Afarta wasiir ee siilaanyo adeerka u yahay dalka halaga qabto yaan dalka lagu eegin iyo islaantan dadka Tvga ka caayaysa Maa Iyada Ka Talisa iyoaadiyo afartan inan ee yaryar mise madaxweyne waran ayaynu leenahay ?–

0
Wednesday January 01, 2014 - 16:50:31 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1165
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Afarta wasiir ee siilaanyo adeerka u yahay dalka halaga qabto yaan dalka lagu eegin iyo islaantan dadka Tvga ka caayaysa Maa Iyada Ka Talisa iyoaadiyo afartan inan ee yaryar mise madaxweyne waran ayaynu leenahay ?–

    Asc Waxan salamaya saxaafada xorta ah iyo dhamaan shacbi weynaha somaliland gar ahaan websitka xogreebnews.com

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asc Waxan salamaya saxaafada xorta ah iyo dhamaan shacbi weynaha somaliland gar ahaan websitka xogreebnews.com miyay tahay manta in la idhaahdo dadka haraadan ee maatida iyo caaruurta leh
in la yidhaahdo waxay u baahnyeen may ahayn wax daruuriya ama
dusha laga saaro siyaasada la galiyo biyaha ?
waxaan odhana laha waa aqoonta xirsi leeyahay inuu sida ula hadlo shacabka
haraadan iyo in la waayey wax lagu maydho maydka
taladii qaranku waxay gacanta ugu jirta dad aan la aqoon meelay ka soo jeedan iyo meelay u jeedan
iyaado xabado lala dhacaayo masaakinta iyo caruurta waayeelka leh aya la qaadanaya shahaado

yay wax u qabteen yaase ay wax u taareen hadad ku wadaan oo ku daawataan dalka sidan waa ayandaro
ilahayna haka soo gaadho
waxaan leeyahay asxaabta mucaaridka dalka sidaan haku eegaanina ee wax ka qabta
dalku mugdi ayuu ku jira afartan wasiir ee siilaanyo aderka u yahay halaga qabto dalka waa budhcad qamaamsan hadaan laga soo gaadhina waxaa la dhiisayey 21 sano way idindeynayaan runtii ee sidan halaga dhiidhiyo
berigii u xilka daahir hayey wadii kulmiye loo raxleynaayeye maaye dadkii sidii la oga u qaylinaayey u yacaayey
mise waxay ka baqayaan RRu waa ciidna loogu talo galaye inay layaan ma aha ciidan argaagaxiso waa kuwii dalka lagu cunii ;laha
Laki Cabdi Cali
Harvard University
Usa
Deeqa6@outlook.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured