Canbareen Xadhigi lagula kacay G/ku xigeenki hore G/Togdheer
waxaanu aad iyo aad uga xunahay xadhiga loo geystay G/ku xigeenki horre G/togdheer
guuleed daahir samatar kaas oo habeen hore lagala baxay gurigisa
waxaanu aad iyo aad uga xunahay xadhiga loo geystay G/ku xigeenki horre G/togdheer
guuleed daahir samatar kaas oo habeen hore lagala baxay gurigisa kaas oo aan u muuqan sifo sharci ah waxaa wax laga xumaado ah in labadi habeenimo sidi tuugta loo dhacay guriga gudoomiyaha kaas oo marki isaga lala baxay gurigi iyo maatidina cagta lasii mariyay Shalaybay ahayeed marki hargeisa dadki onku qabtay ee sida salmiga ah u mudaharaaday risaasta nool lugu jawaabay Shalaybay ahayeed marki burco sido kale dadki mudaharadayay lugu jawaabay risaasta nool Shalaybay ahayeed marki xirsi xildhibaanka lasoo doortay ee oodwayene lahaa xidha waa wax idhihii caafimaad qaba ay arkayaan Hadaba anagoo kala ah dadka hoos ku xusan waxaanu canbareynayna falka foosha xun 1.Abdiraxmaan Cadceed 2. abdixakin mohamoud Guunje 3.Hamse ali Boodhle 4.hassan axmed hirsi diinaari 5.abdiqadir siciid ducaale 6.mustafe mumin 7.mowliid abdi mahamoud 8.ali mahamed ali 9.mahamed hassan member of the community , S/land Germany Leave a comment |
|
Canbareen Xadhigi lagula kacay G/ku xigeenki hore G/Togdheer
waxaanu aad iyo aad uga xunahay xadhiga loo geystay G/ku xigeenki horre G/togdheer guuleed daahir samatar kaas oo habeen hore lagala baxay gurigisa