Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

Canbareyn ku socota shirkada dayuuradaha ee Itoobiyan Airline

0 Visits: 1209 | Friday September 13, 2013 - 19:00:51
Canbareyn ku socota shirkada dayuuradaha ee Itoobiyan Airline

Read More »

Genel Energy waxay Dalka uga baxaday Amni Daro!!!!!!!! By Maxamuud Askar

0 Visits: 1230 | Wednesday September 11, 2013 - 20:57:41
Waxaa labbadii maalmood ee la soo dhaafey aad uga dhex guuxayey ra`ayi caamka bulshaweynta reer Somaliland ,maqaaxiyaha iyo goobaha lagu kulmana ka socdey dooda shirkda shiidalka ee dalka ka baxdey ,

Read More »

Heerka Fashilka Xukuumada Siilaanyo Wuxuu Gaadhay Inay Shirkadihii Shidaalku Amni Daro Awgeed Ka Baxaan Dalka,In Madaarkii 2 sanno Xidhnaa Diyaaradihii Soo Fadhiisan Waayaan iyo Xirsi Oo Cashuurtii Kordhiyey.

0 Visits: 1079 | Wednesday September 11, 2013 - 20:50:23
Qormadii 1 aad: xukuumad kasta oo la doortaa waxay ku fashilnantaa ama ku guuleysataa hadba sida ay dalka u hogaamiso ee ay shacabkeeda u hagto , hadaba iyadoo mudadii la doortay xukuumada siilaanyo ay ka hadhsan tahay hal sanno iyo badh ayaa waxaa muuqta in fashil

Read More »

SHAQO LA,AANTA KU SOO KOR-DHAYSA, KIRISH BOOYADA/musacidiinta BAS BILAA KIRAASH BOOYA.

1 Visits: 1290 | Wednesday September 11, 2013 - 20:46:05
SHAQO LA,AANTA KU SOO KOR-DHAYSA, KIRISH BOOYADA/musacidiinta BAS BILAA KIRAASH BOOYA.

Read More »

Maxaa Ka dhexeeya Shirkadda Horn , Wasiir Xirsi ,Wasiir Xaashi iyo Nugaal

0 Visits: 1299 | Sunday September 08, 2013 - 21:07:48
Waxa Jirta in ay heshiis ku gaadheen sidii mashaariicda horumarineed ee dalka ka jirta dhaqaalaha lagu bixiyo

Read More »

MUJAAHID MUUSE BIIXI CABDI: SOMALILAND DHIG BAX BAY KU TAHAY IN KULMIYE QAADO WADADDII UDUB

0 Visits: 1290 | Sunday September 08, 2013 - 20:58:37
Waxaandoodaahaa ku iftiimin doonaa waayo argtinimadayda siyaasadeed ee aan kaga mid ka ahaa maddaxda asxaabta mucaarida

Read More »

SHEEKO DHEXMARTEY WASIIRKA ARIMAHA DIBADA SOMALILAND IYO ODEY REER DUBAI AH OO QOSOL BADAN!!

0 Visits: 1325 | Sunday September 08, 2013 - 20:54:36
Ka dib waxaa todobaadkii hore magaalada DUBAI ee Dalka Emirateska gaadhey wasiirka arimaha dibada ee somaliland maxamed yoonis biixi.

Read More »

Xadhiga Aqoon Yahan Jiir Xukumadu Kula Kacday Ma Xaqba? By Salaad Maxamed Abokor

0 Visits: 1247 | Saturday September 07, 2013 - 07:47:23
Jaamac Cilmi Jiir oo ah, nin dhalin yara ah oo alaba ku caan aha qoralada arimaha bulshada iyo dal dalooda xukumada inuu wax ka qoro, saxafaduna ay utaqanay Aqoon yahan jiir, ayaa dhawaan xukumadu kula kacday

Read More »

Hambalyo Dhalasho Farxad Leh Hambalyo Dhalasho Farxad LehHambalyo Dhalasho Farxad

0 Visits: 2930 | Friday September 06, 2013 - 20:27:25
waxaan halkan hambalyo uga dirayaa shugri aadan abdi oo gabadhi ugu dhalatay magaaladda hargeisa waxaana loo bixiyay gabadgaa mushtaaq kharad maxamed soo kor oo soo barbaar amin

Read More »

Xisbiga UCID Laantiisa UK oo Hambalyo u Diraya Xildhibaanad Gobalka Awdal iyo Salal eek u soo biiray xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka UCID.

0 Visits: 954 | Friday September 06, 2013 - 19:07:39
Xisbiga UCID Laantiisa UK oo Hambalyo u Diraya Xildhibaanad Gobalka Awdal iyo Salal eek u soo biiray xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka UCID.

Read More »

Xisbiga UCID Laantiisa UK oo Hambalyo u Diraya Xildhibaanad Gobalka Awdal iyo Salal eek u soo biiray xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka UCID.

0 Visits: 1141 | Friday September 06, 2013 - 19:00:57
Xisbiga UCID Laantiisa UK oo Hambalyo u Diraya Xildhibaanad Gobalka Awdal iyo Salal eek u soo biiray xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka UCID.

Read More »

Hambalyo Meher Wacan

0 Visits: 1313 | Wednesday September 04, 2013 - 16:13:55
Aabo Aw Axmed Mooge Afwayne, Hooyo Faarumo Ibraahim Warsame, Maxamed Axmed Mooge, Sahra Axmed Mooge, Rashiid Axmed Mooge, Xuseen Axmed Mooge, Shabcaan Axmed

Read More »

Mayor ka Magaalada Berbera oo Somliland uga Qayb galaya Shir Caalami ah ka Furmay Caasimada Kigali-RWANDA

0 Visits: 1201 | Wednesday September 04, 2013 - 16:06:54
Waxa shirkan marti galiyay wadanka Rwanda waxaana si wada jir ah u soo agaasimay European Commission

Read More »

Horomarka Ka Iftiimaya Madaarada Dalka iyo Dadaalka Wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi, Waxay Fariin Cad u tahay Dadka Neceb Horomarka Somaliland

0 Visits: 1168 | Tuesday September 03, 2013 - 20:28:04
Horomarka Ka Iftiimaya Madaarada Dalka iyo Dadaalka Wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi, Waxay Fariin Cad u tahay Dadka Neceb Horomarka Somaliland

Read More »

WARIYE XAMSE CALI BULBUL WAXA UU XILKIISII KU WAAYEY QABIILKA UU YAHEY IYO FIKIRKIISA

0 Visits: 1438 | Monday September 02, 2013 - 20:49:33
Ugu horeyn waxaan salaamayaa guud ahaan bahda saxaafada, Ascw. Ka dib waxaa xilkiisii

Read More »

Lacagtuu baan u joogsadaa!!! W/Q: Cali Cabdi Coomay

0 Visits: 1423 | Monday September 02, 2013 - 10:38:53
Waxa isu-eeg wejigiisa iyo shookaanta baabuurta uu wato madow awgii. Waxa isugu darsamay cibaado la'aan, balwad iyo maydhasho la'aan. Waana ta keentay

Read More »

Sacad Muusow Samaale Waa Waraabe- utaaga By Abdi Haji Ahmed

0 Visits: 1184 | Sunday September 01, 2013 - 16:17:44
Waar Sacad Muusow waarabe- utaaga iska jira oo garta shaxda ka dambeysa. Sacad MUusow nin meel

Read More »

Maareeyaha Tv-ga Qaranku wuxuu qayrkii ku eedaynayay ayuu isagii xalaashaday

0 Visits: 1189 | Sunday September 01, 2013 - 13:49:43
Taariikhdu markii ay ahayd 02/12/2011 ayuu diiwaangalinta sameeyey, waxaana uu ku diiwaangaliyey sidan:-

Read More »

featured