Faysal Cali Waraabe Oo Si Kulul Uga Jawaabay Eedayntii Xukuumadda Ee Kulankii Uu La Yeeshay Madaxweynaha Somaliya

0
Tuesday May 14, 2013 - 07:42:07 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1116
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faysal Cali Waraabe Oo Si Kulul Uga Jawaabay Eedayntii Xukuumadda Ee Kulankii Uu La Yeeshay Madaxweynaha Somaliya

    London(xogreebnews.com- Guddoomiyaha xisibiga mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa caawa si kulul oo hanjabaadi ku jirto uga jawaabay shir jaraa'id

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

London(xogreebnews.com- Guddoomiyaha xisibiga mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa caawa si kulul oo hanjabaadi ku jirto uga jawaabay shir jaraa'id
Faysal Cali Waraabe Oo Si Kulul Uga Jawaabay Eedayntii Xukuumadda Ee Kulankii Uu La Yeeshay Madaxweynaha Somaliya + Video.


London(xogreebnews.com- Guddoomiyaha xisibiga mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa caawa si kulul oo hanjabaadi ku jirto uga jawaabay shir jaraa'id oo uu wasiirka warfaafinta Abiib Diiriye Nuur uu maanta si adag u naqdiyay kulankii habeenkii Sabtidii uu magaaladda Birmingham kula yeeshay madaxweynaha Soomaaliya iyo Wasiirkiisa Arrimaha dibadda.
Faysal oo sharaxaya kulankaa ayaa yidhi: Labada jaaliyaddood ee labada xaflado ayey ku lahaayeen magaaladda Birmingham, taas oo aanu labadayada weftiba qayb ka ahayn, kolkaa ayaa anniga qoladii reer Somaliland ee xafladayada masuulka ka ahayd iyo masuuliyiin xisbiga kulmiye ee magaaladaas ahi iga codsadeen in aan soo salaamo. Horta kulankayagu sidaa aan lagu sii talogelin buu ku yimi.
Ka hadalkan wasiirka ee arinkani waa aqoondaro iyo garasho nidaamka caalamiga ah, waxaana jawaabta Faysal oo maqal iyo muuqaal ahi u dhacday sidan ee daawasho haboon:



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured