Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

Musuqmasuqa Qaawan Ee Uu Wasiirka Duulista Iyo Hawadu Uu Ka Wado Madaarka Caasimada Hargaysa. Q/L:By; Khaddar Jirde Ahmed

0 Visits: 1122 | Wednesday January 08, 2014 - 20:24:43
waxa beryahanba soo baxaysay qala dhaan cabsho oo ay ka cabanayaan gadalaydii madaarka weligoodba ka shaqayn jiratay in uu wasiirka duulsta iyo hawadu xadhig ku guray isaga o

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Hogaamin kari la Wasiiradadiisa Hantida Qarranka Kumamay Iyo Xusbigii Kulmiye...(his corrupt cabinet ministers there no government decision and party leaders)

0 Visits: 1110 | Tuesday January 07, 2014 - 21:37:52
Waxaa inala soo dersey Dhibaatadii dalka ugu weyneyd, waxaa yimid Wasiiro Musuq iyo kooxo mafio ku ah hantida qarranka oo ay hogaaminayaan labada Wasiir Ee Jamhuuriyadda Ugu Musuqa Iyo Awwoodaha badan, Waxay ka dhigteen Hantidii qarranka waxay lee yihiin Waxaad maqlaysaa

Read More »

Kulmiye Waa Burburayaa Waxaana Lagu Aasi Doonaa Xabaalaha Gar-adag Ee Uu Markii Horeba Ka Yimid.

0 Visits: 1130 | Tuesday January 07, 2014 - 08:29:07
Mudo sanad ah ayuu khilaafka kulmiye soo jiitamayey waxaanu u kala jabay garabyo fara badan oo mid waliba doonayso in ay ta kale muquuniso,waxaa xisbiga ku loolamaya baarqabyo farabadan oo siilaanyo ka kow yahay.

Read More »

Yaa ka Danbeeyey Xadhiga Guuleed Daahir Samatar?

0 Visits: 1064 | Sunday January 05, 2014 - 22:17:49
Asc dhamaan umada muslimiinta ah meelkasta oo aad joogtaanba. sida aynu wada ognahay waxaa habeenkii taariikhdu ahayd 03.01.2014 ay ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee loo yaqaan RRU ay saqdii dhexe gurigiisa ugu soo dhaceen badhasaab ku xigeenkii hore ee gobolka togdheer mr guuleed daahir samatar…

Read More »

Wada hadalada Somalia iyo Somaliland xaalkoodu waa hadal haamo lagama buuxsho

0 Visits: 1324 | Sunday January 05, 2014 - 21:53:55
Xukuumada uu hogaanka ka yahay Madaxweyne Axmed-siiraanyo tan iyo intay talada dalka la wareegtay waxay bilawday inay shacabka u dhigto riwaayad la yidhaa (Dhallaan habaabis) oo ay

Read More »

Ma ogtahay inaanay diyaaradi Hargeisa fadhiisan ilaa Muqdisho laga soo fasaxo? Waa qalinkii:Baxnaan xaaji aden

0 Visits: 1103 | Sunday January 05, 2014 - 21:44:30
Dhaqane iyo dhaashane dhalin weeye magaallo.dhaqankoodu mid maaha .Dhaliil la iskama qaato .DHafoor taabasho weeye .Dhibtana la iskuma eego.daily way kaftamaan . Hadana la isma dhegaysto.Dhoohanaad tahay waalan iyo adaa dhoocil ka liita warkoodaa ku dhamaadee .Kaalayoo bal dhegeyso

Read More »

TACSI TIIRAANYO LEH OO KU SOCOOTAYA Dr. Aaden yuusuf Abokor oo walaalkii Cabdi Yuusuf Abokor uu ku geeriyooday dalka ingiriiska magaalada london

0 Visits: 933 | Saturday January 04, 2014 - 21:44:15
TACSI TIIRAANYO LEH OO KU SOCOOTAYA Dr. Aaden yuusuf Abokor oo walaalkii Cabdi Yuusuf Abokor uu ku geeriyooday dalka ingiriiska magaalada london

Read More »

Wasiir Xirsi Dawladnimada Wuxuu U Haystaa In ay Tahay NGO Dhaqaale Lagu Urursado,Hadalkii Xildhibaan Waabeeyana Wuxuu U Ekaa Waraysigii U C/salaan Hereri Ka Qaaday Cali Mahadi 1991-kii.

1 Visits: 1211 | Saturday January 04, 2014 - 21:39:24
Allaha ha u naxariistee Abwaankii C/qaadir Xirsi Yem yem markii uu arkay sanadihii danbe ee kacaanka oo uu meel walba uu ka bilaabay mudaharaad lagaga soo hor jeedey xukuumadii

Read More »

Canbareen Xadhigi lagula kacay G/ku xigeenki hore G/Togdheer

0 Visits: 1118 | Saturday January 04, 2014 - 20:48:47
waxaanu aad iyo aad uga xunahay xadhiga loo geystay G/ku xigeenki horre G/togdheer guuleed daahir samatar kaas oo habeen hore lagala baxay gurigisa

Read More »

Guul-darooyinka Siyaasadeed ee Wasiir Samaale iyo Dhaqaale Xumadda Dalka oo gil-gilay Madaxtooyada

0 Visits: 1080 | Saturday January 04, 2014 - 20:29:13
Maamulka dawliga ahi waa haggaha hayaanka Bulsho ee dhinaca wanaagsan, hadii aan loo meel deyina wuxuu ka tuuraa haadaan dadka iyo dalka lagu aaminay.

Read More »

Horta RRU da ma Xirsaa leh?

0 Visits: 1201 | Friday January 03, 2014 - 22:24:57
Dhaqane iyo dhaashane dhalin weeye magaallo.dhaqankoodu mid maaha . Dhaliil la iskama qaato . DHafoor taabasho weeye . Dhibtana la iskuma eego.daily way kaftamaan . Hadana la isma dhegaysto.Dhoohanaad tahay waalan iyo adaa dhoocil ka liita warkoodaa ku dhamaadee

Read More »

OGAYSIIS SHIRWAYNAHA BEEL WAYNTA HABAR YOONIS EE WADANKA GERMANY 04/01/2014

0 Visits: 1149 | Thursday January 02, 2014 - 20:08:43
WAXA DHAMAAN LOOGU BUSHAARAYNAYAA BEEL WAYNTA HABAR YOONIS EE DEGAN WADANKA GERMANY INAY KA SOO QAYB GALAAN SHIR WAYNII KOOWAAD EE BEELWAYNTA HABAR YOONIS

Read More »

Xukuumada Siilaanyo iyo Xeerarkii Dastuurka ee ay u-badheedhey in ay si-cadaan ah u-buriso una baalmarto. qalinkii A/raham fidhinle UK.–

0 Visits: 1060 | Thursday January 02, 2014 - 08:31:00
Tirsigii 57-aad Xukuumada Siilaanyo waxa ay kursiga haleeshay iyada oo wadanka S/land uu yahay wadan nabdoon oo u-baahnaa uun in dimuqraadigii lagu taami jirey in la kool-kooliyo oo la naaxiyo maa-daama ay shacabkiisu

Read More »

2014-Ka Reer Hargeysa waxay Ku Xusayaan Cunaqabateynta Biyaha ee ay Saareen Dadka Ku Loolamaya Kursigii Siilaanyo loo Doortay Eryal Sharona Biyaha Kamu Jarin Carafaad Markii Uu Ku Go’doomiyey Gurigiisa 2002-dii. Qormadii 1 ad:

0 Visits: 1040 | Wednesday January 01, 2014 - 20:23:04
Wax qarsoon may ahayn markii mudaharadyo rashado watay oo sababay in ay dad ku dhaawacmaan hanti badanina ay ku burburto ay ka dhacday hargeysa 26,27 ,28—kii Decenber /2013-kii kadib markii ay shaqo joojin sameeyeen

Read More »

Afarta wasiir ee siilaanyo adeerka u yahay dalka halaga qabto yaan dalka lagu eegin iyo islaantan dadka Tvga ka caayaysa Maa Iyada Ka Talisa iyoaadiyo afartan inan ee yaryar mise madaxweyne waran ayaynu leenahay ?–

0 Visits: 1159 | Wednesday January 01, 2014 - 16:50:31
Asc Waxan salamaya saxaafada xorta ah iyo dhamaan shacbi weynaha somaliland gar ahaan websitka xogreebnews.com

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Kaalintii uu Saddexdii Sanno ee La Soo Dhaafay U Hayay Wasiir Xirsi ku bedeshay Wasiirka Duulista iyo sababaha keenay?..Qormadii Koowaad

0 Visits: 1141 | Wednesday January 01, 2014 - 16:37:33
Tartan dhinaca siyaasada ah oo saddexdii sano ee ugu dambeeyay u dhaxeeyay Wasiirada Madaxtooyada iyo Duulista hawada ayaa hada u eeg mid gabogabo ku dhaw.

Read More »

Ma La Odhan Karaa Beesha Madaxweyne Siilaanyo Deegaamayntii Qarsooneyd ee ay ka Waday Berbera Wuu Hirgalay!

0 Visits: 1138 | Tuesday December 31, 2013 - 12:10:39
somaliland waa beelo isku tegay oo beelba meel ayuu ilahay ku abuuray oo tejiyey, sidaasina way ku wada nool yihiin guud ahaanba beelaha somaliland oo mid kastaa waxay iimaansatay meesha uu ilahay ku abuuray,sidaasina waxay ku dhisteen dawladooda

Read More »

Magacaabiddii Safiir Sifir iyo Wasiir M.Cabdilaahi Waxay Fadaraysay Siyaasaddii Dibadda ee Somaliland Qore cali Dool Axmed ”Ex C.Qoryoley” 30.12.2013

0 Visits: 1138 | Tuesday December 31, 2013 - 08:14:05
Maqaalkani kuma imanin,shaqsi neceyb laakiin waa xaqiiqo sheegid ku qotonta,rabitaan ah in la citiraafo jamhuriyadda Somaliland iyo inaan uga digo,una tilmaamo madaxweyne Siilaanyo dhaliilo muuqda oo siyaasadeed oo taariikhdiisa dambe madoobayn kara,hadaba aan ku horeeyee,ninka odayga ah ee lagu

Read More »

WASAARADA DUULISTIYO HAWADA IYO GAADIIDKA CIRKA EE SOMALILAND MA DAD QABIILBAA KA HAWLGALA MISE DAD QARAN.

0 Visits: 1246 | Monday December 30, 2013 - 21:00:51
Marka hore waxaan aad u salaamayaa dhamaan warbaahinta madaxa banaan ee afka soomaaliga ku hadasha marka xigta waxaan halkan rabaa inaan idinku soo gudbiyo maqaal taxane noqon doona oo wiig walba aan qayb idiin soo gudbin doono oo aan kaga hadli doono Ugu horeyn

Read More »

WASAARADA DUULISTIYO HAWADA IYO GAADIIDKA CIRKA EE SOMALILAND MA DAD QABIILBAA KA HAWLGALA MISE DAD QARAN.

0 Visits: 840 | Monday December 30, 2013 - 20:30:16
Marka hore waxaan aad u salaamayaa dhamaan warbaahinta madaxa banaan ee afka soomaaliga ku hadasha marka xigta waxaan halkan rabaa inaan idinku soo gudbiyo maqaal taxane noqon doona oo wiig walba aan qayb idiin soo gudbin doono oo aan kaga hadli doono Ugu horeyn

Read More »

featured