Share with your friends via email

Daawo xogreeb Tv"wasiirku xigeenka warfaafinta oo saxeexay heeshiis iskaashi oo ay wadaa galleen somaliland iyo DJabuuti

Hargeisa(xogreebnews.com_Dawladaha Somaliland iyo Jabuuti ayaa si weyn isaga kaashanaya dhinacyada Awqaafta iyo dhaqanka, xilli uu Wasiirka Awqaafta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dalka jabuuti Booqasho rasmi ah ku joogo Somaliland.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip