Wararka

“Dawlada Ingiriiska waxaanu ka wada hadalnay amaanka Madaarada wadanka, waxaanan ku qancinay inay Madaaradda Somaliland amaan yihiin oo aanay wax nabad-gelyo daro ahi ka jirin”ayuu yidhi. Maxamuud Xaashi Cabdi oo Warbaahinta shalay ugu waramay Madaarka Hargeysa, waxa uu sidoo kale faahfaahin ka bixiyay halka uu marayo Mashruucii Dib u dhiska Madaarka Hargeysa oo qorshuhu ahaa inuu 15 Bishan dhamaado, waxaanu sheegay in dib u dhiska Madaarka la dhamaystiri doono badhtamaha Bisha April ee sanadkan, Qurba-jooga wadankana ay ugu bushaaraynayaan inay Xagaaga soo socda ka soo degi doonaan , waxaanu yidhi ” hawsha dib u dhiska Madaaraddu waxay maraysaa meel fiican, madaarka Hargeysa oo hawshiisu ugu balaadhantahay todobaadka dambe ayaanu bilaabaynaa in la dhigo Layarkii ugu horeeyay ee Run-wayga oo ah hawsha ugu balaadhan, waxaanay qaadanaysaa ilaa labaatan maalmood iyo wax ku dhaw, waxaanan ku rejo waynahay inuu soo gabagaboobo bisha April”ayuu yidhi. mar uu ka waramayay sababta keenta dib u dhaca ku yimi dhismaha Madaarka waxa uu yidhi ” dib u dhaca waxa keenay waxa weeye dhamaan waxyaabaha Run-weyga lagu dhisayo waxa lagu soo tijaabiyaa wadanka Itoobiya haday dhagax tahay, haday ciid tahay iyo haday shay kale tahayba, waxaana sabab u ah Tayo baadhis la’aan, ama qalabkii tayooyinka lagu baadhayay oo aan wadanka Oolin, laakiinse waxaan ku rejo waynahay inuu bisha april dhamaanayo Madaarka Hargeysa, iyadoo aan aaminsanahay in Madaarka Berbera oo isagan hawshan oo kale laga wadaa ka hor dhamaan karo”ayuu yidhi. Wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi waxa uu sidoo kale sheegay inuu meel fiican marayo Madaarka Burco oo isagana ay hawshiisa dhawaan bilaabeen isagoo ku dooday inay xukuumad ahaan ka go’aantahay dhamaystirka qabyada iyo Dayaca Madaaradda Somaliland oo uu sheegay in wax badan laga qabtay intii uu wasaaradda Duulista joogay.

0 Visits: 1058 | Sunday March 10, 2013 - 20:46:25
mar uu ka waramayay sababta keenta dib u dhaca ku yimi dhismaha Madaarka waxa uu yidhi " dib u dhaca waxa keenay waxa weeye dhamaan waxyaabaha Run-weyga lagu dhisayo waxa

Read More »

MADAXWEYNAHA JSL IYO WAFTIGII UU HOGAAMINAYAY OO HADA KU SUGAN MAGAALADA STAMBUL EE DALKA TURKIGA AYAA SI WEYN LOO

0 Visits: 1371 | Sunday March 10, 2013 - 20:29:14
Madaxweynaha jsl iyo waftigii uu hogaaminayay oo hada ku

Read More »

Wasiirka Wasaarada duulista hawada Somaliland ayaa dhiinac iskaga leexiyay waxqaabad la”an siido kale waxa uu soo bandhiigay wiixi uu qabsoomay iyo casriyeyn lagu samaynayo Run-waygiisa madaarka cali guurayna sheegay in uu yahay nin anuu meel-dayin hadalkiisa,

0 Visits: 1403 | Sunday March 10, 2013 - 20:19:03
Wasiirka Wasaarada duulista hawada Somaliland ayaa dhiinac iskaga leexiyay waxqaabad la"an siido kale waxa uu soo bandhiigay wiixi uu qabsoomay iyo casriyeyn lagu samaynayo Run-waygiisa madaarka cali guurayna sheegay in uu yahay nin anuu meel-dayin hadalkiisa

Read More »

Faallo Markii Saaxiibtinimada Kulmiye iyo labada Gole ay Bilaabmeen Somaliland loogama horeyn!–

0 Visits: 1623 | Sunday March 10, 2013 - 12:24:24
London(Xogreebnews)-Waxaa muwaadinkasta oo S/lander ah uu Dastuurka qaranku uu xaq-usiinayaa in siquman uu u-dhaliilo una -toosiyo, una-tilamaamo Galdaloolooyinka ka jira, xukuumad kasta oo jirta isaga oo Muwaadinku isaga qudhiisu ilaa linaaya Dastuurka marka uu Fikirkiisa cabiraayo.

Read More »

War Deg Deg Ah :- Kenya oo madaxweyne cusub yeelatay

0 Visits: 1396 | Saturday March 09, 2013 - 19:52:14
warkani waa tijaabo

Read More »

Maamul Goboleedka Puntland oo shaaca ka qaaday khilaaf xoogan oo u dhaxeeya yaga iyo dawlada Somalia

0 Visits: 1503 | Saturday March 09, 2013 - 18:27:14
Wasiirka Warfaafinta Maamulka Puntland Axmed Ceydiid Dirir oo lahadlay Warbaahinta ayaa sheegay in aysan wax wada shaqeyn ah aysan ka dhexeynin Maamulka Puntland iyo Dowladda federaalka Soomaaliya isla mar ahaantaana uu ka dhex taagan yahay Khilaaf Siyaasadeed oo u dhexeeya Mamulka Puntland iyo Dowladda…

Read More »

Safar calaamiya oo kulmiyay sadex urur samafal, oo si wada jir ah hawl uga fuliyay degamada salaxley.

1 Visits: 1572 | Saturday March 09, 2013 - 18:25:19
Safarkan oo ay si wada jir ah u fuliyeen urarad kala ah Gaaroodi, Haldoor Org iyo Protect and Grow the Land ayaa ujeedadoodu ahaayeen deeq, dhir beerid, tababarka macalimiinta iyo Asaaska tiim kubada Cagta ah oo loogu magac daray Macalin Ceesh oo ay ka hirgeliyeen degmada Salaxley.

Read More »

Xafiiska xidhiidhka jaaliyadaha jsl oo ka codsadanaya dr. Cabdiraxmaan ubaxle inuu ka noqdo go’aankii uu iska casilay xidhiid–

0 Visits: 1470 | Saturday March 09, 2013 - 18:23:42
Guddoomiyaha Xafiiska Xidhiidhka Jaaliyadaha JSL Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cali markuu tixgeliyay kaalinta firfircoon iyo doorka aad ku lahayd.

Read More »

War Deg Deg Ah :- Uhuru Muigai Kenyatta Ayaa Loo Dooraty Madaxwaynaha Afaraad Ee Dalka Kenya

0 Visits: 1437 | Saturday March 09, 2013 - 18:09:29
Dalka kenya ayaa maanta waxay madaxwayne u doorteen Uhuru Muigai Kenyatta oo noqonaya madaxwaynihii afaraad ee dalkaasi yeesho tan iyo intii uu xornimada qaatay.

Read More »

Ururka hope faundation oo soo gaadhsiiyaya deeq wax barasho in ka badan sadex boqol iyo konton agoon ah oo wax ku barta magaalada burco

0 Visits: 1408 | Saturday March 09, 2013 - 18:07:16
Ururka HOPE FAUNDATIAN oo ka Jira dalka Denmark ayaa saaka deeq waxbarasho oo ka kooban qalimo soo gaadhsiiyay in ka badan Sadex Boqol iyo Konton arday oo Agoon aha Kuwaasoo wax ku dhigata Sadex Iskuul oo ku yaala Magaalada Burco.

Read More »

UHURU Kenyatta oo Ku Guulaystay Madaxtinimada Kenya

0 Visits: 1692 | Saturday March 09, 2013 - 18:01:59
Musharaxa Isbahaysiga Jublee Uhuru Kenyatta ayaa ku guulaystay Doorashada Madaxtinimo ee Kenya. . Waxa uu helay 50.7 Boqolkiiba codadka la dhiibtay.

Read More »

Madaxwaynaha Somaliland oo hadda dalka uga ambabaxaya wadanka turkiga iyo qadar

0 Visits: 1419 | Saturday March 09, 2013 - 18:00:28
Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyoayaa hadda ka dhoofaya dalka, waxaanu ku sii jeedaa wadamada Turkiga iyo Qadar.

Read More »

Gudomiyaha gobolka maroodijeex iyo maayarku xigeenka caasimada oo deeq raashin ah u qaybiyey qoysaskii guryahooda waayey

0 Visits: 1493 | Saturday March 09, 2013 - 17:58:00
Maayar ku xigeenka caasimada Hargeysa iyo gudoomiyaha gobolka Maroodijeex ayaa maanta deeq raashin ah gaadhsiiyey dadkii dhamaadkii todbaadkii hore guryahoodu ay gubteen.

Read More »

Somaliland: Ma Liicin, Ma Laalmin, Mana Lumin

0 Visits: 1587 | Saturday March 09, 2013 - 17:53:53
Maalintaa waa la joogay, haddeerna waa la jooga, hadhowna waa la nool yahay oo cimriga ummaduhu sida cimriga qofka uma koobna.

Read More »

Maalinta haweenka aduunka iyo wadamadii ilbaxda sheeganjirey oo kusoo hambaberey sharaf ridka haweenka filimada qaawanaanta ah ee la daawado.

0 Visits: 1489 | Saturday March 09, 2013 - 17:31:57
Mudo dheer ayay Wadamada Reer Galbeedku iska indho tirayeen dembiyada laga galo Haweenka oo ay ka mid tahay inay Lacag u isticmaalaan qof maskaxdiisa yari waxkale oo uu ku noolaado u goynweydey iyadoo qofkaa Marta laga dhigo meel cidwaliba markaa daawanayso ama Warbaahinta laga daawandoono,waxay qofkaa…

Read More »

Bahda warbaahinta gobolka sanaag oo si kulul u cambaareeyay xadhiga weriye maxamed aadan dirir

0 Visits: 1436 | Saturday March 09, 2013 - 17:29:59
Bahda Warbaahinta Gobolka Sanaag Oo Si Kulul U Cambaareeyay Xadhiga Weriye Maxamed Aadan Dirir Xukumada Kulmiye Iyo Maamulka Gobolka Saraarna Ugu Baaqay In Si Bilaa Shuruud Ah Xuriyadiisa Loo Siiyo

Read More »

Marwo Caasha X. Cilmi oo haween iyo caruur kula dabaal degtay xero barakacayaal, maalinta haweenka

0 Visits: 1515 | Saturday March 09, 2013 - 17:28:30
Marwada Ra'iisal Wasaaraha Xildhibaan Caasho Xaaji Cilmi ayaa maanta kula dabaal degtay munaasabadda maalinta haweenka caalamka 8th March caruur iyo haween ku nool xero barakacayaal ah oo lagu magacaabo Al cadaala.

Read More »

Badhasaabka awdal oo si taxadir leh uga hadlay dhacdadii xariirad

0 Visits: 1473 | Saturday March 09, 2013 - 17:23:51
G/Awdal Mud. Cabdoo Aayar ayaa maanta ka hadlay dhacdadii Xariirad, waxna uu u uuqday mid ereyada kala xulanaya si taxadir mudana uga hadlaya arintan,isaga oo si guud u dul maray ahmiyadana siiyay ilaalinta nabadgalyada.

Read More »

featured