Gudomiyihii Ururka Qareenada Ee Gobolka Sanaag Oo Dablay Hubaysani Soo Weerareen Lana Dhigay Cusbitaalka Ceerigaabo Oo Ka Waramay Sida Weerarkaasi Udhacay

0
Thursday May 09, 2013 - 07:50:37 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1079
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudomiyihii Ururka Qareenada Ee Gobolka Sanaag Oo Dablay Hubaysani Soo Weerareen Lana Dhigay Cusbitaalka Ceerigaabo Oo Ka Waramay Sida Weerarkaasi Udhacay

    Ceerigaabo(xogreebnews.com)Gudomiyaha Ururka Qareenada Ee Gobolka Sanaag Garyaqaal Cali Siciid Jamac Cali Foolow Ayaa Saaka Abaaro 11 Duhurnimo Ay Dablay Hubaysani Weerar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ceerigaabo(xogreebnews.com)Gudomiyaha Ururka Qareenada Ee Gobolka Sanaag Garyaqaal Cali Siciid Jamac Cali Foolow Ayaa Saaka Abaaro 11 Duhurnimo Ay Dablay Hubaysani Weerar
Gudomiyihii Ururka Qareenada Ee Gobolka Sanaag Oo Dablay Hubaysani Soo Weerareen Lana Dhigay Cusbitaalka Ceerigaabo Oo Ka Waramay Sida Weerarkaasi Udhacay

Ceerigaabo(xogreebnews.com)Gudomiyaha Ururka Qareenada Ee Gobolka Sanaag Garyaqaal Cali
Siciid Jamac Cali Foolow Ayaa Saaka Abaaro 11 Duhurnimo Ay Dablay Hubaysani
Weerar Kusoo Qaadeen Waxana Garyaqaanka Roobka Lagaga Dhigay Budhadh Iyo
Ulo Ay Siteen Malayshiyaadka Soo Weeraray Waxana Intaasi Kadib Garyaqaanka
Loola Cararay Cusbitaalka Guud Ee Ceerigaabo


Garyaqaan Cali Siciid Jaamac Oo Xaaladiisa Caafimaad Waqtiga Ay Aad Ufican
Tahay Ayaa Xili Warbaahinta Xorta Ahi Ku Booqatay Gudaha Waadhka Uu Yaalo
Ayaa Waxa Uu Sheegay In Haatan Xaaladiisa Caafimaad Ay Fiican Tahay Nabara
Badana Uu Qabo.

Waxa Kale Oo Uu Sheegay Garyaqaan Cali Siciid Foolow In Malayshiyaadka Soo
Weeraray Ay Uu Sida Loo Sheegay Ay Saaka Weerarkaaso Kale Kusoo Qaadeen
Maxkamada Gobolka

Waxana Garyaqaan Ku Eede Weerarkaasi Dhalada Usaaray Cheif Caaqil Xuseen
Xasan Waa Sida Uu Hadalkiisa Udhigay Ee Sido Kalena Waxa Uu Gebi Ahaanba
Iska Fogeyay In Wax Kiis Ahi Ka Dhexeeyeen Cida Weerarka Kusoo Qaaday
Isaga Oo Umuurahaasi Iyo Sida Werarkaasi Udhaceen Ka Hadlayaa Garyaqaan
Cali Folow Ayaa Waxa Uu Hadalkiisa Ku Bilaabay

"Saaka Xili Ay Ahayd Duhurkii Oo An Maxkamada Ka Tegeya Ayaa Niman Suuqa
Iga Helen Nimankaaso Budhadh Iyo Ulo Sitay Nimankaaso Oo Uu Dhalay Cheif
Caaqil Xussen Xasan Oo Nin Kamid Ah Gudida Doorashooyinka Qaranka Ee
Degmada Oo La Yadhi Qaasin Xuseen Xasan Ayaa Suuqa Iga Helay Kadibna Ul Iyo
Budhadh Ayaa Layla Galay Aniguna Lamaan Dagalamin Arin Na Dhex Martayna Ma
Jirin''

Garyaqaan Cali Foolow Ayaa Isaga Oo Hadalkiisa Sii Wata Sheegay In
Shaqsiyadkan Weerarka Kusoo Qaaday Ay Isla Saakana Soo Weerareen Maxkamada
Gobolka Waa Sida Uu Hadalkiisa Udhigay Ee

Waxanu Yidhi'Kolkii Ay Nimankasi Idileen Waxan ogaaday Inay Saakana Maxkamada Soo
Weerareen Oo Soo Foodeeyen Oo Aboohod Oo Dacwad Medeniya Maxkamada Gobolku
Ugu Yeedhay Ay Kusoo Dagaalameen Oo Xoog Iyo So Fowda Kaga Soo Bexeen Baan
Ogaaday Oo AAnigu Xiliga Warkaasi Maan Hayn''

Cali Foolow Oo An Wax Ka Weydiinay In Shaqsiyaadkaasi Weerarka Kusoo Qaaday
Ay Hore Isu Hayeen Ayaa Sheegay In Xaataa Uusan Jirin Dacwad Uu Qaran Ka
Yahay Oo Iyaguna Dhinac Ka Yihiin

Dhinaca Kalena Gudomiyaha Maxkamada Gobolka Aadan Saalaxi Oo Anu Isku
Daynay Inaan Wax Ka Waydiino Sababta Keenta Weerarka Maxkamada Gobolka Lagu
Soo Qaaday Laguna Dhaawacay Gudomiyaha Ururka Qareenada Ee Gobolka Ayaanay
Noo Suurta Gelin Kadib Kolka Ka Jawaabiyay Telefonkiisa Gacanta

Sikastaba Ha Ahaate Garyaqaan Cali Foolow Ayaa Haatan Lagu Dabiibayaa
Cusbitaalka Ayaa Xaaladiis Caafimaad Kasoo Raynaysaa


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured