Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

Hambalyo Meher Wacan

0 Visits: 1451 | Friday August 23, 2013 - 20:19:26
Xasan iid abdi Maxamed iid abdi Ayaan iid abdi Cabdi qaani iid abdi

Read More »

Maareeyaha Dekedu Ma Suldaan Baa Mise Waa Maareeye

0 Visits: 1345 | Thursday August 22, 2013 - 19:47:22
Pre:-cali guleed xaj oscar

Read More »

Xogo Fashilinaya Hanashadii Kursiga Wasiir Cukuse Iyo Heshiisyada Qarsoon Ee Ka Dhexeeya Wasiirka Iyo Guddoomaiyaha “Solja”.

0 Visits: 1456 | Thursday August 22, 2013 - 19:43:16
Sida laga war qabo waxaa bilaabmay qorshayaal iyo dibin-daabyooyin ka dhan ah curyaaminta saxafada madaxa banaan, kadib markii ay meesha ka baxday kaalintii firfircoonayd ee ururka suxufiyiinata Somaliland ee solja uu ku lahaa horumarinta iyo xuquuqda saxafada madax

Read More »

Maxaa Sababay in Xukuumadu Iska Indho Tirto Musuq-Maasuqa Ka Jira Tv.ga Qaranka.

0 Visits: 1321 | Thursday August 22, 2013 - 07:59:11
Qormadii 1–²aad: Waxaan jecelahay in aan akhristayaasha sharafta leh, halkan ugu soo bandhigo habka uu musuq-maasuqu uga jiro tv.ga qaranka somaliland,hadaba saaxiibayaal waxaa hubaal ah in hadii hayad kasta oo dawladeed ku shaqeyso ahaan ah horumarinta danta qaranka oo la iska ilaabo daneysiga gaar…

Read More »

Madaxweyne Siilanyo oo abaabulay iskudirka Beesha Sacad Muuse iyo raad ku gadashada Samaale.–

0 Visits: 1273 | Thursday August 22, 2013 - 07:56:51
- Madaxweyne Siilanyo oo abaabulay iskudirka Beesha Sacad Muuse iyo raad ku gadashada Samaale.– Ugu horeyn waxaan salaamayaa dhamaanba bahda saxaafada somaliland,guud ahaan.

Read More »

Tollaay Reer Hebelow, taladu maanta ma joogto’ Qalinka: Boobe yuusuf Ducaale

0 Visits: 1316 | Thursday August 22, 2013 - 07:53:52
'Tollaay Reer Hebelow, taladu maanta ma joogto' Qalinka: Boobe yuusuf Ducaale 'Tollaay Reer Hebelow, taladu maanta ma joogto'Qabiilkii dorraad yiil,

Read More »

Sida ay Ceerigaabo Saameynta Xun Ugu Yeesheen Hirdanka Siyaasada iyo Dhaqaalaha ee U Dhexeeya Puntland iyo Dawlada Federaalku Waxay Muujinaysaa In Somaliland aanay Lahayn Madaxweyne Talinaya.

0 Visits: 1211 | Tuesday August 20, 2013 - 07:51:01
Wax qarsoo maaha ismaan dhaafka siyaasadeed iyo kan dhaqaale ee mudooyinkan danbe u dhaxeeyey maamul goboleedka puntland ee uu hogaamiyo C/raxmaan Faroole iyo dawlada federaalka ah ee somaliya ee uu hogaamiyo Xasan Sheekh Maxamuud khilaadkaasina wuxuu ahaa mid soo jiitamayay mudadii sanad ku dhawaadka…

Read More »

Tix Maanso Ah Oo Loo Tiriyay Oday-dhaqameedyada Awdal Ee Shirka Midnimada Iclaamiyay

0 Visits: 1325 | Monday August 19, 2013 - 09:54:07
Assalamu calaykum waraxmatuLLAAHI wabarakatuhu dhamaan walaalha maamulka xogreebnews.com-iyo walaalaha ku xidhanba, waxaan maanta aad ugu faraxsanahay cadceeda caafimaad ee awdal ka oo iftiimaysa waana arin qofkastoo damiirleh

Read More »

Hambalyo Iyo Taageero Salaadiinta Beelaha Samaroon. By Mawliid Cilmi

0 Visits: 1231 | Monday August 19, 2013 - 09:50:49
Hambalyo Iyo Taageero Salaadiinta Beelaha Samaroon. By Mawliid Cilmi

Read More »

Maxaad ka taqaana farxada Erayga Jaceyl Waa Qalinkii Zaki Adam Suxufi

0 Visits: 4369 | Saturday August 17, 2013 - 00:03:25
arka laga hadaayo Jaceyl waxaa la arkaa ama la ogyahay in Marka ay bulsho meel wada joogto midkood uu soo qaato ama ku dhawaaqo ereyga Jaceyl durbadiina dadkoo dhan dareen wada galo ama qaarkood ay dhoola cadeeyaan , taa badalkeeda markii uu qof ku dhawaaqo ereyga

Read More »

Hab Maamulka Siilaanyo Iyo Kii Kalitaliye Siyaad Barre. Qalinkii: Sharmarke Ismacil Cabdi

0 Visits: 1367 | Tuesday August 13, 2013 - 20:33:00
Waa qormo aynu kaga hadlayno wax yaabo badan oo ay iska shabahaan Maamulkii Siyaad Barre iyo hab Maamulka Madaxweyne Siilaanyo inaga oo hadana kala og sifayaasha kala duwan ee kursiga u kala yimaadeen.

Read More »

Golaha Wada Tashiga Iyo Toosinta in Lagu Dhawaaqo Waxa Sabaabay Markii La Arkay Siilaanyo Oo Haya Dariqii Xabiib Burqiiba ,Taladii Dalkuna Ay U Gacan Gashay Dad Aan La Dooran Qormadii 2 aad:

0 Visits: 1307 | Tuesday August 13, 2013 - 20:20:35
Hadaba Allaha u naxariistee marxuum cigaal isagaa wasiiradiisa u ahaan jiray macalin

Read More »

WASIIRKA MAALIYADA C/CASIIS, SAMAALE OO FADEEXADO BADAN FARAHA KULA JIRA MAXAAD KA OGTAY IYO XILKANA KU WAAYI KARA?.

0 Visits: 1123 | Tuesday August 13, 2013 - 20:16:52
Wasiirka maaliyadu waxa uu sheegaa in uu tartan ku jiro balse waxa uu u tartamayo lama yaqaano

Read More »

Manchester United oo Qorshe aan horay loo Arag udageysa la soo wareegida Gareth Bale

0 Visits: 1233 | Tuesday August 13, 2013 - 08:25:56
Manchester United ayaa lasoo sheegayaa in qorshaha ay ku doonayso xiddiga Spurs ee Gareth Bale uu qayb ka noqon doono weeraryahankeeda ku hurdooday kursiga kaydka ee Javier Hernandez.

Read More »

Miyay Miyir Beel Asqoobeen Maroora Dilaac Ma Quusteen....? Qalinkii Mahammed Abdirahman Sharif

0 Visits: 1772 | Tuesday August 13, 2013 - 08:12:43
Hadaba SOMALILAND maanta waxaasi oo hagardaamo ah ee ka dhacaysa wadankii aan kalasoo noqonay madaxbanaanideena waan ka badqabnaa xorbaan nahay

Read More »

Golaha Wada Tashiga Iyo Toosinta in Lagu Dhawaaqo Waxa Sabaabay Markii La Arkay Siilaanyo Oo Haya Dariqii Xabiib Burqiiba ,Taladii Dalkuna Ay U Gacan Gashay Dad Aan La Dooran.

0 Visits: 1184 | Sunday August 11, 2013 - 12:21:42
Bishii barakaysnayd ee ramadaan ee aynu ka soo gudubnay kowdeedii waxaa magaalada hargeysa lagaga dhawaaqay golaha wada tashiga iyo tooisnta oo ay xukuumada siilaanyona sas ka qaaday sidii mas ay gudkisii biyo ugu soo galeen,

Read More »

Dawlada Soomaliya oo Beesha Caalamka ka codsanaysa in Somaliland laga dhigo Sidooda oo kale

0 Visits: 1288 | Saturday August 10, 2013 - 21:21:06
Isma Ogna Udbihii Bay Aslaysaa, Ismana OgaHore waxa u suurto galay inay joojiyaan Isticmaalka Passport-ka Somaliland marka laga reebo dhawr dal oo ka diiday, Wadamada qaar waxay ka

Read More »

Derajada Ciidamada Lagu Taxay Waa Damaystirka Nidaamka Dawladnimo

0 Visits: 1196 | Saturday August 10, 2013 - 08:47:13
Talaabada ciidamada loogu taxay derajooyinka ayaa ah mid ka nixinaysa cadawga Somaliland,

Read More »

Nasteexo ku socota shacabka Somaliland iyo digniin ku socota shar wade baashe Muhumed

0 Visits: 1255 | Friday August 09, 2013 - 08:35:45
*DALKEENA NIMCAA FADHFADHIDA **Nasteexo ku socota shacabka Somaliland iyo digniin ku socota shar wade baashe muhumed*

Read More »

featured