Guddomiye ku xigeenkii Golaha guurtida Somaliland oo saaka Hiirtii ku geeriyoodey Gurigiisa.
Hargeisa-(xogreebnews.com)-Waxaa xoggaha Shebekadaxogreebnews.comsoo gaadhayaa subaxnimadan saaka tibaxayaan in
Guddomiye ku xigeenkii Golaha guurtida Somaliland oo saaka Hiirtii ku geeriyoodey Gurigiisa. Hargeisa-(xogreebnews.com)-Waxaa xoggaha Shebekadaxogreebnews.comsoo gaadhayaa subaxnimadan saaka tibaxayaan in isla saaka arooryadii hore uu ku geeriyoodey magaalada Hargeysa Gudoomiye ku xigeenkii Koowaad ee Golaha Guurtida Somaliland Sh.Axmed Nuux Furre. Gudoomiye ku xigeenka Guurtida Sh.Axmed oo ahaa nin aad u da’weyn ,muddo dheerna ka tirsanaa golaha guurtida ama ilaa intii la asaasey xubin joogto ah ka ahaa ayaa beryahan danbe xoguhu sheegayaan inuu xanuunsanayey oo sariir-yaal ahaa balse saaka uu geeriyoodey. Sheekh Axmed Nuux Furre ayaa ku geeriyoodey gurigiisaoo ku yaala Xaafada Goljano ee Caasimada Hargeysa. Leave a comment |
|