WAR,DEG DEG:- Mukhtar Rooboow oo Bakool kasoo cararay, Baydhabana afka soo aadiyay si uu isku dhiibo

0
Friday June 28, 2013 - 18:58:34 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1100
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAR,DEG DEG:- Mukhtar Rooboow oo Bakool kasoo cararay, Baydhabana afka soo aadiyay si uu isku dhiibo

    Warar hadda kusoo dhacay warqabadka Shabakada xogreebnews.com-ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali Abuu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar hadda kusoo dhacay warqabadka Shabakada xogreebnews.com-ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali Abuu

Warar hadda kusoo dhacay warqabadka Shabakada xogreebnews.com-ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali Abuu Mnasuur iyo ciidankiisa ay kasoo carareen deegaankii ay isu horfadhiyeen ciidamada Axmed Godane iyaga oo soo aadan dhanka magaalada Baydhaba.

Hadda waxa ay soo gaareen sida wararka ay sheegayaan deegaan lagu magacaabo Haabar oo duleedka magaalada Baydhaba ku yaala, waxaana la sheegayaa in ay is dhiibi doonaan.


Mukhtaar Rooboow waxaa la socda Labaatan tiro ka badan oo gaadiidka dagaalka iyo sidoo kale ciidan aad u badan oo dhamaan reer Bay iyo Bakool ah.

Xaqiiqda warkaan oo toos ah saacadaha soo aadan ayaa la heli doonaan hadii Rooboow uu nabad u socdo iyo hadii uu colaad halkaasi ka hurin rabo.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured