Wararka

Xukuumadda Somaliland oo hawadeeda ka mamnuucday Duulimaadyada Qaramada Midoobay , kuwa fadhiyana Amartay in aanay Duuli Karin

0 Visits: 1126 | Tuesday May 14, 2013 - 13:09:49
Hargeysa(xogreebnews.com) Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada Somaliland Maxamud Xaashi Cabdi ayaa ku dhawaaqay Somaliland in ay Hawadeeda ka mamnuucday

Read More »

Sawirka Todobaadka Cirro Iyo Muuse Biixi Oo Faysal Isugu Tagay

0 Visits: 1223 | Tuesday May 14, 2013 - 08:02:55
miyanay sidaas ahaayn ileen watan salaanti danbi noqotee,

Read More »

Obama Iyo Ra’isal Wasaaraha Britain Cameron Oo Washington Kana Wada Hadlay Arrinta Soomaaliya Iyo Sababta Somaliland Shirkii London Uga Qayb Gali Wayday

0 Visits: 1148 | Tuesday May 14, 2013 - 07:48:21
Madaxweynaha dalka maraykanka Barack Obama ayaa xarunta guriga cad xafiiskiisa gaarka ah ee Oval Office-ka loo yaqaano wuxuu ku qaabilay hogaamiyaha ugu dhaw dalka maraykanka waa ra'isal wasaaraha dalka ingiriiska David Cameron oo socdaal rasmi ah ku jooga dalka maraykanka.

Read More »

Warsaxaafadeed Ay Soo Saareen Xisbiga UCID XIsbigaUCID :-

0 Visits: 1105 | Tuesday May 14, 2013 - 07:46:31
1. Salaantu waxay ka dhaxaysaa guud ahaanba ummadaha ku nool dunida guudkeeda,midab kast oo ay leeyihiin iyo Diin kasta oo ay aamin sanyihiinba,wax kasta oo aad isu qabtaan salaantu waa waajib.Madaxda Somaliland iyo Soomaaliyana ma aha markii ugu hioreysay ee ay is gacan qaadan,Jabuuti,Uk,Dubia

Read More »

Faysal Cali Waraabe Oo Si Kulul Uga Jawaabay Eedayntii Xukuumadda Ee Kulankii Uu La Yeeshay Madaxweynaha Somaliya

0 Visits: 1113 | Tuesday May 14, 2013 - 07:42:07
London(xogreebnews.com- Guddoomiyaha xisibiga mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa caawa si kulul oo hanjabaadi ku jirto uga jawaabay shir jaraa'id

Read More »

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Addis-ababa kula Kulmay Madaxada Safaarada UK ee Itoobiya

0 Visits: 1266 | Tuesday May 14, 2013 - 07:38:25
Adis ababa-( xogreebnews.com- Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo ku sugan Magaalada Addis-ababa ayaa maanta Kulan kula yeeshay

Read More »

Xaalada Magalada Burco Oo Galabta Degan Ka Dib Mudaharaad Dhimasho Iyo Dhawacba Keenay Oo Magalada Gil-gilay Maanta

0 Visits: 1092 | Monday May 13, 2013 - 19:39:09
Burco(xogreebnews.com- Xaalada magalada Buro ee xarunta Gobolka Togdheer ayaa degan ka dib Mudaharaad rabshado watay oo gilgilay magalada maanta kaas oo ay soo abaabuleen

Read More »

Xukuumadda Somaliland oo go’aan ka soo saartay kulankii uu Feysal cali Waraabe la yeeshay Madaxweynaha Somaliya

0 Visits: 964 | Monday May 13, 2013 - 19:32:47
Burco(xogreebnews.com- Xaalada magalada Buro ee xarunta Gobolka Togdheer ayaa degan ka dib Mudaharaad

Read More »

Maayarka Burco oo eeda ninkii Ciidanka RRU-du Dileen dusha ka saaray Xukuumadda Xukkumadda ayay u taalaa in ay ka jawaabto sababta rasaasta dadka logu furay

0 Visits: 1169 | Monday May 13, 2013 - 19:30:48
Burco(xogreebnews.com-Maayarka Magaaladda Burco Maxamed Muraad ayaa Eeda Ninkii maanta lagu Dillay burco

Read More »

Wasiirka warfaafinta Somaliland Oo Ka Hadlay Kulan Dhexmay Gudoomiyaha UCID Eng faysal iyo Madaxda Somaliya.

0 Visits: 997 | Monday May 13, 2013 - 19:28:10
Hargeysa(xogreebnews.com--Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigalinta Somaliland

Read More »

Xisbiga Waddani Oo La Saftay Xukumadda Siilaanyo Iyo Xisbiga Kulmiye Oo Dhaleeceeyay Gudoomiyaha UCID- Faysal Cali Waraabe

0 Visits: 1077 | Monday May 13, 2013 - 19:26:40
(xogreebnews.com-Af-hayeenka Xisbiga Wadani Laantiisa Denmark Oo Cambaareeyey Kulankii Dhexmaray Faysal Ali Waraaabe Iyo Madaxweynaha Somalia, Soona Jeediyey In Faysal Laga Mamnuuco Ka Qaybgalka Wada Hadalka Soo Socda Ee Dhex-maridoona Somaliland iyo Somalia.

Read More »

Xisbiga Muxaafidka Ah Ee KULMIYE Oo Cambaareeyay Kulankii Guddoomiyaha UCID la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya

0 Visits: 1097 | Monday May 13, 2013 - 08:18:15
Hargeysa (xogreebnews.com-- Xisbiga Tallada dalka haya ee KULMIYE ayaa cambaareeyay kulankii uu habeen hore Guddoomiyaha Xisbiga UCID la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud iyo Wasiirkiisa Khaarajiga Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan.

Read More »

Liiska Masuuliyiinta Ku Foogan Hanti Urursiga Iyo Kuwa Kale Ee Daacada Ah.

0 Visits: 1236 | Monday May 13, 2013 - 07:54:27
Qormadii 1aad: (xogreebnews.com-sideedaba saaxiibayaal dadku weyn neceb yihiin in loo sheego khaladka uu leeyahay balse soomaalida ayaa ku maah maahda runtu ragga wey ka nihisaaye ma disho, sidoo kale waxay ku maah maahdaa runtu fanto maaha.

Read More »

Wasiirka Dib u Dajinta ee Somaliland Saleeban Xaglotoosiye oo sheegay in aanu iscasileynin, si weyna loogu soo dhaweyey madaarka Hargeysa.(Daawo sawiro

0 Visits: 1147 | Monday May 13, 2013 - 07:41:26
Wasiir Xaglatoosiye oo ugu horeyn ka hadlay Warar warbaahintu qortay oo ahaa in uu xilkaasi iska C

Read More »

Taliyayaasha Sirdoonka iyo Booliiska Puntland oo Hargeysa ku sugan

0 Visits: 1120 | Monday May 13, 2013 - 07:36:47
Hargeysa(xogreebnews.com- Taliyayaasha Ciidamadda Sirdoonka C/raxmaan Yuusuf Faarax iyo Booliiska Puntland Cali Nuur Cumar ayaa muddo laba cisho ah ku sugan Hargeysa, kuwaas oo aan la garanayn ujeedada Socdaalkooda. Labada

Read More »

Qaraxyo Wawayn Oo Galaftay Nolosha Dad Badan Oo Ka Dhacay Wadanka Turkiga+Sawiro

0 Visits: 1124 | Sunday May 12, 2013 - 11:31:08
-laba qarax oo wawayn oo loo adeegsaday baabuur ayaa ka dhacay dalka Turkiga ,Masuuliyiinta T

Read More »

Guriga Cad ee dalka mareykanka looga taliyo oo goordhaweyd Dabka kacey

0 Visits: 1202 | Sunday May 12, 2013 - 11:14:51
Washington (xogreebnews.com) waxaa goordhaweyd dab qabsadey aqalka cad ee dalka mareykanka looga taliyo dabkaas oo lasheegey inuu ka kacey qaybta

Read More »

Nuxurka Kulan Xalay Madaxweyne Siilanyo,Wasiir Xirsi Iyo 22 Oday Oo Ka Soo Jeeda Ardaaga Wasiir Cabdi Aw Daahir Goroda Is Dareen!

2 Visits: 1052 | Sunday May 12, 2013 - 11:12:01
heshay xubin ka mid ah Ragga wasiir Cabdi Aw-daahir horkacaayey oo ka cudur-daaartey in magaciisa warbaahinta la geliyo

Read More »

Somaliland Waxay Go’aansatay Inaanay Ka Qaybgelin Shirka London, Waxaanay Leeyihiin Himilooyin Maamul Goboleed Ka Sareeya- Ku-xigeenka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay

0 Visits: 1012 | Sunday May 12, 2013 - 11:07:20
Hargeysa-(xogreebnews.com)- Ku-xigeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Jan Eliasson, ayaa ka hadlay go aanka ay dawladda Somalialnd ku qaadacday ka qayb galka shirkii uu Ingiriisku arbacadii u qabtay dawladda Somaliya ee ka qabsoomay magaalada London. Mr.

Read More »

Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Wakiilada Oo Markii Ugu Horaysay Ka Damqaday Dhibaatada Tahriibkana, Baaq Culus-na U Diray Xukuumada Iyo Shacabka.

0 Visits: 1011 | Sunday May 12, 2013 - 11:05:25
Hargeysa(xogreebnews.com):-xildhibaano ka tirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa markii ugu horaysay dareemay dhibaatada tahriibka iyo natiijada ka dhalan karta dhalinyarada dalka ka haajiraysa.

Read More »

featured