Gabadh Hadraawi adeer u yahay oo xalay lagu dilay hargeysa

0
Tuesday June 18, 2013 - 12:36:28 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1047
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gabadh Hadraawi adeer u yahay oo xalay lagu dilay hargeysa

    Gabadh uu hadraawi adeer u yahay oo daganayd Xaafada Jig jiga yar ayaa xalay lagu dilay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gabadh uu hadraawi adeer u yahay oo daganayd Xaafada Jig jiga yar ayaa xalay lagu dilay

Hargeysa (xogreebnews.com Gabadh uu hadraawi adeer u yahay oo daganayd Xaafada Jig jiga yar ayaa xalay lagu dilay magaalada Hargeysa.ilaa hadana ma jirto cidloo hayo dilkaasi, hase yeeshee warar soo baxaya ayaa sheegaya inay dileen Rag baska la soo raacay oo daba socday ku waasi oo loo aanaynayo inay tuug ahaayeen, balse ilaa hada wax war ah lagama hayo Booliska Somaliland.

Waa gabadhii labaad ee todobaad gudihiis lagu dilo Hargeysa, ilaa hadana Boolisku labada Gacan ku dhiigle midna umay qaban Gacan ku dhiiglayaashii falalkaasi gaystay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured