WAEDEG war degdega:Heshiiskii ay habeen hore sheegeen qaar kamida xukuumada iyo xubno kamida xaqsoor oo beenoobey

0
Wednesday June 19, 2013 - 21:03:48 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1060
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAEDEG war degdega:Heshiiskii ay habeen hore sheegeen qaar kamida xukuumada iyo xubno kamida xaqsoor oo beenoobey

    URURKA XAQSOOR WARSAXAAFADEED

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

URURKA XAQSOOR WARSAXAAFADEED

URURKA XAQSOOR WARSAXAAFADEED

Wadahadaladii ka dhaxeeyay ururka xaqsoor iyo xukuumada Somaliland qaybtiisii hore waxay ku dhamaatay afar qodob oo guud oo ay isku raaceen gudigii laba geesoodka ahaa. Gudigaasi mudo sadex bilood ah ayuu muujiyey dadaal badan waanay ku mahadsan yihiin.

Waxa markaas hadhsan in qaybta labaad ee wadahadalada loogu talo galo in tafaasiishii loo galo. Marka marxaladaas labaad la gabgabeeyo ayaa dadka loo sheegi karaa tafaasiisha qodobada lagu heshiiyo. Imika waa la heshiiyeyna waa la yidhi dadkiina looma sheegin waxa lagu heshiiyey waxa uu yahay. Sababta oo ah waxa aan la gaadhin oon imika la ahayn tafaasiishii qodobada ay tahay in lagu heshiiyey. Arintani waxay dhalisay su’aalo ka badan inta ay ka jawaabtay. Waxa aan xasuusinayaa taageerayaasha xaqsoor iyo shicibka Somaliland in Xaqsoor aan cidina uga lexojeclo badnayn wanaaga dalka Somaliland iyo midnimada dadweynaha reer Somaliland. Xaqsoor si daacad ah ayuu u galay wadahaladan,waxaanu diyaar u yahay inuu ku dhamaystiro si cadaalad ah oo xaqsooraysan ooy ku jirto danta iyo wanaaga wadankeenan qaaliga ah ee Somaliland. Waa hadii laga helo dhinaca kale ee xukuumada maanta xilka iyo amaanadu saaran tahay.

Wabilaahi Tawfiiq

Gudoomiyaha xaqsoor

Xasan Ciise Jaamac




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured