Wararka

Aqoonyahan Jamac Jiir Oo Lasii Dayay Iyo Xadhiga Oo Lo Ibiiyay

0 Visits: 1183 | Tuesday May 07, 2013 - 07:53:51
Hargeysa (xogreebnews.com- Waxaa saka la sii dayay aqoon yahan jamac cilmi jiir oo ahaa

Read More »

Shakhsiga 1aad ee Looga Shakisan Yahay Shirqoolkii Hubaal Oo Shalay Si Aan Gabbasho Lahayn U Muujiyey Kalsoonida uu Ka Haysto Madaxweyne Siilaanyo & Xukuumaddiisa Daawo Sawirada

0 Visits: 1245 | Tuesday May 07, 2013 - 07:39:14
Hargeysa(Xogreebnews.com-Shakhsiga Kaalinta 1aad Kaga Jira Liiska dadka Lagu tuhunsan yahay Inay soo maleegeen Shirqoolkii Fashilmay ee 24kii April 2013-ka lagu soo weeraray Xarunta wargeyska Hubaal ayaa shalay markii ugu horeysay lagu arkay bulshada dhexdeeda

Read More »

Dooxa Degmada Dacar- Budhuq Oo Qaaday Afar Qof Oo Isku Qoys Ah

0 Visits: 1140 | Tuesday May 07, 2013 - 07:31:23
Caloola ee degmadda Laas-geel ayaa maant

Read More »

SHIRWEYNE LA ISKU ARKAY OO BEESHA ARAB KU QABSATAY XARUNTA LONDON EE CARRIGA INGIRIISKA OO GUUL KU DHAMAADEY

0 Visits: 1299 | Tuesday May 07, 2013 - 07:29:15
(xogreebnews.com-Waxamaalintii shalay si rasmi loo soo gebogebeeyey shirweynihii beesha Arab eeAfgard II oo maalintii Sabtida iyo Axadda oo bishu kala ahayd 4tii May iyo 5tiiMay ka dhacay waqooyi galbeed ee magaalada London

Read More »

MADAXWEYNAHA JABUUTI IYO WAFTI UU HOGAAMINAYO OO LONDON KAGA QAYB GALAYA LABA SHIR OO UU KU JIRO SHIRKA SOOMAALIDA EE LONDON LAGU QABANAYO

0 Visits: 1160 | Monday May 06, 2013 - 19:14:07
Jabuuti(XOGREEBNEWS.COM) Madaxweynaha dalka jamhuuriyadda Jabuuti, President Ismail

Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo Maanta Gaaray Magaalada London ee Dalka Ingiriiska

0 Visits: 1194 | Monday May 06, 2013 - 19:10:06
london (xogreebnews.com – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada London ee xarunta dalka Britain, halkaasoo uu maalinta berri ah ka furmayo shir loo

Read More »

Itoobiya oo caddeysay xiisahooda iskaashi buuxa oo Somaliland ay wadaagaan

0 Visits: 1063 | Monday May 06, 2013 - 19:04:34
Addis Ababa(xogreebnews.com) Xukuumada Itoobiya ayaa ka hadashay kulan dhowaan ay

Read More »

Booliska Somaliland oo Amiirka AL-Shabaab Guriga ay Hooyadii Kunooshahay ee Hargeysa galay Goor dhawayd.

0 Visits: 1178 | Monday May 06, 2013 - 19:03:32
Hargeysa (xogreebnews.com boolis uu horkacayo Taliyaha Booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdilaahi fadal iimaan ayaa Goordhawayd Gaadh xoogan ka

Read More »

Dadki i Xilka Laga Mamnuucay Oo Uu Ka Mid Ahaa Wasiirku Xigeenka Warfaafiinta Cukuuse Oo Markale Quud Daraynayaa In Uu Noqdo Af-hayeenka Madaxtooyada

0 Visits: 1188 | Monday May 06, 2013 - 08:17:17
Waxa maalintii shalay uu ku kacay wasiirku xigeenku warfaafinta c/lahi maxamed daahir cukuuse oo ah nin caanku ah kooxaysiga iyo

Read More »

Loolankii Samaale iyo Muuse oo u wareegay Qurbaha iyo Jaaliyadaha oo ay xamaasadi ka dhex bilaabantay

0 Visits: 1067 | Monday May 06, 2013 - 07:35:52
Hargeysa(xogreebnews.com) Loolankii Xisbiga Kulmiye ee u dhaxeeyay Wasiir samaale iyo Guddoomiye Muuse ayaa u wareegay Qurbaha, waxaana laga dareemayaa Ingiriiska iyo Maraykanka dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed oo ka dhex curtay Jaaliyadaha reer Somaliland ee ku nool Dalalkaasi.

Read More »

Puntland oo wefti kanadiyaan ah keentay Badhan iyo Somaliland oo daawanaysa sheegashadooda

0 Visits: 1155 | Monday May 06, 2013 - 07:32:38
Badhan(xogreebnew.com) Wasiir ku-xigeenka Amniga Puntland Cabdi Jamaal Maxamed Samatar oo dhawaan ka laabtay magaaladda Badhan oo uu muddo dhawr cisho ah joogay ayaa shalay dib ugu soo laabtay isagoo hor-kacaya

Read More »

“Waa Ayaan darro sideetan jir siyaasi ah inuu kala garan waayo shir Talo qaran ah iyo Shir beeleed, Mudane Saleebaan waxa aanu u sheegaynaa inaanu shirkan Qaran ee aanu ku baaqnay aanu ahayn kii Gar-adag oo kale” Xisbiga UCID

0 Visits: 1008 | Monday May 06, 2013 - 07:29:29
Hargeysa(xogreebnews.com) Guddida fulinta Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa Guddoomiyaha Golaha Guurtidda Saleebaan Maxamud Aadan uga digay inuu ka waantoobo in uu talada Dalka yidhaahdo taayada ayay ku go'daa, waxaany u soo jeediyeen in ay ayaan daro tahay isagoo Siyaasi Sideetan jir ah in uu kalagaran…

Read More »

Xaalada Caynaba oo cakiran, Saan saan Colaadeed oo u dhaxaysa laba Beelood iyo Xukuumadda oo soo qab weyday dhagar qabayaashii Dillay Taliyaha Sirdoonka

0 Visits: 1187 | Monday May 06, 2013 - 07:28:21
Caynaba(xogreebnews.com) xaaladda magaaladda Caynaba ayaa labadii maalmood ee u danbaysay cakiran kadib markii ay Xukuumaddu soo qaban kari weyday Kooxdii weerartay

Read More »

War De Deg ah Madaxweyne Siilaanyo Oo Goor Dhaweyd Dalka Ku Soo Noqday Ayaa Sheegay Inay Safarkoodu Guul Ku Soo Dhamaatay.

0 Visits: 1159 | Sunday May 05, 2013 - 13:28:47
Hargeysa(Xogreebnews)-Waxaa maanta dalka dib ugu soo laabtay

Read More »

Agaasimaha Gaadiidka Madaxtooyadda oo Qasriga Madaxtooyadda ku dhex weeraray Wasiirka Warfaafinta oo Madaxweyne ku-xigeenka warbixin ka siinayay wax ka qabashada weerarkii Agaasimaha Walaalkii u geystay Wargeyska Hubaaal

0 Visits: 1165 | Sunday May 05, 2013 - 13:05:31
Abiib-Tima-cad1Hargeysa(xogreebnews.com) Agaasimaha Gaadiidka Madaxtooyadda Somaliland Abshir Xasan Xaashi oo ay walaalo yihiin Askarigii weeraray Wargeyska Hubaal ayaa shalay Madaxtooyadda ku weeraray wasirrka wasaaradda

Read More »

Maxamed Cabdi Curad Oo Ah Gudomiye Ku Xigeenka Solja Oo Cambareeyay Hayadaha Deeqda Biixiya,

0 Visits: 1288 | Saturday May 04, 2013 - 19:56:20
WAXA UU DIIRADA SARAY IN LO BAHAN YAAHAY ISIDI AY SAXAFADU UU HELI LAHAYD ISLA

Read More »

Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo ka hadlay Cabudhinta iyo Tacadiyada Xukumada Siillanyo ku hayso, iyo Weerarkii lagu qaaday Wargeyska Hubaal.

0 Visits: 1191 | Saturday May 04, 2013 - 19:43:02
wasaarada Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Mudane Abiib Diiriye Nuur (Abiib-Timo-cad)

Read More »

kulmiye Waxa Uu Ahaa Kii Idaacad Sharci Daro Ah Oo Meel Ay Ka sharciyaysantahay Jirin ay Hargeysa iyo Meel Walba Uga Hadli Jirtay Dalka Keentay, Anaguna Maanta Ka Yeelimayno Cabudhin,,Xasan Maxamed Yusuf

0 Visits: 1103 | Saturday May 04, 2013 - 19:34:31
Hargeysa(xogreebnews.com) May 04, 2013-Xaflad balaadhan oo lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee saxafaada aduunka ayaa siwayn looga xusay maanta mgaaalada Hargeysa ,maalintan loo

Read More »

Gudomiyaha Xafada Shiikh Nuur Oo Lagu Edeeyay In Uu Musuq-masuqay Rashiinkii Muucawiinada Ahaa Iyo Tayo Xumiida

0 Visits: 1169 | Saturday May 04, 2013 - 13:40:42
Hargeysa (xogreebnews.com-Rashiinka Oo Lasheegay In Uu Yahay Mid Dhacay

Read More »

featured