Tirada Dhimashada Iyo Dhawaaca Ka Dhashay Ciyaartii Garoonka Kubada Cagta Burco

0
Friday March 13, 2020 - 21:20:49 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 926
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tirada Dhimashada Iyo Dhawaaca Ka Dhashay Ciyaartii Garoonka Kubada Cagta Burco

    Tirada Dhimashada Iyo Dhawaaca Ka Dhashay Ciyaartii Garoonka Kubada Cagta Burco

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tirada Dhimashada Iyo Dhawaaca Ka Dhashay Ciyaartii Garoonka Kubada Cagta Burco Burco(Xogreebnews)-Alle Ha Uu Naxariiste Waxaa Galabta Garoonka Kubada Cagta Ku Dhintay Hal Askari Oo Lagu Magcaabi Jiray Jaamac Sidoo Kalena Waxaa Dhaawac Halisa Soo Gaadhay Taliyihi Saldhiga Aadan Saleeban ee Magaalada Burco Oo Xaaladiisa Caafimad Lagu Dabiibayo Cisbitaalka Togdheer Ee Magaalada Burco Waxana Sidoo KALEna Dhaawaca Laba Qof Oo Shacaba Iyadoona Rasaasta Uu Ku Dhinta Askarigan Ay Furen Askar Ka Tirsan Ciidanka Booliska Togdheer
Ciidamada Booliska Togdheer Ayaa Maanta Ka Qayb Qaadanyey Sugida Amaanka Garoonka Kubada Cagta Ee Magaalada Burco Oo Ay K socoto gebogebadi Wareegii Kooxaha Heerka Kowaad Oo Dhamaad Ahaa


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured