SHEEKO DHEXMARTEY WASIIRKA ARIMAHA DIBADA SOMALILAND IYO ODEY REER DUBAI AH OO QOSOL BADAN!!

0
Sunday September 08, 2013 - 20:54:36 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1328
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SHEEKO DHEXMARTEY WASIIRKA ARIMAHA DIBADA SOMALILAND IYO ODEY REER DUBAI AH OO QOSOL BADAN!!

    Ka dib waxaa todobaadkii hore magaalada DUBAI ee Dalka Emirateska gaadhey wasiirka arimaha dibada ee somaliland maxamed yoonis biixi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ka dib waxaa todobaadkii hore magaalada DUBAI ee Dalka Emirateska gaadhey wasiirka arimaha dibada ee somaliland maxamed yoonis biixi. Ka dib waxaa todobaadkii hore magaalada DUBAI ee Dalka Emirateska gaadhey wasiirka arimaha dibada ee somaliland maxamed yoonis biixi.
Marka hore waxaan salaamayaa saxaafada madax banan guud ahaantoodaba waan idin salaamey.
Ka dib waxaa todobaadkii hore magaalada DUBAI ee Dalka Emirateska gaadhey wasiirka arimaha dibada ee somaliland maxamed yoonis biixi. ka dib anigoo hada
yes"> ku sugan magaalada dubay ayaa waxaa ii yimd nin ay wasiirka isku heyb hoose yahiin waxaanun igu yidhi waar wasiirkii ayaa yimid ee waxaan dooneynaa in aan qabiil ahaan ku soo dhaweyno ee noo kaaley!! waan yaabey!! waxaan inankii ku idhi oo wasiirka miyaan dowlada Emirate -ku soo dhaweyn markaasuu igu yidhi mayee waxaa soo dhaweeyey sheekh fulaan, oo hadaa maxaan inagu ka soo dhaweynaa ? ayaan ku idhi, waxa uu iigu jawaabey jaaliyada ayaa la rabaa in aynu ku soo dhaweyno,!! waxaan ku idhi oo wasiirada arimaha dibada somaliland marka ay maamuuska dowladnimo waayaan ayay jaaliyadaha horta ku waashaan? ninkii inta uu xanaaqey ayuu igi yidhi waxaad tahey nin xun, waxaan ku idhi adeer anigu nin siilaanyo iyo dowladiisa wasiir ka ah wax jaceyl ah umma hayo, ee iga tag, waanu iga tagey.

Intaasi ka dib waxaan la kulmay odey ka mid ahaa odayaasha magaalada dubai, waxaan ku idhi oo maanta xageed u socotaa waadigan labisane markaasuu igu yidhi dee waxaan u socdaa xaflada wasiirka arimaha dibada somaliland lagu soo dhaweynaayo!! waxogaa qosal ah ayuu raaciyey waxa ii igu yidhi kaaley i raac laasim waad iraaceysaa isagooy ka muuqatey malaha in aan ku lug daro gaadhi uu watey ayaan fuuley, anigoo k cudur daaranaya in aan odeyga magaciisa sheego, ayaan waxaan gaadhney goobtii ay dadku xafalada soo dhaweynta ah ugu qabteen wasiirka arimaha dibada oo ahaa huteel markaasi aniga igu cusubaa mana uu aheyn huteelda caanka ah ee magca waaweyn leh, balse n waxa uu ahaa meelaha dadka hoose lagu casuumo.
Waxaanu joogno mudo meesha waxaa aan sidaasi u sii badaneyn tirada dadka wasiirka soo dhaweeyey, ma ogi sababta ay jaaliyada somaliland wasiirka soo dhaweyn mug leh ugu sameyn waayeen marka laga tago dad ay wasiirka malaha qaraabo hoose ahaayeen.
Odaygii ayaa wasiirka maxamed yoonis biixi xagiisa u dhaqaaqey waanu salaamey waxaanu u eekaa odey wasiirka horey u yaqaaaney, waxogaa qosol ah ayaa la is dhaafsadey, waxanan filayaa in odayga iyo wasiirku isku heyb guud ahaayeen, sababtoo ah Odayga waxaa kaftankiisa ka muuqdey qosol badan wasiirkuna wuu yara qoslaayey, balse muu badneyn!!
waxaa igu soo dhacey hadalo la isla boobey. waar bal ii waran oo wasiir ayaad noqtey dee mabruuk, haa dee wasiir ayaan noqdey inkstood nooga horeyseen wasiirnimada ,waxogaa qosol ah kk.WASIIRKII AYAA YIDHI OO DEE NUUX ISMAACIILKA WAXAANU NAHEY REER MIYOGOODA EE HADII AANU WASIIR NOQNEY NUUX ISMAACIILOW WAA MARKAYAGII, WALIBA WAXAAN LA HADLAYAA REER GADIIDKA AYUU YIDHI.
Odaygii oo ahaa reerka wasiirku magcaabey waliba reer gadiidka jufada la yidhaado ayaa wasiirkii ku yidhi waar nuux ismaaciil ,ilbaxoodu waa reer gadiidka iyo reer aaxmed oo baho ah, idinka reer shirdoonka waligiin wasiir meydaan noqon hadaa idiinku horeysa ee ha darjiidhina oo xirsi iyo siilaanyo yaaney idin xeeladeyn!!! qosol ayaa loo wada qosley mar kaliya,...
Wasiirkii ayaa yara qosley waanu yara naxey madaama dad kale meesha joogen dad kale ayaa hadaloo odeyga dhibsadey kolkaasi ayaa la yidho xaaji u kaadi........ wey sii soctey sheekadii anigu markaasi ayaan odeygii ku idhi hebel ayaa isoo wacey oo ii imanaye ee nabad galyo, sheekadiina markey halkaasi mareysey ayaa iigi danbeysey.
Waxaan hadaba la yaabey dadkeenu sida qaabka daran ee qabyaalada aan looba qarsaneyn ee la isgu faanaayo waa wax laga xumaadaa, masuuliyiintii dowlada ayaa hab qabiil lagu weerayaa waa ayaan daro, in qarniga wasiiradii dowlada la yidhaado angoo reer hebel aya ayaa wasiir aheyn idinkuna waxaad aheydeen dad beerha iyo xoolaha la jooga sida wasiirka arimaha dibada dubey rag uga yidhaadeen.
Axmed haaruun.
Axmed Haaruun


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured