Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

Wasiir cukuse cadhadu waa maxay? Waa qalinkii c/risaaq hamed jamac

0 Visits: 1134 | Tuesday September 24, 2013 - 16:52:28
Xukuumada aad wasiirka katahay , mudane wasiir halshay baa ka dhiman oo ah, sida wax loo qiimeeyo

Read More »

Cali xoor xoor oo feedhyahan isku badalay Wuxuu ka dhiganyahay feedhkii shalay ee cali xoor xoor sheeko juxa !!

0 Visits: 1190 | Tuesday September 24, 2013 - 16:36:21
Tani waa dhacda fool xun oo canbaarayn iyo dafiicnimo ku timi maareeyihii dekada iyo madaxda la halmaashaba waxaa maalintii sahalay ahayd dhacday dhacdo aad u fool xun waxaa si waxashnima ah u dagaalamay eng.cali xoor oo ahaa ninka soomali ugu dulqaadka badan ayaa

Read More »

Wasiir Cukuse Oo Xalay Fadeexadi Ka Raacday Dood Si Toos Ah Uga Baxaysay Universal+Akhriso Sidii Ay Wax U Dhaceen.

0 Visits: 1097 | Monday September 23, 2013 - 18:47:08
Wasiirka WasaaradaWarfaafinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cakuse), ayaa si xun

Read More »

koboca musuqmaasuq ee togwajaale iyo waaqica dhabtaa duruufaha kajira maamul xumada ku habsatay iyo ka war la,aanta Gudiga maamul wanaaga iyo ladagaalanka musuqmaasuqa Qaybtii 2aad ayaandarooyinka haysta

0 Visits: 1144 | Sunday September 22, 2013 - 20:01:52
degmada togwajaale waxaa kamida jidadkii magalaada ee loogu talagalay inay adeegsadaan dadka iyo gaadiidku ayaa si toosa maalin walba loo

Read More »

xukuumada siilanyo oo golihii baarlamaanka markay marsiin kariwayday xeer xirsi u bedeshay faq iyo shirdoceedyo qabiilaysan oo qaybi oo xukuna!

0 Visits: 1126 | Saturday September 21, 2013 - 19:56:07
safarkii madaxweynuhu ka bilaabay berbera ayaa ugu horeeyey ololahii doorashada ee meelwalba dhagaxaanta ladhigay safarkaas

Read More »

Warqad furan oo ku socota Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud, Siilaanyo, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Waa Boobe yuusuf Ducaale,

0 Visits: 964 | Saturday September 21, 2013 - 19:26:04
Mudane, Madaxweyne, maxaad ku garatay urur-u-sharraxanihii QARAN heshiis qoraal ah oo la baahiyay la gal, Madasha wada-tashigana xadhig iyo xayiraad ugu cago-juglee? Marka hore salaan,

Read More »

SIILAANYO IYO HABDHAQANKIISA QABYAALADEYSAN WAA WAXAAN QARSOOMI KARIN!

0 Visits: 1186 | Saturday September 21, 2013 - 19:18:22
Markii uu mudo socotey golahii wasiirada ayuu siilaanyo arkey in aaney xubnahan aheyn kuwii uu hantida

Read More »

Dhibaatooyinka Dekeda Berbera iyo Gobolka Saaxil Sacab Laguma Qarin Karo

0 Visits: 1282 | Thursday September 19, 2013 - 20:40:25
Dekeda Berbera oo dhalanteed ka sokeeya Bulshada lagaga qanciy Anigoo ah Muwaadin u dhashey dalka Somaliland gaar ahaan Gobolka Saaxil waxaan halkan ku cadeynayaa Dhibaatooyinka is barkan ee kajira Gudaha Dekeda Berbera kuwaas, Dekeda Berbera ay

Read More »

Cukuuse waa sidii ninkii Siyaad Barre ku yidhii saddex ayaa aad ka shabahada Nebi Muxamed S.C.W–

0 Visits: 1227 | Thursday September 19, 2013 - 08:24:43
Cukuuse waa sidii ninkii Siyaad Barre ku yidhii saddex ayaa aad ka shabahada Nebi Muxamed S.C.W–

Read More »

Xidhiidh Noce Ah Ayaa Ka Dhexeeya Wiil Kasoo Jeeda Beesha Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wasiir cukuse

0 Visits: 1280 | Tuesday September 17, 2013 - 21:43:02
Tan iyo maalinti la magacaabay wasiirka warfaafinta C/laahi Maxamed Daahir( cukuse). ayaa waxaa jira warar isaaso taraaya oo sheegay oo sheegaaya in uu khilaaf ba"aani ka dhex-qarxay masuuliyiin

Read More »

Karis Xun, Ku Wax la’:

0 Visits: 1241 | Tuesday September 17, 2013 - 20:16:19
Berberina waxay ku dambayn sida bullaxaar WQ. Rashiid Nuur Wacays

Read More »

Dhibaatooyinka Dekeda Berbera iyo Gobolka Saaxil Sacab Laguma Qarin Karo

0 Visits: 1292 | Tuesday September 17, 2013 - 20:06:07
Dekeda Berbera oo dhalanteed ka sokeeya Bulshada lagaga qanciy Anigoo ah Muwaadin u dhashey dalka Somaliland gaar ahaan Gobolka Saaxil

Read More »

Tv Qaran JSL oo noqday idaacad probogandada lagu amaanayo dawlada JSL lagu faafiyo kana bilaabmay Cardiff.

0 Visits: 1156 | Tuesday September 17, 2013 - 19:57:52
Waa cajiib in lacagtii wax tari lahayd uumada baahan in lagu kiraysto TIYAATARKA ugu wayn magalada Cardiff ee caanka ah Millenium centre

Read More »

Yurub Buu Ka Yimi! W/ Q:Nada Yuusuf Cumar.

0 Visits: 1459 | Tuesday September 17, 2013 - 19:33:53
Maalinkay dhalatay ee ay dhawaaqday waxa dhinac dhammi qaboobay dhaayo urroon hooyadeed iyo dhammaysane aabaheed. Waa gabadh lagu dhalay nasiib iyo ayaan, inbadanna waalidkii dhalay ugu mahad naqeen Illaahay nimcada uu siiyay, markay dhaayahooda saareen

Read More »

Qormadii 30-aad Xaq-darada hadheysey habka Xukuumadu u-qeybiso anfaca, agabka , adeega iyo deeqaha waxbarashada ee wadanka + facts and figures Abdirahman Mohamoud

0 Visits: 1466 | Monday September 16, 2013 - 22:04:39
,scww, Bacda salaan walaal qormadan webka noo geli sidii caadiga inoo aheyd adiga oo aad iyo aad ugu mahadsan sida sharafta iyo karaamada leh ee aad noola shaqeyso. Tusan iyoTixgelin. A/rahman Fidhinle London Xaq-darada ka jirta habkii loo qeybin lahaa gunada macalimiinta,

Read More »

Sir fashilantay. “Shaqsi Madaxwaynenimo ka Doonaya Shacabka Somaliland oo Ilaaladiisa gaarka ahi tahay OROMO.

0 Visits: 1293 | Monday September 16, 2013 - 21:50:06
Siday Shacabka Somaliland U dooran Karaan Shaqsigan?. Qormadii 1aad Akhirstayaal waxaan halkan iidinku soo gudbin doonaa qormooyin tiro badan oo aan idiinka warami doono shaqsi ka tirsan dadka u tartamaya madaxwaynenimada Somaliland ee la filayo in ay qabsoonto sanadka 2015ka.

Read More »

Master aan loo tabacin iyo dadka manta lagu maamuse..!!!!!

0 Visits: 1409 | Monday September 16, 2013 - 19:30:42
Ku-xigeen dul-saar ihi hadduu, saha daweynaayo Siciid iyo Shan-diinlaan ogaa, siday ahaayeene; Istarliini socon waa wixii, suudhadh loo tolaye

Read More »

Siilaanyo Xiligii SNM Marka ay Caqabadi Ka Hor Timaado Wuxuu U Carari Jiray London,Maantana Waxay ahayd In Uu Soo Xaliyo Khilaafka Xariirad,Tegi Taankiisa Oodweynana Waa Cudurka Kaa Gala Fardaha Hadii Laga Gubo Dameer Dawada Lama Gaadhayo

0 Visits: 1069 | Monday September 16, 2013 - 10:16:32
Qofkasta oo bini aadam ihi wuxuu leeyahay dabeecad ama hab uu isku dayo in uu ku maareeyo wixii dhibaao ah ee ka hor yimaada qofkaasi ha ahaado qof masuul ah,

Read More »

Saxaafad Xor Sheegata iyo Xukuumadda Oo Isku Milmay: Maye Tafatirayaashii iyo gudoomiyayaashii Wargysaydii Jamhuuriya iyo Saxansaxo?

0 Visits: 1223 | Saturday September 14, 2013 - 11:58:56
Xukuumad kasta oo madmadawgeedu badan yahay ama leh iimo culus oo aan shacbiga ka qarsoomeyn, waxa caado u ah inay xoog dul dhigto sidii ay u aamusiin lahayd warbaahinta xorta ah, si aan ceebaheedu bannaanka ugu soo wada bixin, si intii karaankeeda ah ay u aas-aasto ceebaheeda. Ka hor Xukuumaddan waxa…

Read More »

Canbareyn ku socota shirkada dayuuradaha ee Itoobiyan Airline

0 Visits: 1208 | Friday September 13, 2013 - 19:00:51
Canbareyn ku socota shirkada dayuuradaha ee Itoobiyan Airline

Read More »

featured