Wararka

Banaanbax looga soo horjeedo Dhibaatada Burcada Koofur Afrikaanka ah oo ka dhacay Dalkaasi

0 Visits: 1364 | Monday March 25, 2013 - 19:10:01
Dibad bax ballaaran ayaa maanta ka dhacay magaalada Cebptown ee dalka Koofur Africa kaasi oo ay dhiganayeen dadka ajaanibta ah ee ku sugan dalkaasi oo

Read More »

Qarax xoogan oo khasaaro geystay oo maanta ka dhacay Magaalada Kismaayo

0 Visits: 1254 | Monday March 25, 2013 - 18:59:44
kismaayo (xogreebnews.com) Qarax xoogan ayaa waxaa maanta Ciidamada Dowladda Soomaaliya lagula eegtay Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose.

Read More »

Wasiirkii Hore Ee Maaliyada Somaliland Oo Ka Jawaabay War Aanu Baahinay Horaantii Bishani, Isla Xaga Hoosna Ka Fiirso Warkaasi Uu Ka Jawaabaayo

0 Visits: 1270 | Monday March 25, 2013 - 08:22:05
Warbixin rasmiya oo qaada-dhigaysa Lacag Laba Malyuun oo Dollara oo Eng. Maxamed Xaashi looga fadhiyo halkay geeyeen!

Read More »

Madaxweynihii Hore Ee Somalia Sheekh Shariif Oo Ka Hadlay Markii U Horeysay Xaaladda Dalka Uu Marayo

0 Visits: 1487 | Monday March 25, 2013 - 08:09:23
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed

Read More »

Boobe yuusuf Ducaale oo Dhaliilay Safarka Xukuumada Ee imaaraatka carabta

0 Visits: 1357 | Monday March 25, 2013 - 08:05:04
Wasiirkii hore ee Wasarada Warfaafinta iyo Wacyigalinta

Read More »

WAFTIGII UU HOGAAMINAAYEY MADAXWEYNE SIILAANYO OO FASHILMEY

0 Visits: 1356 | Monday March 25, 2013 - 08:00:01
dabey (xogreebnews.com) Tan iyo intii aynu ogeyn wufuuda

Read More »

Wasiirka Qorshaynta Qaranka Oo Shaaca Ka Qaaday In La Eryeyo Augustine Mahiga, Xafiiskiisa UNPOS Ee Qaabilsan Siyaasadda La Baabiinayo

0 Visits: 1262 | Sunday March 24, 2013 - 19:00:20
Hargeysa, March 24, 2013 (xogreebnews) — Wasiirka qorshaynta

Read More »

Wafdi uu Hoggaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia oo Booqasho ku tagay Degmada Baydhabo ee Gobolka Bay

0 Visits: 1192 | Sunday March 24, 2013 - 18:55:21
baydhabo (xogreebnews.com) Wafdi isugu jira xildhibaanno

Read More »

Wafdi uu Hoggaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia oo Booqasho ku tagay Degmada Baydhabo ee Gobolka Bay

0 Visits: 1301 | Sunday March 24, 2013 - 18:55:20
baydhabo (xogreebnews.com) Wafdi isugu jira xildhibaanno

Read More »

wasiirka maaliyada oo isuduweyaal u soo magacaabay qaar ka mid ah gobolada Dalka J.S Somaliland

0 Visits: 1155 | Sunday March 24, 2013 - 08:38:52
Hargeisa(xogreebnews

Read More »

wasiirka maaliyada oo isuduweyaal u soo magacaabay qaar ka mid ah gobolada Dalka J.S Somaliland

0 Visits: 1240 | Sunday March 24, 2013 - 08:38:51
Hargeisa(xogreebnews

Read More »

Agaasimahii Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera Oo Xilkii Laga Qaadey Iyo Agaasime Cusub Oo Loo Magacaabay

0 Visits: 1306 | Sunday March 24, 2013 - 08:22:10
Agaasimahii Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera oo xilkii laga qaadey iyo Agaasime cusub oo loo

Read More »

Agaasimahii Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera Oo Xilkii Laga Qaadey Iyo Agaasime Cusub Oo Loo Magacaabay

0 Visits: 1154 | Sunday March 24, 2013 - 08:22:06
Agaasimahii Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera oo xilkii laga qaadey iyo Agaasime cusub oo loo

Read More »

Waftigii u hogaaminayay Siilaanyo Ayaa Goor Dhaweyd Ka Dhoofay Madaarka Berbera.

0 Visits: 1337 | Saturday March 23, 2013 - 19:38:18
Berbera(Xogreebnews) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminaayo ayaa Goor dhaweyd u kicitimay dalalka Imaaraadka Carabta, isaga oo madaxweynuhu ka Duulay Madaarka Caalamiga ah ah ee Berbera Airport.

Read More »

AFHAYENKII MADAXTOYADA SOMALILAND DHUXUL OO JARAN JARO KA DHACAY KA DIB MARKII WEFTIGII MADAXWEYNAHA LAGA REEBAY

0 Visits: 1464 | Saturday March 23, 2013 - 19:36:50
Hargeysa (xogreebnews.com) sida aynu la socono ama aynu ka war hayno xukuumada madax weyne axmed maxamed siilaanyo waxay iskaga wada mid yihiin

Read More »

Faallo Wasaarada Tamarta, Macdanta iyo Biyaha oo noqotey Xarunta Dilaaliinta Dalqada In-dha-kuleh. Taas oo ay Seegtey in ay Biyaha ummada u-soo-saarto, laakiin noqotey mid eryata Dilaalka ay ka heleyso Sahaminta Shidaalka.–

0 Visits: 1368 | Saturday March 23, 2013 - 19:32:37
London(Xogreebnews)- Wasaaradda Macdanta , Tamarta iyo Biyaha oo noqotey Xarunta Dillaaliinta Dalqada-indhaha ku-leh.Wasaaradan oo Geed-gaaban iyo Mid dheerba u-kortey in ay Bal mar-uun Shidaalka Somaliland Sahamintiisa la soo af-jaro si ay Aduun-buuran uga hesho iyada iyo Dilaaliinta Dalqada in-dhaha…

Read More »

Wafdi uu Hoggaaminayo Shiikh Axmed Madoobe oo Maanta Gaadhay r Degmada Kismaayo ee Jubbada Hoose [SAWIRRO]

0 Visits: 1279 | Saturday March 23, 2013 - 19:28:41
Kismaayo(Xogreebnews)-Wafdi uu horkacayo gudoomiyaha maamulka KMG ee degmada Kismaayo Sheekh Axmed Max'ed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo iyagoona kasoo kicitimay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Read More »

featured