Maqaallo
Maqaallo
Maqaallo
Maqaallo
Maayarka Gabiley Iyo xil.C/lahi black Oo Awood Dad Dan Yar ah Kaga Qaaday beero…Qaybti 2 aad (Magacagu yuu noqon mid xuuman ka marag kaca ) Hadi umada uu shaqeeyiiyo laga dhiigo adeege ha is odhan cidi kuma arkayse beero qaadoYurub Baan Ka Gacan Haadiyaa Markaan Guuraawee” Qaybtii 8aad– - Qalinkii: Maxamed Siciid Gees."Shanta oo isweheshadayeey Wacnaydaa Calan inay Wadaagaaneey wanaagsanaydaa" Erayadii (Barkhad Cas)hees ku socota wasiirka arimaha dibada soomaliya foosiya yuusuf xaaji aadanAnigoo ah xuseen xirsicaamir cali Heestan waxaan sameeyeyMayarka Gabiley iyo C/lahi black Ma Yihiin Masuuliyin Qaran Miise …..?(Magacagu yuu noqon mid xuuman ka marag kaca ) Hadi umada uu shaqeeyiiyo laga dhiigo adeege ha is odhan cidi kuma arkayse inadeerso )Lamanaha is jecejl oo dacada isku ah hadii ay sameyan sidan shaki dhan daqada ayuu ka baxayaaShakiga Ma Aha Maseer : dhibka taagan waxa uu yahay dadka oo isku qalda maseerka iyo shakiga farqi weyn ayaa u dhaxeeya maseerka muujiya jaceylka waa as-aaska gurigaINGIRIISKU MEESHA UU AWR MARINAAYO IRBADBUU KU DAYAA SIILAANYO-NA DEEGAAMEYNTII BERBERA WAXAY LA GASHAY MASAAJIDKII DEKEDA!Qormadii 3 aad: Maah maah soomaaliyeedbaa jirta oo tidhaahda marka aad nin doonayso ninbaa loogu sii gabadaa, masaajidka laga dhex dhisay dekeda berberana ee loo bixiyey magacaMar qura markaan hadal keeda maqlay ayaan caashaqay balse iima oga ayada tolow maxaan sameyaaMagaceygu waa Samiir waxan ahay wiil Somaliyeed ee ku nool qaarada yurub gaar ahaan dalka Noorweyn waxaan la kulmay arin aan la yabay oo aan is weydiyay aniga ahaan teyda igu noqotay lama filan.Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiina lagu faraxMayarka degmada gabiley shacayb maxamed cali.gudomiye ku xigenka golaha degmada gabiley cabdi yuusuf daahir goole.xil c.casiis cabdilahi ismaciil.xil ciibado maax cilmi.xil mahdi maxamed xaashi,xil xil iid xasan cali,xil caydaruus c,lahi sheedal,xil cumar cali obsiiye,xil c/qadiir maxamed farax.xil…Khaladka Dastuurka Somaliland Ku Jiraa Waxa U Saamayn Ku Yeeshay Wada Tashigii Qaranka!.WAA QALINKII: XASAN MAXAMED X XASAN (XASAN WADDANI)(SIR SOO SHAAC BAXDEY) Maxay Tahay Sababta Wadahadalada Dawlada Soomaaliya Iyo Dowlada Somaliland Loogu Wareejiyey Turkiga?:Toddobaadkii hore Dowlada Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in wadahadal dhexmari doona iyaga iyo dawlada federaalka Soomaaliya lagu qaban doono wadanka Turkiga bartamaha bishan April.Qiso Cajiib ah Welibana Jaceyl Ah Dareen Culusna Xambaarsan “Qisada Maanta”.Qiso jaceyl oo saameyneysa qof waliba oo aqriya ,qisadaan ayaa noqotay mid aad usoo jiidatay laabteyda igaarsiisayna heer xaadeyda ay istaagto intaan dunidadheeldheeliga,xukumada ee arimaha dibadu ma waxay noqotay,dhuuni raacmaalmahan,iyo todobadyadii la so dhaafay,wuxuu madaxweyne silanyo safar ku kala bixinayaay,dhowr wadan o ay ugu horeysay qallinkii xamse cabdi ciiseYurub Baan ka Gacan Haadiyaa Markaan Guurawee” Maxamed Siciid GeesgeesKuwa intaa shubaya Xamar ayaa nalagu wadaa, haddii ay run tahay codsigan ayaan Sheekhan [Madaxweynaha UAE] ka aqbali lahaa aniga iyo carruurtaydana malaayiin dollar oo aan ku raaxaysto ayuu i siin lahaa, inta aan…" —Madaxweyne Marxuum CigaalLIKE Uu Saaray FACEBOOK Ayuu Xabsi Ku Galay (KA BOGO DHACDADAN!!) like23Maxkamad ku taala Falastiin ayaa 6 Bil oo Xarig ah ku xukuntay Wiil Dalkaas u dhahay, ka gadaal markii uu CalaamaddaHORAA LOO YIDHI INGIRIISKU MEESHA UU AWR MARINAAYO IRBADBUU KU DAYAA SIILAANYANA DEEGAAMEYNTA BERBERA WAXAY LA GASHAY MASAAJIDKII DEKEDA. QORMADII 1-AAD.Qalinka:C/risaaq Suudi NuurHoraa Loo Yidhi Ingiriisku Meesha Uu Awr Marinaayo Irbadbuu Ku Dayaa Siilaanyana Deegaameynta Berbera Waxay La Gashay Masaajidkii Dekeda. Qormadii 1-aad.BUUR MADOW WAXEEDII LASOO NOQOTEYQalinkii : Libaan Xaaji FagadheSideen Lacag ku heli karaa oo aan Taajir u Noqon Karaa?????Aniga , Adiga iyo Dadka intiisa badan waxaan is weydiinaa ama aan ubaahanaa, in aan jawaab waafi ah aan uhelno su'aashan ah, Sideen lacag ku helikaraa oo aan |
|