Warar ku saabsan Geerida iyo Nolosha Abu Mansuur Al-Amriiki

0
Thursday May 09, 2013 - 07:38:32 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1112
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warar ku saabsan Geerida iyo Nolosha Abu Mansuur Al-Amriiki

    Muqdisho-(xogreebnews.com)-Waxaa ilaa shalay qaar ka mid ah Idaacaaha iyo Warbaahinta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho-(xogreebnews.com)-Waxaa ilaa shalay qaar ka mid ah Idaacaaha iyo Warbaahinta
Warar ku saabsan Geerida iyo Nolosha Abu Mansuur Al-Amriiki
Muqdisho-(xogreebnews.com)-Waxaa ilaa shalay qaar ka mid ah Idaacaaha iyo Warbaahinta madax banaan ee ku hadla Afka Somaliga qaada dhigayeen ama baahinayeen Geerida Abuu Mansuur Al-amiirki oo ka mid ah Hor-joogayaasha Muhaajiriinta ka garab dagaalama Xarkada Al-shabaab.

Hase yeeshee Ilaa hadda ma jiraan xoggo rasmiya oo xaqiijinaya geerida Al-Amriiki oo ka soo baxay saaxiibadii iyo Al-shabaab toona,mana jiraan wax fariimo ah oo Al-Amriiki ku daabacay barta Twitterka uu ku leeyahay oo marka xaalado adagi ku soo kordhaan uu fariimaha soo marsiin jiray.


Geesta kale waxaa ka soo kordhaya xoggo tibaaxaaya in weli Al-Amriiki nool yahay,kuna sugan yahay gobolada koonfurta Somalia siiba degaanka Raamo-cadeey

Isku soo wada duuboo hadii ay shalay aad u soo kordhayeen wararka sheegaya geerida Al-Amriiki, waxaa ilaa xalay soo kordhaayey warar sheegaya inuu weli nool yahay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured