Mar qura markaan hadal keeda maqlay ayaan caashaqay balse iima oga ayada tolow maxaan sameyaa

0
Tuesday April 16, 2013 - 10:07:42 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1575
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mar qura markaan hadal keeda maqlay ayaan caashaqay balse iima oga ayada tolow maxaan sameyaa

    Magaceygu waa Samiir waxan ahay wiil Somaliyeed ee ku nool qaarada yurub gaar ahaan dalka Noorweyn waxaan la kulmay arin aan la yabay oo aan is weydiyay aniga ahaan teyda igu noqotay lama filan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaceygu waa Samiir waxan ahay wiil Somaliyeed ee ku nool qaarada yurub gaar ahaan dalka Noorweyn waxaan la kulmay arin aan la yabay oo aan is weydiyay aniga ahaan teyda igu noqotay lama filan. Mar qura markaan hadal keeda maqlay ayaan caashaqay balse iima oga ayada tolow maxaan sameyaa…


Magaceygu waa Samiir waxan ahay wiil Somaliyeed ee ku nool qaarada yurub gaar ahaan dalka Noorweyn waxaan la kulmay arin aan la yabay oo aan is weydiyay aniga ahaan teyda igu noqotay lama filan.

Gabar magu magacaabo Sumaya oo ah gabar alaah u dhameyay quru iyo asluub ayaan waxan isku baranay qadka intarnedka kadibne aan nasiib u yeeshay in aan ka qato telkeda dabadeeto aan is maqalno.


Waxaan maqalay hadal macaan soo dhaweyn kal iyo laab ah waxan mooday in ay ii dhawdahay oo shaki baa igalay.

Sumaya abaayo runtii codmacaan bad ledahay balse nasiib wanaag in lagu calfaday baa iidaran iyo kaftan kadib Sumaya oo aan ka gaabsaday ayaa igu tiri aboowe is daji plz waxan ka codsanayaa abaayo macanto mesha aad dagan tahay in ad isheegto kaftan iyo sheeko kadib aniga oo xishonaya ayeey igutiri cade waan sii baxayaa ee nabadey oo howlo badan baan qaanaya ,

Runtii waan is weydiyay oo maskaxdeyda ayaa is weydisay taas oo aan isoo marin gabar Somaliyeed oo sidas oo kale u shuxmad badan ama u wanaagbadan, wanaagu alaah qofka uu dono ayuu ka manestaa .

Hadaba aqritow Samiir waxaa u rabaa gabar uu wax ushegan ayuu rabaa in uu nolol la wadaago arinkaas ma soconaya oo Sumaya ma uur ku balaa ma nin aan wax ushegen miyeey guursataa.

Hata talo celin ku socota Samiir sidee buu ku helaa Sumaya ma in uu wax ushegtaa mise ?



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured