Mayarka Gabiley iyo C/lahi black Ma Yihiin Masuuliyin Qaran Miise …..?

0
Wednesday April 17, 2013 - 21:10:02 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1528
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mayarka Gabiley iyo C/lahi black Ma Yihiin Masuuliyin Qaran Miise …..?

    (Magacagu yuu noqon mid xuuman ka marag kaca ) Hadi umada uu shaqeeyiiyo laga dhiigo adeege ha is odhan cidi kuma arkayse inadeerso )

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

(Magacagu yuu noqon mid xuuman ka marag kaca ) Hadi umada uu shaqeeyiiyo laga dhiigo adeege ha is odhan cidi kuma arkayse inadeerso )

Mayarka Gabiley iyo C/lahi black Ma YihiinMasuuliyin Qaran Miise …..?

(Magacagu yuu noqon mid xuuman ka marag kaca )

Hadi umada uu shaqeeyiiyo laga dhiigo adeege ha is odhan cidi kuma arkayse inadeerso )

Sida aynu ognahay xilku waxa uu ka mid yahay wax yabaha ilahay dadku nimcaystay waydiina doono maalinta akhiiro.hasa yeeshe madaxda wadankeenu tas way iska ilawaan,markay xilka qaabtaan,waxay biilaban in ay dadka kala dhawaystan qabiil ,qaraba kiiliyo wax la mid ah.iyago iska hilmaama dhaarti iyo kitabki ilahay ee gacanta sareen,inta hadaan ku dhaafo oo aan uu daadegnomawduuca maqaalkan mayarka degmada gabiley shacayb maxamed iyo xldhiban c/lahi black oo aan rajaynaayay in jiidka xuun ka leexdan ayaa sii toos ah ila saaftay jufadooda markay xilalka qabteen waxanay markiiba biilabeen in ay werar ku qaadan dhul beeraley oo ku yaala inta uu dhaxaysa degmada alaybaday iyo degmada geed baladh dhulkas oo ah mid ay leeyiin dad beerelay dan yar ah oo halka ka samaystay waxyabo ay ku noladan sida.haro waaweyn beero khudradeed beer roobadyo iyo waxyaabo muda dheerna ku noolaa halkas .waxay labadan masuul iyo ganacsade maxamed dheere si xoog ah kagaga rareen dadkii halkas deegana iyago ka faa”iidaytay xilka ay hayaan ,iyago dadki raga ahaa ee dhulka deegana la xiidh xidhay dumarkiina guuryaha joogayna ay gacan sareen rag ay isku jufo yiihin masuuliinta iyo ganacsade oo dhamaantood isku jufo hoseah dhulkiinasii xoog ah qaateen ,dadkan dhulka laga qaaday waxaa ku jira dad biiri ma gaydo ah oo ay ceeb iyo dheg xumo ku tahay dhamaan beesha gobolka gabiley

Laso qaybta danbe

Qalinki xasan jirde aw maxamud (danjir)

Tel;4778586.

Email;shabeel450@live.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured