Lamanaha is jecejl oo dacada isku ah hadii ay sameyan sidan shaki dhan daqada ayuu ka baxayaa

1
Tuesday April 16, 2013 - 10:29:56 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 2057
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Lamanaha is jecejl oo dacada isku ah hadii ay sameyan sidan shaki dhan daqada ayuu ka baxayaa

    Shakiga Ma Aha Maseer : dhibka taagan waxa uu yahay dadka oo isku qalda maseerka iyo shakiga farqi weyn ayaa u dhaxeeya maseerka muujiya jaceylka waa as-aaska guriga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shakiga Ma Aha Maseer : dhibka taagan waxa uu yahay dadka oo isku qalda maseerka iyo shakiga farqi weyn ayaa u dhaxeeya maseerka muujiya jaceylka waa as-aaska guriga Lamanaha is jecejl oo dacada isku ah hadii ay sameyan sidan shaki dhan daqada ayuu ka baxayaa


Warbixintaan waxa ay Durdurnews ku eegeysaa wadooyin lamaanayaasha ka saacideysa in ay ka bad baadaan cudurka shakiga ee bur buriya qoyska.

Shakiga Ma Aha Maseer : dhibka taagan waxa uu yahay dadka oo isku qalda maseerka iyo shakiga farqi weyn ayaa u dhaxeeya maseerka muujiya jaceylka waa as-aaska guriga balse shakiga waa dilaaga ugu daran nolosha qoyska , waxa uuna shaki marqaati u yahay in kalsoonidii ay baa`baday hadaba labada lamaane waxaa la gudboon in kalsoonida xoojiyaan oo shakiga aysan fusrad siin


.
2- Saraaxadda : saraaxada waa cadawga dila shakiga , haddii saraaxad iyo runta yihiin askaaska nolosha guriga boos uma banaana shakiga , kala qarinta arimaha iyo saraaxad la`aanta ayaa dhaliya shakiga .

3- In Wararka La Iska Dhalin : Shakiga waxa uu soo muuqdaa marka labada lamaane bilaabaan in arimaha kala baxaan hadalka midka kale oo waxa ay niyaysanayaan in ay gartaan waxa ku jira maanka qofka kale , haddii midkiina uu doonayo in midka kale wax ka ogaado kaliya toos ha weydiiyo halkii hadalkiisa iyo qiyaas uu ku raadin lahaa.

4- Muujinta Kalsooni : kalsoonida mar waliba ayaa loo baahan yahay , hadii midkiina mdid kale ka shakinayo kalsooni ma imaaneyso waxa muhiim in la is weydaarsado kalsooni buuxda .

Ogoow shakiga ayaa ah dhaliyaha mushkiladaha qoyska hadii labada lamaane awood u yeesheen in ay shakiga daaqada ka saaraan waxaa hubaal ah nolol degan in lagu noolaanayo .



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured