Wararka

WASIIR SAMAALE OO KA HADLEY LOOLANKA U DHEXEEYA ISAGA IYO MUUSE BIIXI BEENIYEYNA IN MUSUQMAASUQ KA JIRO WASAARADIISA

0 Visits: 1249 | Monday May 27, 2013 - 19:24:49
Hargeys (xogreebnews.com)- Wasirka Maaliyada Somaliland Cabdi Casiis Maxamed Samaale

Read More »

Xulista Xulka Gobolka Tog-dheer oo la isku mari la’yahay Badhasaabka iyo Maayarka oo la Daala-dhacaya iyo Wasiirka Ciyaaraha oo dab ku sii huriyay Xaalada Burco oo kacsan, Xulka Todheer oo Qarka u saaran inuu ka hadho Tartanka

0 Visits: 1031 | Monday May 27, 2013 - 19:20:00
Hargeysa(xogreebnews.com- Magaaladda Burco ee Xarunta Gobolka Tog-dheer ayaa Xaalad kacsanaan ah laga soo sheegay tan iyo markii uu muran Laxad lehi

Read More »

Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Beeniyay In Uu Khilaaf Ka Dhex-Jiro Masuuliyiinta Baankas

0 Visits: 1368 | Monday May 27, 2013 - 09:40:32
Muddada uu shaqaynayayna wuxuu ahaa Karraani qasnadeed marna wuxuu ahaa Karraani ka mid ah Karraaniyiinta qaybaha

Read More »

BEESHA CIIDAGALE OO KU DHAWAAQDAY SHIRWAYNE AY KAGA TASHANAYSO AAYAHEEDA OO AY KU QABSANAYSO DEEGAANKA AWBARKHADLE

0 Visits: 1146 | Monday May 27, 2013 - 08:22:35
Hargeysa(xogreebnews.com--Salaadiinta Waxgaradka,Odayaasha,Aqoonyahanka,Ganacsatada iyo Cuqaasha beesha Ciidagale-weyne ayaa shaaciyey inay si

Read More »

DACWAD U DAHABSHIIL KA GUUBTAY OO KA FUURANTAY HOLLAND MAXKAMADDA SARE EE LOO GUDBIYAY. IS-DIFACIIDA WAAGA CUSUB.

0 Visits: 1078 | Monday May 27, 2013 - 08:19:41
Saacado kadib subaxnimada Isniinta 1:30 Duhurnimo waxaa Maxkamadda sare ee dalka Holland ka furmaya dacwad u dhaxeysa Maamulayaasha Dahabshiil Company iyo

Read More »

MAAYARKA CAASIMADDA HARGEYSA CABDIRAXMAAN SOLTELCO OO GAADHAY DALKA SWEDEN IYO SOO DHAWAYN FIICAN OO UU LA KULMAY

0 Visits: 1341 | Monday May 27, 2013 - 08:10:51
Maayarka caasimadda hargeysa cabdiraxmaan soltelco ayaa maanta gaadhay dalka sweden gaar ahaan caasimadda stockhom , maayarka caasimada ayaa si wanaagsan loogu soo dhaweeyay magaaladda stockhom ee dalka sweden

Read More »

WERGEYSKA THE ARUSHA TIMES EE KA SOO BAXA MAGAALADA ARUSHA EE DALKA TANZANIA OO WARBIXIN DHEER OO UU QORAY KU XIDHIIDHIYEY WASIIRO XUKUUMADDA SOMALILAND KA TIRSAN INAY XIDHIIDH LA LEEYAHIIN KOOXAHA XAGJIRKA AH

0 Visits: 1107 | Monday May 27, 2013 - 08:07:41
Hargeysa (xogreebnews.com-Wergeyska Arusha Times ee ka soo baxa magaalada Arusha ee waqooyiga dalka Tanzania ayaa warbixin dheer oo uu ka qoray

Read More »

ANSHAX MIDAYNTA URURDA SAXAAFADDA XORTA AH

0 Visits: 1046 | Monday May 27, 2013 - 08:04:42
KU: URUURKA SAXAFIYIINTA SOMALILAND KU: URUURKA MAREEGAHA SOMALILAND

Read More »

Somaliland Oo Sheegtay Inay Turkiga Ka Wada Hadleen In Wadahadalladii Ankara Xiligoodii Laga Soo Hor Mariyo

0 Visits: 1074 | Sunday May 26, 2013 - 19:07:18
Wasiirka wasaarada arimaha dibada Somaliland, waxa uu sheegay in xukuumadda Somaliland

Read More »

Guddoomiye Ku Xigeenka 1-aad Ee Golaha Wakiilada Oo Beeniyay In Ay Beesha Uu Ka Soo Jeedaa Xasaanadii Kala Noqotay.

0 Visits: 960 | Sunday May 26, 2013 - 19:01:55
Hargeysa(xogreebnews.com--Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha wakiilada Somaliland

Read More »

MARWO FAADUMO SICIID OO KA JAWAABTAY HADALKII DHAWAAN KA SOO BAXAY MADAXWAYNE XASAN GURGUURTE

0 Visits: 1126 | Sunday May 26, 2013 - 18:57:27
Hargeysa (xogreebnews.com-Guddomiyaha Ururka Wadaniga ah ee ODHA Marwo Faaddumo Siciid ayaa Jawaab ka bixisay Hadalkii ka soo yeedhay Madaxweynaha

Read More »

Dawlada Hoose iyo Badhasaabka Hargeysa oo Shir Ugu Baaqay Ganacsatada Dalka Qaarkood+liska kaMagacyada

0 Visits: 1116 | Sunday May 26, 2013 - 13:52:11
Hargeysa (xogreebnews.com-)-Mayer ku xigeenka caasimada hargaysa mud cabdicasiis caga weyne ayaa maanta shir jaraaid oo ay ku war

Read More »

Ciidan Iyo Gaadhi Tikniko Ah Oo Ka Soo Goostay Kooxda Khaatumo Oo Xalay Isu Soo Dhiibay Ciidanka Qaranka Somaliland.

0 Visits: 1311 | Sunday May 26, 2013 - 13:42:59
Laascanood(xogreebnews.com-Taliyaha Ciidanka Qaranka qeybta 12-aad Axmed Hurre Haariye ayaa caddeeyay in xalay

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo La Sheegay In Uu Saluugay Kana Tashanayo Ka Qaybgalka Shirka Turkiga Ee Bisha Soosocota U Bilamaya Somaliland Iyo Somalia.

0 Visits: 1059 | Sunday May 26, 2013 - 13:32:40
Hargeysa (xogreebnews.com- ka soo gaadhaya Aqalka Madaxtooyada Somaliland ayaa tibaaxayan in Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo uu ka fiirsanayo in xukuumadiisu ka qaybgasho shirka badhtamaha bisha

Read More »

BAYERN MUNICH OO XALAY KU GUULEYSATAY KOOBKII CHAMPIONS LEGAUE ARJEN ROBBEN OO KA HADLAY FARXAD SOO MARTA TII UGU WANAAGSANEYD

0 Visits: 1155 | Sunday May 26, 2013 - 11:21:33
Hargeysa (xogreebnews.com-Kooxda Bayer Munich ayaa 2-1 kaga badisay kooxda Dortmund oo ay Jarmalka kasoo wada jeedaan finalka horyaalka Yurub ee Champion Liiga.

Read More »

QOFKII SOMALILAND AH EE SOMALIWAYN AAMINSAN WUXUU LA MID YAHAY RUUX KIRISTAAN KU DHEXFIDINAYA ISLAAMKA”FAYSAL CALI WARAABE”

0 Visits: 1089 | Sunday May 26, 2013 - 11:17:43
Hargeisa (xogreebnews.com-Gudoomiyaaha xisbiga Ucid ee Somaliland Faysal Cali Waraabe, aya xili uu Waraysi siinayay Warbaahin lagu magacabo SBS ee dalka Austrelia

Read More »

INA CABDI GABOOBE IYO INA CAKULE SAXAAFADDA SOMALILAND MA MATALAAN EE HUNGURIGOODA AYEY KA TALIYEEN SARAJOOGAANAY KU ATIXIYAADSANAYAAN

0 Visits: 1431 | Sunday May 26, 2013 - 11:15:38
Hargeysa (xogreebnews.com-Shabakadda (xogreebnews.com- waxay sida ugu adag u dhaleecaynaysa ugana soo horjeeda weligeedna aanay aqbali doonin qoraal ay

Read More »

Wasiir duur oo safar ku imanaya magaalada gabiley Iyo Dareenada ku Xeeran,

0 Visits: 1540 | Sunday May 26, 2013 - 11:10:22
Gabiley-(xogreebnews.com-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha mudane maxamed nuur caraale ( duur)

Read More »

Weftigii uu hoggaaminayay Maayarka Caasimadda Somaliland ee Hargeysa ayaa la filayaa inay abaaro 7:00 Subaxnimo ee wakhtiga Sweden Ku Beegan,

0 Visits: 1102 | Sunday May 26, 2013 - 11:07:02
Hargeysa(xogreebnews.com-Weftigii uu hoggaaminayay Maayarka Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) ayaa la

Read More »

Wareysigii musharaxa madaxweyne nimada Xisbiga UCID ee Jamaal Cali Xuseen magaalada London

0 Visits: 1061 | Sunday May 26, 2013 - 11:00:58
London(xogreebnews.com-3waa wareysi aad uqiimo badan oo

Read More »

featured