Shirweynihii Beesha Sacad muuse ay kaga tashanayeen aayahooda ayaa loo cayimay in la qabto shirkaasi 15 bisha may

0
Thursday May 09, 2013 - 07:35:23 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1056
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirweynihii Beesha Sacad muuse ay kaga tashanayeen aayahooda ayaa loo cayimay in la qabto shirkaasi 15 bisha may

    (xogreebnews.com-Shirweynihii Beesha Sacad muuse ay kaga tashanayeen aayahooda ayaa loo cayimay in la qabto shirkaasi 15 bisha may ee soo socota sida

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

(xogreebnews.com-Shirweynihii Beesha Sacad muuse ay kaga tashanayeen aayahooda ayaa loo cayimay in la qabto shirkaasi 15 bisha may ee soo socota sida
Shirweynihii Beesha Sacad muuse ay kaga tashanayeen aayahooda ayaa loo cayimay in la qabto shirkaasi 15 bisha may
(xogreebnews.com-Shirweynihii Beesha Sacad muuse ay kaga tashanayeen aayahooda ayaa loo cayimay in la qabto shirkaasi 15 bisha may ee soo socota sida ay Noo xaqiijiyeen Guddida qaban qaabadda ee shirkaasi.

Guddida Qaban qaabadda shirka beesha sacad muuse waxa ay intaa ku dareen inay soo dhaweynayaan qurba jooga beesha sacad muuse iyagoo tixgelinaya talladoodana qaadanaya si ay uga soo qayb galaan ay wakhtigan kama danbayska ah u cayimeen shirku inuu qabsoomo isla markaana ay dib kasoo sheegi doonaan goobta lagu qaban doono oo dalka guddihiisa ah.


Wixii talooyin ah ee ad soo jeedinayso ama ku kordhinayso kala soo xidhiidh Numbarkan Hoose ee Guddida qaban qaabadda shirka Sacad Muuse

0025224410416


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured