Wararka

Warbixin Diirada saareysa safarka Madaxweyne Siilanyo ku joogo UK iyo Safar kale oo uu raajicinayo inuu ku tago Maraykanka

0 Visits: 1036 | Tuesday April 16, 2013 - 08:14:19
Hargeisa-(xogreebnews.com)-Xoggo rasmiya oo xogreebnews ka heshay ilo wareedyo xogogaala ayaa xaqiijiyey in Madaxweyne siilanyo iyo Afadiisa Amina Weris degdeg ugu anbabaxeen magaalada London markii u dhamaadey shirkii Turkiga uu kula yeeshay Madaxweynaha Somalia Xasan Sheikh

Read More »

HALKAN KADAAWO QARAXII KA DHACEY GOORDHAWEYD DALKA MAREYKANKA GAAR AHAAN BOSTON

0 Visits: 1004 | Tuesday April 16, 2013 - 08:06:49
boston(xogreebnews) qarax xoogan ayaa goor dhawayd ka dhacay wadanka maraykanka gaar ahaan magaalada boston qaraxaas oo ahaa

Read More »

Dadka Maanta Somaliland Jooga 75% Weligood Somalia May Maqal, Suurto-Gal-Na Maaha Midow Dambe

0 Visits: 1198 | Tuesday April 16, 2013 - 07:58:42
Hargeysa(xogreebnews--Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in aanay marna suurtogal ahayn in somaliland iyo soomaaliya ay dib u midoobaan isla markaana aanay beesha caalamku wakhti isaga lumin midaw dhex mara Somaliland iyo Soomaaliya.

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo xalay soo gaadhay magaalada London ka dib markii uu ka soo duulay dalka Turkiga

0 Visits: 963 | Monday April 15, 2013 - 19:07:19
London(xogreebnews) Madaxweyne Siilaanyo ayaa xalay soo gaadhay magaaalada London ka dib markii uu ka soo duulay dalka Turikiga oo uu ku soo saxeexay heshiiskii dhexmaray Somaliland iyo Somaliya. Madaxweynaha ayaa garoonka diyaaradaha ee Heathrow Airport waxa ku soo dhoweeya xubno aan tiro badneyn oo…

Read More »

Hargeysa: Dalladda Dhalinyaradda S/Land Ee Sonyo Oo Maayarka Cusub Ee Caasimadda Loo Doortey Ku Bogaadiyey Xilka Loo Igmaday, Baaqna U Diray Dhalinyarada Dalka

0 Visits: 1142 | Monday April 15, 2013 - 19:03:20
"Hanashada Hogaanka Dalka Ee Dhalinyaradu Waa Talaabo Horumar Leh! Iyo Hiraalkii Sonyo Ee Mudada Dheer Iyo Midhaha Dadaalkii Dallada Dhalinyarada Heer Qaran"Guddoomiyaha Sonyo Mubaarik Taani Hargeysa, April 15, 2013 (xogreebnews-

Read More »

Boqor Buurmadoow Oo Xukuumadda Ku Eedeeyay Inay Beel Gaar Ah Ku Koobtay Dhaqaalaha Sahaminta Shidaalka Dalka

0 Visits: 1065 | Monday April 15, 2013 - 18:56:12
Hargeysa(xogreebnews.-Boqor Cisman Aw Maxamuud (Buurmadoow), ayaa xukuumada ku eedeeyay inay reero gaar ah ku naas nuujinyso qandaraasyada baadhitaanka shidaalka isla markaasna ay dadka deegaanka waxba ka dhagaysan wayday.

Read More »

Golaha Guurtida S/Land Oo Wakhtigii Sharciyadda Golaha Wakiiladda U Riixay Maalinta Ay Doorashadda Madaxtooyadu Dalka Ka Dhacayso, Una Kordhiyey 2 Sano, Bil Iyo 27 Cisho

0 Visits: 1022 | Monday April 15, 2013 - 18:56:05
Guurtida Ayaa Sidoo Buuxiyey Xilkii Guddoomiye Ku Xigeen Koowaad Ee Uu Baneeyey Alle Ha U Naxariistee Sheekh Axmed Nuux Hargeysa, April 15, 2013 (xogreebnews.com Golaha Guurtida Somaliland ayaa Fadhi aan caadi aheyn oo ay maanta xaruntooda Magaaladda Hargeysa ku

Read More »

Dhalinyarada Xafada Shiikh Nuur Oo Hambalyo Uu Diirtay Mayarka Dhalinyarada ah SOLTELCO

0 Visits: 1205 | Monday April 15, 2013 - 08:35:55
Hargeysa xogreebnewsWaxa maalinti shalay la doortay mayarka da"da yar

Read More »

Somaliland iyo Qaadhaan bixiyayaasha oo berri ku kulmaya Addis ababa Wasiirka Qorshaynta iyo Wasiir dawlaha Maaliyadda oo ka qayb galaya

0 Visits: 1031 | Monday April 15, 2013 - 08:14:40
Hargeysa(xogreebnews) Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Sacad Cali Shire iyo Wasiiru dawlaha Wasaaradda Maaliyadda Cismaan C/laahi Saxardiid ayaa manta

Read More »

Xildhibaan Saleebaan D.Dogox Oo Sheegay Sababta Ku Keliftay Inuu Ka Maquurto Doorashadii Maayarka Hargeysa Shalay!.

0 Visits: 1290 | Monday April 15, 2013 - 08:09:29
Hargeisa-(xogreebnews.com)-Xildhibaanka keliya ee ka maqnaadey fadhi aan caadi ahayn oo shalay Xildhibaanada golaha degaanka Hargeysa ku doorteen Maayarka Caasimada Hargeysa Saleebaan Daahir Dogox ayaa daaha ka feyday sababta ku keliftay inuu fadhigaas ka maquurto isagoo ku sugan Hargeysa.

Read More »

Shirkadda Dahabshiil oo si Weyn uga Dhex Muuqatay Shirweyne la Xidhiidha Ganacsiga oo London ka Dhacay

0 Visits: 1177 | Monday April 15, 2013 - 08:08:50
London (xogreebnews.com)- Shirkadda Dahabshiil Group, ayaa si wayn uga dhex muuqatay shirweyne

Read More »

Aqoonyahan Jaamac maxamed Jiir oo maxkamadu xukuntey maanta ito dulmiga hooganay cadaladda somaliland.

0 Visits: 1221 | Sunday April 14, 2013 - 12:05:06
Hargeysa (xogreebnews.com) Maxkamada hargeysa ayaa daaka xukunkuridey aqoonyahan jaamac oo ku magacdheeraa jiir kadib msrkii usbuucyo kahor suuqa askari ka kaxeysey .

Read More »

Aqoonyahan Jaamac maxamed Jiir oo maxkamadu xukuntey maanta ito dulmiga hooganay cadaladda somaliland.

0 Visits: 1047 | Sunday April 14, 2013 - 12:03:04
Hargeysa (xogreebnews.com) Maxkamada hargeysa ayaa daaka xukunkuridey aqoonyahan jaamac oo ku magacdheeraa jiir kadib msrkii usbuucyo kahor suuqa askari ka kaxeysey .

Read More »

War Deg-deg ah: Golaha Deegaanka Hargeisa Oo Doortay Maayor Cusub

0 Visits: 1236 | Sunday April 14, 2013 - 09:52:41
Hargeisa (xogreebnews) April 14, 2013- Golaha Deegaanka Caasimada Somaliland ee Hargeisa oo saaka doortay Maayor Cusub Kadib Markii Duqii hore ee Caasimada

Read More »

7 Qodob Oo ay Kala Saxeexdeen Madaxweynayaasha Somaliland iyo Somaliya iyo Muhiimada U Leeyahay Heshiiskani.

0 Visits: 1144 | Saturday April 13, 2013 - 21:23:52
Ankara(Xogreebnews) waxaa caawa lagu soo gabagabeeyey shir lama maalmood uga socday somaliya iyo somaliland magaalada ankara ee xarunta dalka turkiga shirkaasi oo lagaag hadlayay qodobo lagu macneeyey inay labada xukuumadoodba dan u yihiin waxana lagu kala saxeexday 7 qodob ah.

Read More »

VIDEO K a Daawo Kulan MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA IYO MADAXWEYNAHA SOMAILLAND, AYAA

0 Visits: 1216 | Saturday April 13, 2013 - 20:11:08
Ankara (xogreebnews13/04/2013— Waxaa goor dhawayd ku soo gebo-geboobay xarunta shirarka ee wasaaradda arrimaha dibadda dalka Turkiga kulan fool ka fool

Read More »

Daawo Video:Kulankii Dhex Maray Madaxweynayaasha Somaliland Siilaanyo Iyo Xasan Sheekh Maxamuud Soomaaliya

0 Visits: 1000 | Saturday April 13, 2013 - 19:52:19
Ankara (xogreebnews)— 13/04/2013— Telefishanka Somali Channel ayaa si toos ah usoo

Read More »

Wada Hadaladii Somaliland Iyo Soomaaliya Uga Socday Dalka Turkiga Oo Fashilmay Ka Dib Markii Labada Dhinac Ay Isku Afgaran Waayeen Qodobadii Heshiiska, Ma Jirto Wax Qaraar Ah Oo Laga Soo Saaray

0 Visits: 1137 | Saturday April 13, 2013 - 19:41:00
Ankara (xogreebnews13/04/2013— Waxaa goor dhawayd ku soo gebo-geboobay xarunta shirarka ee wasaaradda arrimaha dibadda dalka Turkiga kulan fool ka fool ah oo ay yeesheen

Read More »

featured