Wararka

Guddomiye ku xigeenkii Golaha guurtida Somaliland oo saaka Hiirtii ku geeriyoodey Gurigiisa.

0 Visits: 1270 | Wednesday April 03, 2013 - 12:28:16
Hargeisa-(xogreebnews.com)-Waxaa xoggaha Shebekadaxogreebnews.comsoo gaadhayaa subaxnimadan saaka tibaxayaan in

Read More »

Ururka Suxufiyiinta iyo Qorayaasha Madaxabanaan (SSJW) Oo Cambaareeyay Xadhiga Lagula Kacay Muwaadin Rayigiisa Cabiray

0 Visits: 1262 | Wednesday April 03, 2013 - 12:13:05
Cabiray Hargeysa, April 2, 2013 (xogreebnews.com) — Ururka Suxufiyiinta iyo Qorayaasha Madaxbanaan ee Somaliland (SSJW) ayaa cambaareeyay xadhiga lagula kacay muwaadinka dhalinyarada ah ee Aqoonyaha Jaamac Cilmi Jiir, oo todobaadkii hore

Read More »

Hargeysi Lafihii Dadkeeday Ku Dul Dhisan-tahay, Inan London iyo Turkiga Tagaa Waxba Kama Badali Karo Go’aanka Shacabka” Siyaasi Cali-guray.

0 Visits: 1288 | Tuesday April 02, 2013 - 19:16:39
cali-guray1Hargeysa(Xogreebnews.com) Guddoomiye ku-xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Mud. Cali Maxamed Yuusuf (Cali-guray) ayaa sheegay in wada-haddalada

Read More »

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo 15 Baabuur Ka Guddomay Hay’adda IFAD oo ay ugu tallo gashay Wasaraddaha Beeraha, Xanaanada Xoolaha iyo Caafimadka.Iyo Khudbadiihi Laga Jeediiyay.

0 Visits: 1284 | Tuesday April 02, 2013 - 19:14:20
(xogreebnews.com) Munasibad Balaadhan Oo lagu Guudoon siinayey Deeq Baabuuray oo ay Hay'ada IFAD ugu deeqday Qaar ka mid ah Wasaaradah dalka ayaa lagu qabtay Xarunta Wasaarada Beeraha Somaliland, Waxaana Ka Soo Qaybgalay

Read More »

Xukuumadda Somaliland oo Dalka Turkiga u diraysa toddobaadkan Wefti Hordhac u noqda wadahadalada Somaliya Iyo Ku Xeeran,

0 Visits: 1304 | Tuesday April 02, 2013 - 11:42:22
Hargeysa(xogreebnews.com) Xukuumadda Somaliland ayaa sideeda bishan u diraysa Dalka Turkiga koox Wasiiro ah oo hordhac u noqota Safar uu Madaxweyne Siilaanyo

Read More »

Taliyihii ciidanka qaranka somaliland ee Aaga bari Bari oo Saaka Geeriyooday

0 Visits: 1785 | Tuesday April 02, 2013 - 11:32:07
Hargeisa(xogreebnews.com) Waxaa saaka Aroor nimadii geeriyooday alle ha u naxariistee taliyihii gobolada Bari ee somaliland dhan cade oo ka mid ah

Read More »

“Turkigu Wuxuu Aqoonsanyahay Soomaaliya Mid Ah Oo Aan Kala Go’ayn Wada Hadalka Aanu Fududaynaynana Waxaanu Ku Boorin Doona In Midnimada La Ilaaliyo” Dr. Ahmet Davutoglu Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga

0 Visits: 1240 | Tuesday April 02, 2013 - 08:05:20
— ankara (xogreebnews.com)Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Turkiga Ahmet Davutoglu oo maanta gelinkii danbe u waramaayey telefishanka dalka Turkiga ee TRT ayaa wuxuu kaga hadlay arrimo badan oo ay ka mid yahiin dalka Turkiga oo fududayn doona wada hadalo dhawaan la filayo in Somaliland iyo Soomaaliya…

Read More »

Dawladda Somaliland ayaa Shaaca Ka Qaaday inay wadahadalo toos ah Somaliya toddobaadka soo socda Dalka Turkiga kula yeelan doonto

0 Visits: 1334 | Monday April 01, 2013 - 21:06:59
Hargeysa(Xogreebnews) Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibeda Somaliland oo shir jaraa'id ku qabtay Qasriga Madaxtooyadda goor dhaweyd ayaa ku dhawaaqay in wadahadaladii Somaliya iyo Somaliland toddobaadka soo socda Si rasmi ah markale uga furmi doonaan Dalka Turkiga isla markaana Somaliland iyo Somaliya…

Read More »

Nuxurka Kulan Ay Qasriga Madaxtooyada Ku Yeesheen M.Siilanyo Iyo Hormo Ka Socotay Gudiga Dan Iyo Duco Oo Uu Horkacaayey Ganacsade Muuse Dalab

0 Visits: 1388 | Monday April 01, 2013 - 19:38:29
Nuxurka Kulan ay Qasriga Madaxtooyada ku yeesheen M.siilanyo iyo Hormo ka socotay Gudiga Dan iyo Duco oo uu Horkacaayey Ganacsade Muuse Dalab

Read More »

Warsaxaafadeed:Dastuurka Somaliland Ma Ogola In Dad Aan Ciidan Ahayn La Saaro Maxkamad Ciidan.

0 Visits: 1296 | Monday April 01, 2013 - 19:32:23
Maanta, (1/4/2013), waxa Maxkamadda Sare ee Ciidanku ay soo saartay xukun ay ku riday 22

Read More »

Waaxyihii Maamul Ee Madaxtooyadda Oo Marka Horeba U Baahnaa Maamul Wanaag Oo Culays Kale La Dul Dhigayo

0 Visits: 1373 | Monday April 01, 2013 - 19:29:13
Hargeysa, April 1, 2013 (xogreebnews) — Xafiis Cusub oo leh awoodii Chief of Protocolkii la baabi'iyay oo ay yeelanayso Madaxtooyadda Somaliland isla markaana aan

Read More »

Maxkamada Sarre Ee Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Xukunkii Ka Khafiifisay 22 Qof Oo Hore Dil Iyo Xabsi Daayin Ugu Xukuntay, Maxkamada

0 Visits: 1439 | Monday April 01, 2013 - 19:00:53
Maxkamada Sarre ee Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Waxaay Xukunaddii hore ay ugu ridday ka khafiifisay 22 Qof oo Weerar u geystay Xeero Ciidan oo ay Ciidanka Qaranku lahayeen oo la yidhado X-Xerada soodanta ee magalada hargeysa.

Read More »

Faallo Shirki Kulmiye Iyo Kooxaysiigio Kornayladda Iyo Goobyaalaytii Ina Kaahin

0 Visits: 1357 | Monday April 01, 2013 - 08:27:46
Waa maalin axad ah 31 march gobtu waa maan-soor qaybta hoolk wayn waxaa halka ak fuurmayay shirki golaha dhexe ee xisbigga kulmiye waa meel sii wayn looga

Read More »

Heestii Beeshu Wey Haraadey oo Soomaaliland laga mabnuucey

1 Visits: 1438 | Monday April 01, 2013 - 07:51:49
Abwaanka caanka ah ee Qarnigan Siciid sheekh abubokor ( ILKA JIIR) ayaa hees uu sameeyey xiligii ololaa ee kulmiye kujirey uu abwaanku ahaydna tii ay doorashada

Read More »

Dareenada Ka Dhashay Qandaraaska Iibka Baabuurta Iyo Aamusnaanta Madaxtooyada,

0 Visits: 1647 | Monday April 01, 2013 - 07:47:57
Hargeysa(xogreebnews.com)-Wasiirka maaliyadda Md. Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa si adag isaga difaacay eeddo musuqmaasuq oo ay warbaahinta qaarkeed baahisay, kuwaas oo ku xidhiidhiyay baabuur cusub oo loo soo iibiyay madaxtooyada, oo aan qandaraas lagu bixin. Wasiir Samaale, oo shalay saxaafadda

Read More »

Raysal-wasaarihii Jabuuti Oo Iscasilay Iyo Isku Shaandhayn Lagu Sameeyay Golaha Xukuumadda + Wasiirka Difaaca Oo Raysal-wasaare Loo Magacaabay

0 Visits: 1374 | Monday April 01, 2013 - 07:40:29
Jabuuti (xogreebnews.com) Mar 31,2013 — Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa maanta Magacaabay Raysal-wasaare cusub oo dalkaasi yeelan doono.

Read More »

Xaflad Aad U Balaadhan Oo Xisbiga UCID- Ku Qabtay Magaalada Manchester Ee Dalka UK

0 Visits: 1376 | Monday April 01, 2013 - 07:36:46
(xogreebnews.com)Xaflada aad u balaadhan oo lagu soo dhawayay xoghayaha maaliyada ee xisbiga ucid marwo Faadumo Siciid Ismaciil, isla markaana lagu magacaabay

Read More »

Laba Nin Oo Ka Soo Jeeda Bariga Burco Oo Midkoodna La Dilay, Midkoodna Lagu Afduubay Waqooyiga Buuhoodle.

0 Visits: 1377 | Sunday March 31, 2013 - 19:05:35
Ceegaag (xogreebnews.com) Mar 31,2013 — Maleeshiyaad ka soo jeeda beesha deegaanka Ceegaag oo Buuhoodle ka xigta dhanka Waqooyi ayaa xalay weerar ku qaaday laba nin oo ka soo jeeda beesha bariga Burco, kuwaasi oo ku sugnaa deegaanka Habari-heshay.

Read More »

Shirkii Golaha Dhexe Ee Kulmiye Oo Maanta La Soo Gabo-Gabeeyey, Laguna Ansixiyey Laba Qodob Iyo Madaxwayne Siilaanyo Oo Ka Jeediyay Khudbad Uu Shirka London

0 Visits: 1289 | Sunday March 31, 2013 - 19:02:17
Hargeysa, March 31, 2013 (xogreebnews.com Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbiga talada haya ee Kulmiye ayaa maanta ka furmay Huteelka Maansoor ee Magaaladda

Read More »

Go’aamadii Ka Soo Baxay Shirkii Golaha Dhexe Ee Kulmiye Oo Soo Gebageboobay

0 Visits: 1368 | Sunday March 31, 2013 - 18:52:00
Hargeisa-(xogreeb-news)-Shirkii golaha dhexe ee Kulmiye oo maanta ka furmay Hotel Maansoor ayaa durbaba soo gebageboobay.

Read More »

featured