Daawo xogreeb Tv"wasiirku xigeenka warfaafinta oo saxeexay heeshiis iskaashi oo ay wadaa galleen somaliland iyo DJabuuti

0
Tuesday December 02, 2014 - 19:04:27 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 702
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo xogreeb Tv"wasiirku xigeenka warfaafinta oo saxeexay heeshiis iskaashi oo ay wadaa galleen somaliland iyo DJabuuti

    Hargeisa(xogreebnews.com_Dawladaha Somaliland iyo Jabuuti ayaa si weyn isaga kaashanaya dhinacyada Awqaafta iyo dhaqanka, xilli uu Wasiirka Awqaafta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dalka jabuuti Booqasho rasmi ah ku joogo Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com_Dawladaha Somaliland iyo Jabuuti ayaa si weyn isaga kaashanaya dhinacyada Awqaafta iyo dhaqanka, xilli uu Wasiirka Awqaafta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dalka jabuuti Booqasho rasmi ah ku joogo Somaliland. Hargeisa(xogreebnews.com_Dawladaha Somaliland iyo Jabuuti ayaa si weyn isaga kaashanaya dhinacyada Awqaafta iyo dhaqanka, xilli uu Wasiirka Awqaafta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dalka jabuuti Booqasho rasmi ah ku joogo Somaliland.
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta ee JSL Md Cabdiwaaxid Cabdiqaadir Cabdiraxmaan ahna ku simaha Wasiirka oo ay wehelinayeen Agaasimaha Guud ee wasaaradaasi Md Maxamed Cilmi Aadan, iyo Maareeyaha TV-ga Qaranka Md Khadar xasan cali Gaas ayaa xaflad soo dhoweyn u ahay wasiirka reer Jabuuti, sidoo kalena ay Bandhig ku samaynayeen Bahda Somali-Pen waxay ku qabteen hoolka Wacyigelinta ee wasaarada warfaafinta, taasoo ay ka soo qayb galeen shaqaale weynaha wasaaradaasi, fanaaniin, Qorayaal iyo dadweyne faro badan,.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured