Wafti Baladhan Oo UuHorkacayo Madaxwayne ku xigeenka somaliland Oo u Ambabaxay Dalka Ingiriiska Oo Uu Kaga Qayb-galayo Xuska 18 May

0
Wednesday May 08, 2013 - 19:08:14 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1151
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wafti Baladhan Oo UuHorkacayo Madaxwayne ku xigeenka somaliland Oo u Ambabaxay Dalka Ingiriiska Oo Uu Kaga Qayb-galayo Xuska 18 May

    Berbera(xogreebnews) May08,2013Wafti uu Hogaaminayo Madaxwayne ku xigeenka somlailnad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Berbera(xogreebnews) May08,2013Wafti uu Hogaaminayo Madaxwayne ku xigeenka somlailnad

Wafti Baladhan Oo UuHorkacayo Madaxwayne ku xigeenka somaliland Oo u Ambabaxay Dalka Ingiriiska Oo Uu Kaga Qayb-galayo Xuska 18 May

Berbera(xogreebnews) May08,2013Wafti uu Hogaaminayo Madaxwayne ku xigeenka somlailnad Cabdiraxmaan Cabdilahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta u ambabaxay dalka Ingiriiska oo uu kala qayb-gali doono haddii Eebe idmo xuska maalinta qaran ee inagu soo foolka leh ee 18 bisha may jaaliyada reer somaaliland ee ku nool dalka Ingiriiska.

Madaxwayne ku xigeenka iyo waftigan uu hogaaminayo oo maanta ka dhoofay gagada diyaaradaha ee magalada Berbera ee xarunta Gobolka Saaxil,ayaa waxa ku wehelinaya madaxwayne ku xigeenka xubno ka tirsan Golaha wasiirada ,xildhibaano,madaxwayne ku xigeenka oo intii uu ku sugnaa madaarka kula hadlay saxafadda Qolka nasashada ee madaarka ayaa ka warbixiyay safarkiisa uu ugu socdo dibada gaar ahaan dhinaca wadanka ingiriiska oo uu sheegay in uu kaga qayba gali doono maalin qaali ku ah qaranimada dalkan jamhuuriyadda somaliland oo ah 22-guuradii ka soo wareegtay la soo noqoshadii habawday ee 18 oo ay qadar maalmo ah inaga xigaan.

sidoo kale waxa halkaasi ka hadlay oo ka mid ah waftiga safiirka wareega ee somlailand Keyse Cabdi oo sheegay in ay waftigan oo heer qaran ahi ka qayb-galayaan sidii ay ugala qayb-gali lahaayeen bulshada reer somaliland ku dhaqan wadankaas boqortooyada Ingiriiska,waxaana waftiga ku sii sabootiyay Madaarka Magaalada Berbera Badhasabka Gobolka saxilCali Maxamed Cilmi.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured