Wararka

Gudomiyihii Ururka Qareenada Ee Gobolka Sanaag Oo Dablay Hubaysani Soo Weerareen Lana Dhigay Cusbitaalka Ceerigaabo Oo Ka Waramay Sida Weerarkaasi Udhacay

0 Visits: 1079 | Thursday May 09, 2013 - 07:50:37
Ceerigaabo(xogreebnews.com)Gudomiyaha Ururka Qareenada Ee Gobolka Sanaag Garyaqaal Cali Siciid Jamac Cali Foolow Ayaa Saaka Abaaro 11 Duhurnimo Ay Dablay Hubaysani Weerar

Read More »

Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo Maanta Soo Gaadhay Magaalada London Oo Uu Kulano Waaweyn Kaga Qayb Gali Doono Iyo Boqolaal Taageerayaasha UCID UK Oo Soo Dhaweeyey Daawo Sawirada

0 Visits: 975 | Thursday May 09, 2013 - 07:44:25
Musharaxa xilka madaxtinimada ee xisbiga UCID sannadka 2015 doorashada guud ee Somaliland ka dhici doonta haddii alla idmo Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen iyo saraakiil

Read More »

WAXAAN KU WAR HELAY ISAGOO I DABA TAAGAN OO FEEDH IGU BILAABAY OO LEH MAXAA WASIIRKAYAGA KU DABA DHIGAY” XILDHIBAAN SICIID AFWAYNE OO KA WARAMAY WEERARKII UU SHALAY KU SOO QAADAY XILDHIBAAN XARIIR SICIID BULAALE

0 Visits: 1084 | Thursday May 09, 2013 - 07:41:43
Hargeysa (xogreebnews.com) — Xildhibaan Xariir Siciid Bulaale oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland kaga jira beesha bariga Burco ee Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ka soo jeedo ayaa shalay weerar gacan ka hadal ah oo qaawan ku qaaday gudoomiyaha Khayraadka

Read More »

Warar ku saabsan Geerida iyo Nolosha Abu Mansuur Al-Amriiki

0 Visits: 1112 | Thursday May 09, 2013 - 07:38:32
Muqdisho-(xogreebnews.com)-Waxaa ilaa shalay qaar ka mid ah Idaacaaha iyo Warbaahinta

Read More »

Shirweynihii Beesha Sacad muuse ay kaga tashanayeen aayahooda ayaa loo cayimay in la qabto shirkaasi 15 bisha may

0 Visits: 1057 | Thursday May 09, 2013 - 07:35:23
(xogreebnews.com-Shirweynihii Beesha Sacad muuse ay kaga tashanayeen aayahooda ayaa loo cayimay in la qabto shirkaasi 15 bisha may ee soo socota sida

Read More »

CANBAAREYN XADHIG LOO GAYSTAY CAAQIL KA MID AH CUQAASHA GOBOLKA GABILEY

0 Visits: 1052 | Thursday May 09, 2013 - 07:33:21
Haddaba aad ayaanu u Canbaaraynaynaa xadhigaasi iyo cabudhin kasta oo ka timaada Maamulka Gobolka Gabiley waxaanay ka bauuraysaa qas iyo guulwadeyn

Read More »

Ucid Ujeedo :- Cambaareyn Diiwaangelinta qarsoodiga ah ee ay wado Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Waxaa mudan in marka hore aanu halkan salaan uga soo gudbino Shacabka qaaliga ah ee reer Somaliland ,meelkastoo ay joogaan dibada iyo gudahaba.Salaan ka dib waxaanu la socodsiinaynaa Shacabka reer Somaliland iyo dhamaan inta kale ee danaysa horumarka iyo wanaaga Somaliland arimahan hoos ku qoran :-

0 Visits: 1116 | Wednesday May 08, 2013 - 19:15:19
-(xogreebnews.co- Warar lagu kalsoon yahay oo soo gaadhay Xafiiska Arimaha Gudaha ee Xisbiga UCID,waxay cadeynayaan in Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland ay qorshaynayso in ay samayso Diiwaan gelin Qarsoodi ah,taas oo ay si hoose u waday Wasaaradu in mudo ah.

Read More »

Wafti Baladhan Oo UuHorkacayo Madaxwayne ku xigeenka somaliland Oo u Ambabaxay Dalka Ingiriiska Oo Uu Kaga Qayb-galayo Xuska 18 May

0 Visits: 1145 | Wednesday May 08, 2013 - 19:08:14
Berbera(xogreebnews) May08,2013Wafti uu Hogaaminayo Madaxwayne ku xigeenka somlailnad

Read More »

Shariikadda Telesom ayaa hirgelisay tirooyin (Numbers) isku dal qudha ka dhigaya Somaliland iyo Soomaaliya, iyadoo tirooyinkaasina ay shariikaddu ka dhigtay Hargeysa magaaladda seddexaad ee Soomaaliya halka Muqdisho ay ka dhigtay caasimadda magaalada Garoowe-na ay ka dhigtay magaalo madaxda labaad.

0 Visits: 888 | Wednesday May 08, 2013 - 19:02:06
)xogreebnews.co-Nambaradani oo lagu soo gallayo telefoonadda laymanka ah iyo kuwa gacanta lagu qaato ayaa waxay kala yahiin magaalada Muqdisho (061) oo laga horaysiinayo numberka, magaalada Garoowe (062) halka Hargeysana lagu soo gallayo (063), arrintani ayaa waxay noqonaysa

Read More »

DHIBAATADA TAHRIIBKA DADKA SOMALIDA EE AY LA KULMAAN

0 Visits: 1729 | Wednesday May 08, 2013 - 12:45:55
dhibatada tahriibta

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Boqor Raabina xabsiguu ku ilaaway Boqor Buur madowna dhakhsuu u cafiyay

0 Visits: 1110 | Wednesday May 08, 2013 - 12:37:11
Hargeysa(xogreebnews.com- Boqor Raabi C/laahi ayaa wali ku xidhan Xabsiga Hargeysa kadib markii Maxkamadda Gobolka Hargeysi ku xukuntay xadhig dhan muddo laba sano, kaasoo ay sheegtay in ay ku heshay Danbi ah Khiyaamo Qaran.

Read More »

Xukuumadda Somaliland Oo Soo Dhawaysay Qodob Laga Soo Saaray Shirkii London Oo Lagu Taageeray Wada-hadaladii Somaliland Iyo Somaliya Ee Turkiga

0 Visits: 1220 | Wednesday May 08, 2013 - 12:35:46
Hargeysa(xogreebnews) Xukuumadda Somaliland ayaa soo dhawaysay qodob laga soo saaray shirkii shalay ka dhacay magaladad London ee xarunta dalka boqortoyadda Ingiriiska,qodokaas oo ku saabsan wadahadaladii Somaliland iyo somaliya ee turkiga ka

Read More »

Ra’isal wasaaraha dalka ingiriiska David Cameron iyo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta wasaaradda arrimaha dibadda ku qabtay shir jaraa’id ka dib markii uu soo dhamaaaday shirkii London abaaro 16:15 daqiiqo wakhtiga magaalada London.david cameronian

0 Visits: 1083 | Wednesday May 08, 2013 - 12:30:25
(xogreebnews.com-Shirka jaraa'id oo labada dhinac ay ku faahfaahinayeen maxsuulkii ka soo baxay shirka ayaa weriye u shaqeeya laanta afka soomaaliga ee idaacadda BBC-du wuxuu weydiiyey ra'isal wasaaraha Britain su'aal ahayd sidani:

Read More »

Musharaxa Jagada Madaxweynaha Ee Xibiga UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo Qoraal Ka Soo Saaray Eedaymaha Loo Jeediyey xisbigooda Ee Ku Salaysnaa Shirkii Guddoomiyahoodu Ku Baaqay :

0 Visits: 1227 | Wednesday May 08, 2013 - 12:23:09
(xogreebnews.com-Bismilaahi Raxmaani Raxiim. Waxaan beryahan u danbeeyay saxaafadda

Read More »

Shirkii Looga Hadlayay Arrimaha Somaliya Ee Ingiriiska Oo Si Rasmiya Maanta U Furmay

0 Visits: 1167 | Tuesday May 07, 2013 - 19:21:48
Madaxweynaha Soomaaliya , Xasan Sheekh Maxamud iyo Raysal wasaaraha martida loo yahay ee David Cameron ayaa si wadajir ah u furay shirkan,Xasan Sheekh ayaa

Read More »

Xukuumadda oo xalay Qasriga Madaxtooyadda ku yeelatay kulan xaasaasi ah oo ay ku faaqidayeen wax ka qabashada Caqbadaha Dalka ka taagan

0 Visits: 962 | Tuesday May 07, 2013 - 19:20:26
Hargeysa(xogreebnews.com- kulan xaasaasi ah oo lagaga hadlay arrimo door ah oo dalka ka dhacay mudadii uu Madaxweyne Siilaanyo Dalka dibeda kaga maqnaa iyo wixii uu la soo guro noqday ayaa

Read More »

Xukuumadda Somaliland oo weerar Qorshaysan oo ay u adeegsatay Xildhibaan ku fulisay Xildhibaan Siciid Af-weyne oo naqdiya Heshiisyada ay la gasho Shirkaddaha Shiidaalka

0 Visits: 1140 | Tuesday May 07, 2013 - 19:05:57
Hargeysa(xogreebnews.com) Xildhibaan Xariir Siciid Bullaale oo ay isku beel yihiin Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha ayaa maanta weerar qorshaysna

Read More »

Tahriibayaal Reer Somaliland oo ku dhintay Shil-gaadhi oo ka dhacay Saxaaraha u dhexeya Sudan iyo Liibiya.

0 Visits: 1159 | Tuesday May 07, 2013 - 19:03:47
Hargeysa(xogreebnews.com ) Tahriibayaal Reer Somaliland ah ayaa gaadhigii ay wateen uu kula qalimay

Read More »

Yaa Uu Qalma In Madaxwayne Siilaanyo Abal Mariin Siiyo Wasiiradiisa Iyo Wasiirka Logu Hadal Haynta Badna In Uu Heelo Bilada Oo Noqday Wasiirka Duulista

0 Visits: 1138 | Tuesday May 07, 2013 - 08:44:10
Wiixi muqda macaan waa maahmaah somaliiyeed oo tarikhda gashay sidaas oo ay tahay

Read More »

featured