Ma ogtahay inaanay diyaaradi Hargeisa fadhiisan ilaa Muqdisho laga soo fasaxo? Waa qalinkii:Baxnaan xaaji aden
Dhaqane iyo dhaashane dhalin weeye magaallo.dhaqankoodu mid maaha .Dhaliil la iskama qaato .DHafoor taabasho weeye .Dhibtana la iskuma eego.daily way kaftamaan . Hadana la isma dhegaysto.Dhoohanaad tahay waalan iyo adaa dhoocil ka liita warkoodaa ku dhamaadee .Kaalayoo bal dhegeyso
Dhaqane:Adeer dalka hadaa iibiseen maa dadka saani ugu warantaan?
Dhaashane:Waar anagu fartiina waanu baranay imika.Markaanu waftiga turkiga tegaya idinka reebno ayaa waxaa ku hadashaan. Dhaqane:Safarkii hore hawadaa soo iibsateen ,safarkana waa halkee? Dhaashane:Sowdinkii maqlayey in hawada Somaliya iyo ta Somaliland Hargeisa laga xukumi doono maaha maxaa isla yeelyeelaysaan? Dhaqane:Waar waxaasi huuhaa bay aheyde.Natiijadii dhabta aheyd sow may noqon in dayaarada Hargeisa soo fadhiisanaysa Moqdisho laga soo fasaxo?Adeer waxaa naga daayoo imika waa halkee dee?Lacagtii ciidan beeleedkaa soo qaadaysaan sow maaha ?Wuxuu yidhi : taariikhda ninkii ku waynaaday iyo anoo kale looma tumo teneg. Dhaashane:Dee horta weligaaba wax khayr leh maad sheegin oo kula yaabi maayo ,waxaan se kuu sheegayaa :Wadankan adeer cid nooga lexo jeclo badani ma jirto Dhaqane:Qadar miyaa sii maraysaan mise waa soo maraysaan? Dhaashane:Oo waayo Qadar maxaa yaala ?Qadartu miyaanay dowladii carbeed aheyn? Dhaqane:Ma markaa is carrab tirijirteen bay gaadhay ?Waar carrab lahaane cantofoode ,waad ogtay inay Qadar tahay dilaal la yidhi , Somaliland soo iibiye goormaa lacagtii soo qaadanaysaan aa ku ogolaateen inaynu noqono federalka. Dhaashane:Fanto iyo furqba ku dil federal ku lahaa. Waa qalinkii:Baxnaan xaaji aden Leave a comment |
|
Ma ogtahay inaanay diyaaradi Hargeisa fadhiisan ilaa Muqdisho laga soo fasaxo? Waa qalinkii:Baxnaan xaaji aden
Dhaqane iyo dhaashane dhalin weeye magaallo.dhaqankoodu mid maaha .Dhaliil la iskama qaato .DHafoor taabasho weeye .Dhibtana la iskuma eego.daily way kaftamaan . Hadana la isma dhegaysto.Dhoohanaad tahay waalan iyo adaa dhoocil ka liita warkoodaa k