 02, 2013 - 20:17:04
Sidoo kale xukuumaddu waxay wax weyn ka qabatay arrimaha bulshada sida caafimaadka

Read More »

WAA LAGA DUCAYSTAA AMMAANTA CISMAAN HINDI.

0 Visits: 1252 | Thursday August 01, 2013 - 20:18:20
Kolka nin tuug ihi ku amaano nin shariif ihina ku caayo waa leys gartaa oo nafta lala xisabtama

Read More »

Libaax Nimaan Aqoonbaa Lax Ka Soo Rida

0 Visits: 1273 | Thursday August 01, 2013 - 11:22:44
Waxaan marka hore salaamayaa hawl wadeenada sida mugale ee hagarlaanta ah u soo baahiya wararka & araada kale waxaan leeyahay salaama calaykum Ramadaan kariim. Qwaxaan maant qalinka

Read More »

Hadaan Tahriibi Lahaa Madaxtooyada Miyaan Laygu Casuumeen

0 Visits: 1250 | Thursday August 01, 2013 - 11:20:36
asalaamu calaykum wa raxmatulaah waxaan marka hore u mahadnaqayaa dhamaan hawl wadeenada shabakadan ii suura galisay inaad aragtidayda ila wadaagtaa. marka xigta

Read More »

Madaxweyne Shacabka Ku Soo Doortay Tixgelin Sii Dhegaysigooda, Hana Dhibsan Wadatashiga Iyo Toosinta Aynu Ku Soo Nabad Iyo Caanaba Maalnay,

0 Visits: 1079 | Thursday August 01, 2013 - 08:22:46
Somaliland waxay ku soo nabad iyo caanaba maashay oo ay heerkaa  

Read More »

Jaaliyadda reer Somaliland ee Toronto,oo si Buuxda u Taageeray Guddiga Toosinta iyo Talo Qaran.

0 Visits: 1212 | Wednesday July 31, 2013 - 19:50:20
waanay uga lexo jeclo badan yihiin xirsi sablaale waxaa hubaal ah in xukuumaddan siilaanyo ay ka leexatay jidkii saxa ahaa

Read More »

featured