Wararka

MUJAHID DHEGAWAYNE OO SHEEGAY IN WADAJIRKII SHACABKA SOMALILAND WIIQMAY INTII XUKUUMADDANI XILKA HAYSAY ISKU SHAANDHAYNTA IYO WASIIRADA CUSUBNA KU TILMAMAY MACNO DARO

0 Visits: 1288 | Tuesday July 02, 2013 - 19:14:06
Hargeysa(xogreebnews.com- Mujaahid Ibraahim Cabdillaahi Xuseen (Dhagaweyne) oo ka mid ahaa hogaamiyayaashii Milatari ee Ururkii SNM ee dalka ka xoreeyay

Read More »

MAJAAJILAYSTAHA REER DJIBOUTI MR SHOO-DHAHAYGII OO KA WARAMAY SABABTA UU KU JECLAADAY INUU MARKASTA SOO BANDHIGO DHACDOOYINKA MIRQAANKA QAADKA

0 Visits: 1294 | Tuesday July 02, 2013 - 19:11:54
Hargeysa, (xogreebnews.com-— Majaajilaystaha reer Djibouti ee dhalinyarada ah C/rashiid Nuur Jaamac (Shoodha-haygii) ee deegaamadda Somaalida aadka

Read More »

SIILAANYO OO LA FILAYO INUU MAANTA SOO SAARI DOONO LIISKA ISKU SHAANDHAYNTA HAY’ADAHA MADAXBANAAN IYO AGAASIMAYAASHA GUUD OO WADNAHA FARTA KU HAYA

0 Visits: 1093 | Tuesday July 02, 2013 - 19:10:06
Hargeysa,(xogreebnews.com- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa la sheegay inuu isku shaandhayn ku samayn

Read More »

madaxweyne Siilaanyo ku sameeyey Golihiisa Wasiirada iyo duruufaha wakhtigan ku gedaaman dalka iyo sababaha lagaga bixi karo.

0 Visits: 1043 | Tuesday July 02, 2013 - 09:25:16
Jamaal Cali Xuseen oo maanta dib ugu soo laabtay dalka, ayaa qofka nasashada ee Madaarka Berbera(xogreebnews.com- oo uu warbaahinta kula hadlauy, waxa uu tafaasiil ka bixiyey wax-

Read More »

Madaxtooyadda Oo U Dabaal Degaysa Sanad Guuradda Sadexaad Ee Madaxtinimada Siilaanyo: Xilli Kumanaan Dhalinyarro Ahi Ka Haajireen Dalka Kana Tahriibeen Shaqo La’aanta Xukuumadda Siilaanyo

0 Visits: 1074 | Tuesday July 02, 2013 - 09:21:33
Hargeysa (xogreebnews.com-) Madaxtooyadda Somaliland ayaa berri qabanaysa casuumad balaadhan oo ay ka soo qayb galayaan Xildhibaanada Baarlamaanka Kulmiye, Wasiiradda iyo

Read More »

DIGREETADII DHAGARAYSNAYD EE SIILAANYO KA SOO SAARAY BERBERA OO AY SOO BAXDAY SIRA-HEEDII.IYO CALI XOOR-XOOR OO KU FASHILMAY DEGAAMAYTII

0 Visits: 1338 | Monday July 01, 2013 - 17:52:53
Waxaa isaa-soo taraysa wax yeelada iyo Hagar-damooyinka uu madaxwayne siilaanyo digreetadii uu soo saray dhoowan

Read More »

War Deg Deg: Banaanbax Looga Soo Horjeedo Xadhiga Sheekh Xasan Daahir Aweys Oo Muqdisho Ka Socda

0 Visits: 1065 | Monday July 01, 2013 - 17:09:03
muqdisho(xogreebnews.com-Banaanbax ay isugu soo baxeyn dadweyne fara badan, ayaa wuxuu maanta ka soconayaa Bartamaha Magaalada Muqdisho, waxaana si weyn loogu

Read More »

Shir shaqo abuuris loogu samaynayo Dhalinyara Somaliland oo Hargeysa Laga Furay

0 Visits: 1230 | Monday July 01, 2013 - 16:35:48
-Shirkan oo ay iska kaashadeen Wasaaradaha Shaqada iyo Arimah Bulshada iyo Qorshaynta Qaranka Somaliland Hay'adaha Shaqadoon iyo ILO ayaa lagu qabtay Hotel Maansoor

Read More »

Maxkamadda Sare Ee Ciidammadda Qaranka Oo Xoriyadoodii U Soo Celisay laba Nin Oo Dil lagu xukumay

0 Visits: 1138 | Monday July 01, 2013 - 16:27:42
Hargeysa (xogreebnews.com-Maxkamada sare ee Ciidanka Qaranka ayaa fadhi ay yeelatay Xorriyadoodii u soo celisay Laba Racfaanle oo hore loogu kala xumay Dil iyo Xadhig.

Read More »

Nin Aan Arraweelo Wadin Ama Odayaal Beeleed Keenin Meeshan Masoo Galo (Wasiir-kuxigeenkii hore ee Ganacsiga Aadan-Geeljire)

0 Visits: 1210 | Monday July 01, 2013 - 16:21:15
Ceerigaabo (xogreebnews.com- Wasiir-uxigeenkii hore ee Ganacsiga Aadan Diiriye Cigaa

Read More »

Wasiirka Hada Xilka Wareejinaya Ee Wasarada Hawlaha Guud Oo Shirkad Ku Wareejiyey Samaynta Liisanada Baabuurta

0 Visits: 1095 | Sunday June 30, 2013 - 19:44:22
Hargeysa(xogreebnews.com--Wasiirka hada xilka wareejinaya ee Wasaarada hawlaha guud iyo

Read More »

Berbera Ka Sababtay Mudaharaad Gilgiley Magaalada iyo Fashilka Ku Yimid Masuuliyiinta Wakaalada Biyaha

0 Visits: 1286 | Sunday June 30, 2013 - 19:39:25
Berbera (xogreebnews.com) dadawyne gadoodsan ayaa saaka mudaharaad isku soo baxey barxada hore ee wakaalada biyaha ee berbera dadkaas oo ka cabanaaney biyo la,aan

Read More »

Xildhibaanka Ugu Jira Barlamaanka Beelaha Gabooye Oo Baaq Culus U Diray Maamulka Madaxweyne Siilaanyo

0 Visits: 1191 | Sunday June 30, 2013 - 17:08:19
-Mudane Madaxwayne Dastuurka Qaranka Somaliland Waxa Uu Dhigayaa In La Simo Beelaha Wada Daga Somaliland.Xildhibaan Jirde Maxamuud

Read More »

War Deg Deg Ah:- Ciidamada Axmed Madoobe & Kuwa Kenya Oo La Wareegay Gacan Ku Haynta Magaalada Kismaayo.

0 Visits: 1067 | Sunday June 30, 2013 - 17:02:05
Wararkii ugu dambeeyay ee haatan naga soo gaaraya magaalada kısmaayo ayaa sheegaya in

Read More »

Madaxwayne Cukuuse Ma kaba Qaad-nimadad Ku Dalacsiisay?

0 Visits: 1402 | Sunday June 30, 2013 - 15:23:06
Waxaa ayaan daro ah markii geela lo diray ninkii maqasha dayacay

Read More »

SAWIIR KA SHABAKADDA XOGREEBNEWS.COM WAA MID AY KU DHEEHAN TAY QOSOL, IYO MADADAALO"

0 Visits: 1579 | Sunday June 30, 2013 - 10:13:48
SAWIIR KA SHABAKADDA XOGREEBNEWS.COM WAA MID AY KU DHEEHAN TAY QOSOL, IYO MADADAALO"

Read More »

Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Gudaha Dawladii Dahir Rayale Oo Sheegay In Uu Cali Maxamed Waran Cade Yahay Nin Ku Haboon Shaqadan Loo Igmaday

0 Visits: 1767 | Sunday June 30, 2013 - 10:04:43
Hargeysa(xogreebnews.com-Wasiirkii arrimaha gudaha ee xukuumadii UDUB Md. Cabdillaahi

Read More »

MADAXWAYNE SIILAANYO OO XARUNTA MADAXTOOYADA KU QAABILAY ODAYAAL IYO MADAX-DHAQAMEED KA SOO JEEDA BEESHIISA

0 Visits: 1117 | Saturday June 29, 2013 - 19:08:14
Hargaysa (xogrebnews.com- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta kulan balaadhan kula

Read More »

Salaadiinta iyo Guddida Xalinta khilaafaadka Sacad Muuse oo si rasmi ah ugu dhawaaqay Guddida Qaban qaabada Shirka oo dhan 39 xubnood.

0 Visits: 1172 | Saturday June 29, 2013 - 19:03:57
Hargeysa(xogreebnews.com- Salaadiinta Beesha Sacad Muuse iyo Guddida xalinta khilaafaadka beesha ayaa Shir balaadhan oo ay saaka ku qabteen

Read More »

Wasiirka Cusub Ee Arrimaha Gudaha Cali Maxamed Waran Cade Oo Xilkii Kala Wareegay Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Gudaha Maxamed Nuur Caraale Duur

0 Visits: 1345 | Saturday June 29, 2013 - 18:58:40
Hargeysa(xogreebnews.com-Wasiirka cusub ee wasarada Arrimaha gudaha Somaliland Md Maxamed Cali Waran Cade ayaa xilkii maanta ka tirsaday wasiirkii

Read More »

featured