Haddaanu Nahay Jaaliyada Reer Somaliland Ee Norwey Ma Taageersanin Golaha Sharci Darada Ee Lagu Dhawaaqay.

0
Monday August 05, 2013 - 19:26:16 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1168
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Haddaanu Nahay Jaaliyada Reer Somaliland Ee Norwey Ma Taageersanin Golaha Sharci Darada Ee Lagu Dhawaaqay.

    xukuumadani waajibaadkeeda u gudan weydey maxaa yeelay iyadaa shacbigani u talo saartay Bissmillah Waxaan fialayaa baniaadamku waa kala aragti, waa kala feker waa kala aqoon badan yahay , markaa hadii qofku cabiro siyaasada wadankeena somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

xukuumadani waajibaadkeeda u gudan weydey maxaa yeelay iyadaa shacbigani u talo saartay Bissmillah Waxaan fialayaa baniaadamku waa kala aragti, waa kala feker waa kala aqoon badan yahay , markaa hadii qofku cabiro siyaasada wadankeena somaliland sida isaga aragtidiisa oo xukuumadani waajibaadkeeda u gudan weydey maxaa yeelay iyadaa shacbigani u talo saartay
Bissmillah Waxaan fialayaa baniaadamku waa kala aragti, waa kala feker waa kala aqoon badan yahay , markaa hadii qofku cabiro siyaasada wadankeena somaliland sida isaga aragtidiisa oo keliya ayuu uga hadli karaa laakiin af qurba joog wadan dhan kuma hadli karo waana xaaraan , sidaa waxaan u leeyahay waxaan daalacday maqaal ama aragti u muuqata ama loo qoray isku duubni taasi waxba kama jiraan weeye marka hore

Ta labaad golahan lagaga dhawaaqay wadanka waa xaaraan maqdac ah aragtidayda ninkii wax mucaaradaya waxaa jira xisbiyo mucaarid kii uu doono xor u yahay oo uu geli karo, halkaas ayuu wixii khaldan ka sheegi karaa xukuumada kulmiye ma aha waxaan khaldamin dabcan khalad waa dhici karaa laakiin distoorkeena ayay ku caddahay habka qaladaadkaa lagu xalinayo ama looga hadlayo

Haddii maanta uu sharci noqdo golahaasi beri aniga iyo khayrkay waxaa noo furan inaanu ku dhawaaqno gole guurti ama gole wakiil oo madax banaan,,,, ma aha inaynu indhaha iska ridno hore ayay u dhacday wakhtigii xukuumadii rayaale waatii aynu wada ogeyn ee jeelka mandheera loo diray anigu maba garanayo waxa ay xukuumadani waajibaadkeeda u gudan weydey maxaa yeelay iyadaa shacbigani u talo saartay inay masuul uga noqoto wixii hadba ku soo kordha wadankeena
wabilaahai tawfiiq
Ali Jama
Oslo



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured