Wararka

REER BOORAMA WAXA AY KALA GARANAYAAN TABASHADA IYO QARANIMADU WAXA AY TAHAY ISKAGAMA QASNA, EE CADAALAD AYAA LOO BAAHANYAHAY”

0 Visits: 1066 | Thursday May 23, 2013 - 08:05:55
Borama (xogreebnews.com-Wasiirkii hore ee duulista

Read More »

Xukumada Siilanyo oo Cafis u fidisay,Xabsigana ka sii daysay Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi

0 Visits: 1159 | Thursday May 23, 2013 - 07:59:44
Hargeisa-(xogreebnews.com-)-Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi oo xukumada Siilanyo xabsiga u taxaabtay muddo sadex bilood ku dhawaada ka hor ayaa xabsiga

Read More »

Halkan ka Daawo Qudbad qiimo badan oo ay midowga yurub ka jeedisey Dr.Adna Adan oo aad ucajiiba

0 Visits: 1026 | Thursday May 23, 2013 - 07:57:34
badan oo ay midowga yurub ka jeedisey Dr.Adna Adan oo aad

Read More »

Badhasaabka Awdal oo U Kicitimay Ingiriiska Iyo Ujeedada socdaalkiisa

0 Visits: 1212 | Thursday May 23, 2013 - 07:49:29
Awdal (xogreebnews.com-Badhasaabka gobolka Awdal Cabdoo Axmed Aayar ayaa maantaka amba baxay magaalada Boorama iska markaana lagu wadaa in

Read More »

Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Faransiiska U Qaabilsan Somaliland Iyo Somaliya

0 Visits: 1018 | Wednesday May 22, 2013 - 19:13:28
Hargeysa(xogreebnews.com-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed

Read More »

Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir shir wada tashi ah ujeedadiisuna ay tahay qiimayn siyaasad iyo mid dhaqaale kana duulaya xaaladda guud ee uu maanta dalku marayo

0 Visits: 1070 | Wednesday May 22, 2013 - 19:02:33
Hargeysa (xogreebnews.co-) Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaa Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa maanta Magacaabay Gudida Qaban Qaabadda Shirka

Read More »

Mooshin 93 xildhibaan oo Barlamaanka Somaliya ka tirsani gudbiyeen oo la fashiliyey,Yaase fashiliyey

0 Visits: 1052 | Wednesday May 22, 2013 - 18:59:10
Muqdisho(xogreebnews.com--Mooshin ay shirgudoonka Barlamaanka fedeaalka Somaliya u gudbiyeen tiro ku dhaw 93 mudane todobaadkan horaantiisa ayaa ku soo gebageboobay fashil.

Read More »

Madaxwayne Ku-Xigeenka Somaliland Iyo Weftigii Uu Hogaaminayay Oo Booqday Xarunta Baarlamanka Ingiriiska

0 Visits: 1068 | Wednesday May 22, 2013 - 13:21:18
London(xogreebnews.com-- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan CabdillaahiIsmaaciil(Saylici) iyo weftigii uu hoggaaminyey

Read More »

Hargeysa: Suldaan Afar Xaas Oo Uu Qabo Guri Isugu Geeyay Iyo Xog-waranka Uu Bixiyay

0 Visits: 1240 | Wednesday May 22, 2013 - 13:18:14
Hargeysa(xogreebnews.com-Suldaan Maxamed Muuse Nuur ( Abu-Sufyaan ), oo ka mid ah muwaadiniinta Somaliland, ayaa ku guulaystay inuu guursado afar haween ah isla markaasna uu wada dajiyo hal guri iyaga iyo carruurtoodaba.

Read More »

Barlamanka Soomaaliya oo Maanta Muqdisho Ku Leh Kulan Muran Badan Dhaliyay oo La Doonayo in Xilka Looga Tuuro Xukuumada Raisul Wasaare Saacid

0 Visits: 1127 | Wednesday May 22, 2013 - 13:01:26
Muqdisho-(xogreebnews.com-Qaar kamid ah xildhibaanada barlamanka Soomaaliya ayaa dhawaan waxaa ay mooshin ka keeneyn

Read More »

Kol Hadii Ay Xukuumadu Dusha U Ridatay Dhacdadii Foosha Xumayd Ee Burco ,Waa Inay Weerarkii Hubaalna Dusha U Ridataa Faalo C/casiis Bashiir Nuur

0 Visits: 1059 | Wednesday May 22, 2013 - 12:56:15
wasiirka arimaha gudaha somaliland Maxamed Nuur Caraale (Duur)ayaa todobaadkan shaaca ka qaaday

Read More »

Aqoon Yahan Jiir Ayaa Xaal Ka Siiyey Reer Saaxil Weerarka Beeshiisu Ku Soo Qaaday Uguna Baaqay Beeshiisa inay Deegaankoodii Dib Ugu Noqdaan. Faalo

0 Visits: 980 | Wednesday May 22, 2013 - 12:53:23
aniga oo ah aqoon yahan jaamac cilmi jiir waxaan reer saaxil xaal ka siinayaa weerarka deegaamaysan ee beesha aan ka

Read More »

Midowga yurub oo somaliland ku casuumey shir lagu qaban doono dalka Biljimka

0 Visits: 1120 | Wednesday May 22, 2013 - 12:48:19
Hargeysa (xogreebnews.com- — Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa shalay

Read More »

Ninka Madaxbanaanida Somaliland Ee Ku Timid Dhiiga, In Ciyaar Lagu Keenay Moodayaa Waa Nimaan Habeena Jirin Ibraahim Dhagaweyne

0 Visits: 1379 | Wednesday May 22, 2013 - 12:44:07
Dhegoweyne Hargeysa,(xogreebnews.com-Mujaahid Ibraahim Cabdillaahi Xuseen (dhagaweyne) oo ka mid ahaa hogaamiyayaashii milatari ee ururkii SNM ee dalka xoreeyay

Read More »

Daawo sawirada wasiirka arimaha dibada somaliland iyo safiirka ka tirsan midowga yurub oo maanta yimid hargeysa

0 Visits: 1163 | Tuesday May 21, 2013 - 19:10:38
maanta ka soo dagay caasimada hargeysa iyo kulan balaadhan oo la qaatay xukaamada somaliland

Read More »

Wasiirka Ingiriiska U Qaabilsan Afrika Oo Sheegay Inay Aqoonsanyihiin Himilada Somaliland, Balse Kala Gurashada Hargeysa Iyo Muqdisho Ay Somalida U Taalo

0 Visits: 1169 | Tuesday May 21, 2013 - 19:04:27
London(xogreebnews.com-Dawladda Ingiriiska ayaa sheegtay inay aqoonsantahay himilooyinka shacabka Somaliland, balse ay Somalida u taalo sida uu

Read More »

Warsaxaafadeed :Xisbiga Ucid Oo Si Weyn U Canbaareeyay

0 Visits: 1180 | Tuesday May 21, 2013 - 19:01:35
JAMHUURIYADDA SOMALILAND

Read More »

Ninkii Duubay Filimkii Xasuuqii Hargeysa Oo Waramay Dhacadii Xunuunka badnayd

0 Visits: 1128 | Tuesday May 21, 2013 - 18:57:54
Xogwaran Kooban oo uu siiyay Wargeyska DAWAN Hargaysa (xogreebnews.com-) Col. Axmed Xasan Huudle, oo ah ninkii duubay filimii ka marag muujinta u

Read More »

Xarunta Madaxtooyada Somaliya Ee Villa Somaliya Oo Xalay Madaafiic Lagu Weeraray

0 Visits: 1118 | Tuesday May 21, 2013 - 10:59:41
Muqdisho(xogreebnews.com-waxa xalay laga maqlayay Magalada Muqdisho dhawaqa madaafiicda oo si tallan taali ah loogu tuurayay

Read More »

Pro,Axmed Ismaciil Samatar Anigu Waxaan Ahay Somaliland Waana Ku Faraxsanahay Horumarka Ay Gaadhay

0 Visits: 1210 | Tuesday May 21, 2013 - 10:51:21
Copenhegan (xogreebnews.com- Pro, Axmed Ismaciil Samatar Ayaa Maanta Jaliyadaha somaliland iyo Somaliya Ee Ku Dhaqan Dalak Denmark Gaar Ahaan Casimad Copenhegan

Read More »

featured