Ferguson oo seegi doona daawashada kulamada ugu horeeyay ee Man United xagagan —SABAB?

0
Tuesday August 06, 2013 - 19:52:35 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1343
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ferguson oo seegi doona daawashada kulamada ugu horeeyay ee Man United xagagan —SABAB?

    Sir Alex Ferguson ayaa seegi doona kulamada furitaanka ee xiliga cusub ee kooxda Man United iyo hogaamiyahooda cusub David Moyes sidaa waxaa sheegtay Daily Mail.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sir Alex Ferguson ayaa seegi doona kulamada furitaanka ee xiliga cusub ee kooxda Man United iyo hogaamiyahooda cusub David Moyes sidaa waxaa sheegtay Daily Mail. Sir Alex Ferguson ayaa seegi doona kulamada furitaanka ee xiliga cusub ee kooxda Man United iyo hogaamiyahooda cusub David Moyes sidaa waxaa sheegtay Daily Mail.
Ferguson kaas oo ciyaaraha ka fariistay dhamadkii xagagan kadib 26 sano oo uu xukumayay kooxda Old Trafford ayaa lagu sameyn doonaa qaliin taas oo keeneysa in uusan nasiib uyeelan doonin bilawga kulamada United ee samanka David Moyes.
Halyeyga Scotishka ah ayaa qalinka mari doona dhamaadka July waxaana uusan awoodi Karin in uu yimaado kulanka Community Shield-ka ee Man United kaga horjeedo Wigan 11-ka August, markas oo la rajeynaayo in uu Moyes qaado koobkii koowaad.

Fergie ayaa laga qali doonaa sinta halkaas oo uu mudo ka sheeganayay .
Moyes ayaa ku bilaaban doona ololihiisa Premier League safar uu ku booqanayo Swansea ka hor inta uusan kulankiisii ugu horeeyay ee waqtigiisa United ku soo dhoweyn Old Trafford kooxda Chelsea.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured