Wararka

Madaxwaynaha Sharaftiisa Maaha Xadhiga Hubaal” Wasiirkii Hore Ee Warfaafinta Somaliland Boobe Yuusuf Ducaale

0 Visits: 1076 | Thursday June 20, 2013 - 19:51:10
Boobe Yuusuf Ducaale oo arimahaa ka hadlayaana waxa uu yidhi "Waxaanu isugu nimid inaanu

Read More »

war baahinta aan indhaha iyo dhegaha mid lahayn ee ka hawlgasha koonfurta somalia qaar ka mida ayaa weerarkii shalay ee lagu Qaaday Xarunta UNDP ku sheegay inay ka dambaysay Madaxtooyadda jsl

0 Visits: 1006 | Thursday June 20, 2013 - 19:47:58
Nayroobi(xogreebnews.com-koonfurta ayaa ku eedaysay qaraxii shalay ka dhacay xarunta UNDP

Read More »

Badhasaabka Gobolka Maroodi-jeex Oo ka Digay In La Carqaladeeyo Tartanka Ciyaaraha Gobolada Ee Gabogabada Maraya.

0 Visits: 1147 | Thursday June 20, 2013 - 19:36:26
Hargeysa(xogreebnews.com-Gudoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex Md Maxamed Maxamuud

Read More »

Qaar Ka Mid Ah Siyaasiyiinta Somaliland Oo Xukumada ku Eedeyey In Ay Wado Shirqool Warbaahinta Lagu Baa’binayo.

0 Visits: 1150 | Thursday June 20, 2013 - 19:32:15
Guddomiye Ku-xigeenka 3Aad ee Xisbiga ucid Mujaahid Cali Guray, iyo Xildhibaan Bashiir Tukaale ayaa Saaka Shirjaraa'id ku qabtay Hotel Xaraf oo ay kaga hadlayeen Xalada Dalku

Read More »

Maydka Qof La Dilay Oo Xalay Laga Helay Xaafada Masalaha

0 Visits: 1031 | Thursday June 20, 2013 - 10:44:50
Hargeisa-(xogreebnews.com)-Waxa xalay Salaada Cishe dabadeed la helay Meydka qof (Nin) la

Read More »

Sheekha-Weyn Ee Mustafe Ismaaciil Haaruun Oo Muxaadirro Ku Saabsan Liibaanta Nolosha Caawa U Jeediyey Ardeyda Jaamacadda ADMAS

0 Visits: 1122 | Thursday June 20, 2013 - 08:59:49
Sheekh Mustafe Ismaaciil Haaruun,oo ka mid ah cullimada waaweyn ee Somaliland, ayaa

Read More »

Wasiirkii Hore Ee Ciyaaraha Oo Xukuumadda Ugu Baaqay In Ay Faragaliso Xiisada Ka Soo Cusboonatay Deegaanka Xariirad.

0 Visits: 1058 | Thursday June 20, 2013 - 08:55:09
Hargeysa(xogreebnews.com--Wasiirkii hore ee Ciyaaraha Somaliland Md. Cabdi Siciid Faahiye ayaa xukuumadda ugu baaqay in ay sida ugu dhakhsaha badan wax

Read More »

MUSHARAXA MADAXWEYNENIMO OO KU SUGAN CAASIMADA DALKA TANZANIA EE DARESALAM KULAMANA LA LEH MADAXDA DALKANI IYO GANACSATADA REER SOMALILAND EE DALKANI TANZANIA KU DHAQAN.

0 Visits: 1402 | Thursday June 20, 2013 - 08:52:17
Waxa magaalada Daresalalm ee dalka Tanzania ku yimid booqasho musharaxa madaxwaynaha xisbiga New Ucid Mudane Jamal Ali Hussein oo ku

Read More »

WAEDEG war degdega:Heshiiskii ay habeen hore sheegeen qaar kamida xukuumada iyo xubno kamida xaqsoor oo beenoobey

0 Visits: 1061 | Wednesday June 19, 2013 - 21:03:48
URURKA XAQSOOR WARSAXAAFADEED

Read More »

War-weyn:Nuxurka Shir-doceed iyo Hadhimo-sharafeed Shalay Gudoomiyaha UCID u sameeyay Hogaamiyayaal iyo Siyaasiyiin magac iyo miisaan weyn ku leh Bulshada Somaliland dhexdeeda!.

0 Visits: 1121 | Wednesday June 19, 2013 - 12:48:10
Gudoomiyaha xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa hadhimo sharafeed balaadhan shalay

Read More »

Ma Jirto Wax Heshiis Oo Dhex Maray Xukuumadda Iyo Xaqsoor Xukuumaduna Iyadaa Majaro Habaabisay Wadahadalkii Labada Dhinac, Gudoomiye Xasan Ciise Wuxuu Wakhtiyadda Soo Socda Si Adag Uga Hadlayaa Heshiiskii Xukuumaddu Sheegaysay: Masuul Ka Tirsan Xaqsoor

0 Visits: 1025 | Wednesday June 19, 2013 - 12:43:10
Xogreebnews.com-Wadahadlkii habeen hore ku dhex maray madaxtoyadda somaliland ururka xaqsoor iyo xukuumadda ayaa la sheegay inay majaro habaabisay

Read More »

.Xeer Ilaalinta Somaliland Oo Laba Kiis Kusoo Oogtay Maareeyaha iyo Tifaftiraha Wargeyska Hubaal Oo Wali Xayiraadi Saarantahay

0 Visits: 1117 | Wednesday June 19, 2013 - 12:38:45
Maareeyaha iyo Tifaftiraha Wargeyska Hubaal Oo Wali Xayiraadi Saarantahay

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo La Filayo Inuu Isku Shaandhayn Iyo Xil Ka Qaadis Ku Sameeyo Golihiisa Wasiirada

0 Visits: 1149 | Wednesday June 19, 2013 - 12:32:09
siilaanyo (Hargeysa(xogreebnews.com-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa la filayaa inuu isku shaandhayn iyo magacaabis ku sameeyo

Read More »

Xildhibaan Xasan Shahar oo Wasiirka Arimaha Dibada ka difaacay eedeymo uu u soo jeediyey Xildhibaan Cagayare

0 Visits: 1294 | Wednesday June 19, 2013 - 12:28:36
Hargeysa (xogreebnews.com-Xildhibaan Xasan Cali Cabdi Xasan shahar oo ka mida Xildhibaanada

Read More »

Xaaladda Ammaanka Oo Magaalooyinka Somaliland Faraha Ka Baxay Iyo Wasiirkii Arrimaha Gudaha Duur Oo Barkimo Dheer Sarajooga Dhigtay Iyo Taliyahii Ciidanka Booliiska Oo Shaqadiisii Noqotay Inuu Cayaaraha Kubadda Ku Daawado Garoonka Marna Shaashadaha Warbaahinta Ka Muuqdo

0 Visits: 896 | Wednesday June 19, 2013 - 12:25:06
Hargeysa (xogreebnews.com-— Dhimashada ayaa gaadhay afartii maalmood ee ugu danbeeyey ilaa shan qof oo ku dhintay magaalooyinka Hargeysa, Xariirad, Dacar

Read More »

HAWD IYO MARODIJEEX OO U SOO BAXAY FINALKA KOOBKA GOBOLADDA IYO DAADMADHEDH IYO GABILEY OO GUUL DARRO LA CARAABAY

0 Visits: 1080 | Tuesday June 18, 2013 - 19:17:24
hargeysa (xogreebnews.com- Goboladdaq hawd iyo marodijeex ayaa u soo baxay finalka koobka goboladda somaliland ee ka socda hargeysa stadium

Read More »

Xukuumadda Somaliland Oo Diyaaradii U Horaysay Ee Ogolaansho Ka Haysata Somaliya Ka Diiday In Ay Soo Fadhiisato Madaarka Hargeysa.

0 Visits: 1103 | Tuesday June 18, 2013 - 19:14:34
Hargeysa(xogreebnews.com--Xukuumadda Somaliland ayaa Hawadeeda ka Eriday Diyaaradii u horeysay ee ogolaansho ka soo qaadatay Soomaaliya, sidaasna waxa

Read More »

Gabadh Hadraawi adeer u yahay oo xalay lagu dilay hargeysa

0 Visits: 1049 | Tuesday June 18, 2013 - 12:36:28
Gabadh uu hadraawi adeer u yahay oo daganayd Xaafada Jig jiga yar ayaa xalay lagu dilay

Read More »

featured