ASTAAMAHA HOGAAMIYAHA FASHILMA!!! W/Q :AHMED MOHAMED QALINEL

0
Sunday August 04, 2013 - 19:34:18 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1330
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    ASTAAMAHA HOGAAMIYAHA FASHILMA!!! W/Q :AHMED MOHAMED QALINEL

    Astaamahanan hogaamiyaha guul daraysta waxaa iyana ka mid cadaalad daro iyo dulmi joogta ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Astaamahanan hogaamiyaha guul daraysta waxaa iyana ka mid cadaalad daro iyo dulmi joogta ah Marka hore waxaan halkan ka salaamayaa dhamaan warbaahinta ka duwan ee electronic ah gaar ahaan shabakada caalamiga ah ee Hadhwanaagnew waxaanan uga mahad celinayaa sida hagar la,aan ta ah ee umada ugu shaqeeyaan
Haddii aan u soo noqdo u jeeda maqaalkan oo ah in ay nu eegno astaamaha hogaamiyaaha falshilmah
Waxaa lagu gartaa waa nin umad
maamul u ah oo ku caana maalay digtaatoorinimo iyo madax adayg xad- dhaafa waxaa kale oo aan lagu garan waayi waa shakhsi amaan jecel cadhadiisuna ay dhawdahay dad wuxuu soo dhawaystaa in tidhaa adaa saxsan oo oo wax walba sidii loogu talo galay ayaa u qabadatay shacadku way ku ogal yihiin inyar oo xaasidiin ah mooyaan

Kuwa sidaa wax ugu sheega ayuu soo dhawaystaa ,kuwana waxay dhawranayaan masaaliix dooda gaar ka ah oo wixii ay is yidhaah daan way ka hor imanayasaa way iska awdayaan iyaga oo adeegsanay been xad-dhaafa .
Astaamahanan hogaamiyaha guul daraysta waxaa iyana ka mid cadaalad daro iyo dulmi joogta ah oo uu umada uu maamulayo ku hayo waxaa caado u ah cadaalad daro u noqotay cadaalad wuxuu soo dhawaystaa in ta aan amarkiisa odhan kari masuul halkaasi wax baa ka qaladan e side baynu u saxnaa .
In taa waxaa soo raac (poor ommunication ) xidhiidh ka isaga iyo bulshada uu maamulaya ka dhexeeyaa waa mid hoose waxaana ku kala dhex jira guul wadayaa inta ay iyagu wax kharibaan hadana u sheegaya war aan ahayn xaqii oo ay is leeyahiin ha ku farxo .
Waxa intaa soo raacda in muda uu qayb qaybiyo si uu u xukumo waxa uu rabo u marsiiyo soona kala dhawaysto si uu u helo qaar taabacsan
Maqaal taxane aha
W/Q :AHMED MOHAMED QALINEL




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured