MAAREEYAHA SHIRKADDA DAHABSHIIL CABDI RASHIID DAHABSHIIL OO KU DHAWAAQAY IN BAANKA BARCLAYS BANK UU KA NOQDAY GO’AANKIISII HORE

0
Friday June 28, 2013 - 08:09:50 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1048
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MAAREEYAHA SHIRKADDA DAHABSHIIL CABDI RASHIID DAHABSHIIL OO KU DHAWAAQAY IN BAANKA BARCLAYS BANK UU KA NOQDAY GO’AANKIISII HORE

    Baanka caanka ah ee Barclays bank, oo ah bangiga ugu weyn waddanka Ingiriiska ee ay xawaaladaha Soomaalidu lacagta dhigan jireen, ayaa ka noqday dalabkiisi hore, kaas oo ahaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baanka caanka ah ee Barclays bank, oo ah bangiga ugu weyn waddanka Ingiriiska ee ay xawaaladaha Soomaalidu lacagta dhigan jireen, ayaa ka noqday dalabkiisi hore, kaas oo ahaa

London (xogreebnews.com) — Baanka caanka ah ee Barclays bank, oo ah bangiga ugu weyn waddanka Ingiriiska ee ay xawaaladaha Soomaalidu lacagta dhigan jireen, ayaa ka noqday dalabkiisi hore, kaas oo ahaa inuu muddo laba toddobaad ah ku joojin doono dhigashada lacagahaas



Sherkada Dahabshiil oo ugu weyn sherkadaha Xawaaladaha ka ganacsada, ayuu Baankaasi ku wargaliyay ayaamihii lasoo dhaafay, inay laba Todobaad kula baxaan xisabaadkooda. Hasayeeshe Shirkada Dahabshiil oo kaa shanaysa dhinacyo kala gedisan ayaa dadaal dheer u gashay sidii ay Barclays bank, ugu qancin lahayeen inuu ka noqdo joojintiisa lacagtaas. Waxayna ugu danbeyntii soo afmeertay galabta.

Maamulaha Guud ee Sherkada Dahabshiil Cabdirashiid Maxamed Siciid, ayaa u bushareeyay dhammaan macmiishooda iyo dadka Af-Somaaliga ku hadla ee ku xidhan sherkada. Waxaana hadaladiisi kamid ahaa. “Waxaan u sheegayaa dhammaan dadkii ka wer wersana arrinta dirashada lacagta in Bangiga Barclays bank, ka noqday dalabkiisi hore”



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured